{"id":4045,"date":"2023-08-24T08:57:20","date_gmt":"2023-08-24T05:57:20","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4045"},"modified":"2023-08-24T18:44:25","modified_gmt":"2023-08-24T15:44:25","slug":"au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/","title":{"rendered":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed"},"content":{"rendered":"<strong>Baydhabo 24 Agoosto 2023<\/strong> \u2013 Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa ku ammaanay Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ka tirsan hawlgalka ATMIS wadashaqeynta dhow ee ay la leeyihiin Bahwadaagta kala duwan ee dowlad-goboleedka Koonfur-galbeed oo ay ka mid yihiin Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, kuwa maamul goboleedka. ,Kooxaha Qaramada Midoobay iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa hadalkan ka sheegay safar ay si wadajir ah isaga iyo Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Dr. Aisa Kirabo Kacyira, ay ku tageen magaalada Baydhabo, halkaasi oo ay kulamo kula qaateen mas\u2019uuliyiinta maamulka Koonfur Galbeed iyo mas\u2019uuliyiin sare ka tirsan ciidamada Amaanka dowladda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Aad ayaan ula dhacsanahay wada shaqaynta qotoda dheer ee ka dhex jirta ciidamadayada ATMIS iyo bahwadaagta muhiimka ah ee halkan joogta. Xarunta Howlgalka Wadajirka ah waxaan ku aragnaa in dhammaan dhinacyadan ay ka qeyb qaadanayaan oo ay gacan ka geysanayaan xog uruurinta iyo falanqaynta taasoo lagama maarmaan u ah amniga iyo xasilloonida gobolka,\u201d ayuu yiri Danjire. Souef.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa sidoo kale waxaa ka mid ahaa Kooxda Qiimeynta Farsamo ee Wadajirka ah ee booqashada ku yimid wejiga koowaad ee dhimista oo uu hoggaaminayo ku-simaha Madaxa Qaybta Taageerada Nabadda ee Midowga Afrika (PSOD) Guddiga Midowga Afrika, Zinurine Alghali, Taliye Ku-xigeenka Ciidanka ATMIS ee u qaabilsan Saadka iyo Taageerada Sar.Gas. Peter Kimani Muteti, Taliye ku xigeenka Booliska ATMIS CP Martin Amoru, iyo saraakiil kale oo ka tirsan Hawlgalka ATMIS iyo Hayada Qaramada midoobey ee UNSOS.<\/p>\n<p>Taliyaha Qeybta Saddexaad ee ATMIS, Sar. Guuto. Besfat Fente, ayaa kooxda uga warbixisay howlgallada ka socda Aaga ay masuulka ka yihiin oo ay ka mid tahay Xarunta Howlgallada Wadajirka ah, Falanqaynta halista iyo wadashaqeynta joogtada ah ee ay la leeyihiin bahwadaagta muhiimka ah.<\/p>\n<p>Taageerada saadka ee ay bixiso Hayada Qaramada midoobey ee UNSOS ayuu Danjire Souef sheegay in ay si weyn uga qayb qaadanayso in ATMIS iyo ciidamada ammaanka Soomaaliya ay awoodaan in ay ka hortagaan fallaagada Al-Shabaab oo ay ilaaliyaan ammaanka iyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Joogitaankayaga halkan manta ayaa ah inaan sii xoojino xiriirka adag ee iskaashiga ee ka dhexeeya ATMIS, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo saaxiibadayada caalamiga ah si loo helo Soomaaliya wanaagsan,&#8221; ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa ku ammaanay maamulka Koonfur Galbeed ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Cabdicasiis Xasan Maxamed \u201cLaftagareen\u201d sida dhow ee ay ula shaqeeyaan ATMIS, qaramada midoobey iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah si loo gaaro ujeedooyinka soo celinta amniga iyo xasilloonida gobolka.<\/p>\n<p>&#8220;Soomaaliya waxay hadda wajaheysaa laba caqabadood oo ah argagixisanimada iyo isbedelka cimilada, waxaana mas&#8217;uuliyad naga saaran tahay ka\u00a0 beesha caalam ahaan inaan idin garab istaagno oo aan idinkala shaqeyno sidii dalkan quruxda badan loo soo nooleyn lahaa,&#8221; ayey tiri madaxa UNSOS Dr. Kacyira iyadoo cadeysey u heellanaanta Qaramada Midoobay ee hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Waxay shaaca ka qaaday in hayada Qaramada Midoobey ee UNSOS ay si firfircoon u raadineyso iney dhaadhiciso adeegyada ay bixiso si ay u fududeyso taageerada howlgalka nabadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan u shaqeyn doonnaa Si wadajir ah si aan u taageerno dhaadhicinta adeegyadayada, si aan ugu fududeyno bahwadaagta shaqada iyo ilaalinta amniga qarankan. Waan ogahay awoodda maamul-daadejinta in ay fududeyso hufnaanta, go&#8217;aan qaadashada iyo hawlgallada, sidaas darteed, waxaan rabnaa inaad heshaan adeegyada ugu wanaagsan,&#8221; ayay raacisay.<\/p>\n<p>Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Amniga Gudaha ee Koonfur Galbeed, Xasan C\/qaadir Maxamed, ayaa uga mahad celiyay ATMIS iyo Qaramada Midoobey taageerada joogtada ah ee ay siinayaan hanaanka nabadda iyo ammaanka ee ay Soomaalidu hormuudka ka tahay.<\/p>\n<p>Booqashadan wadajirka ah ee ay ku tageen magaalada Baydhaba oo daba socotay booqasho tan la mid ah oo ay ku tageen magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland ayaa xoojineyso diyaar garowga socda ee lagu dhimayo 3,000 oo askari oo ka tirsan ATMIS dhamaadka bisha September.<\/p>\n<p>Wajigii koowaad ee bishii Juun 2023, ATMIS waxay ku guuleysatay inay la baxdo 2,000 oo askari waxayna ku wareejisay lix saldhig oo hore uga hawlgeli jirtay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA).<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo 24 Agoosto 2023 \u2013 Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa ku ammaanay Ciidamada Difaaca Qaranka Itoobiya (ENDF) ee ka tirsan hawlgalka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4046,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-4045","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Baidoa 24 August 2023 \u2013 The AU Special Representative for Somalia, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, has praised ATMIS Ethiopia National Defence Forces (ENDF) for their close collaboration with key stakeholders in the South West State including the Somali Security Forces, the regional administration, the United Nations Country teams and other international partners.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baidoa 24 August 2023 \u2013 The AU Special Representative for Somalia, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, has praised ATMIS Ethiopia National Defence Forces (ENDF) for their close collaboration with key stakeholders in the South West State including the Somali Security Forces, the regional administration, the United Nations Country teams and other international partners.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-24T05:57:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-24T15:44:25+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed\",\"datePublished\":\"2023-08-24T05:57:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-24T15:44:25+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/\"},\"wordCount\":1251,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/\",\"name\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-24T05:57:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-24T15:44:25+00:00\",\"description\":\"Baidoa 24 August 2023 \u2013 The AU Special Representative for Somalia, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, has praised ATMIS Ethiopia National Defence Forces (ENDF) for their close collaboration with key stakeholders in the South West State including the Somali Security Forces, the regional administration, the United Nations Country teams and other international partners.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Baidoa 24 August 2023 \u2013 The AU Special Representative for Somalia, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, has praised ATMIS Ethiopia National Defence Forces (ENDF) for their close collaboration with key stakeholders in the South West State including the Somali Security Forces, the regional administration, the United Nations Country teams and other international partners.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baidoa 24 August 2023 \u2013 The AU Special Representative for Somalia, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, has praised ATMIS Ethiopia National Defence Forces (ENDF) for their close collaboration with key stakeholders in the South West State including the Somali Security Forces, the regional administration, the United Nations Country teams and other international partners.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-24T05:57:20+00:00","article_modified_time":"2023-08-24T15:44:25+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed","datePublished":"2023-08-24T05:57:20+00:00","dateModified":"2023-08-24T15:44:25+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/"},"wordCount":1251,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/","name":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-08-24T05:57:20+00:00","dateModified":"2023-08-24T15:44:25+00:00","description":"Baidoa 24 August 2023 \u2013 The AU Special Representative for Somalia, Ambassador Mohamed El-Amine Souef, has praised ATMIS Ethiopia National Defence Forces (ENDF) for their close collaboration with key stakeholders in the South West State including the Somali Security Forces, the regional administration, the United Nations Country teams and other international partners.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53135129281_199a7cdbe5_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-lauds-the-collaboration-between-atmis-forces-and-key-stakeholders-in-south-west-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika oo bogaadiyay wadashaqeynta ka dhaxeysa Ciidamada ATMIS iyo Bahwadaagta muhiimka ah ee Dawlad Goboleedka Koonfur Galbeed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4045","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4045"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4045\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4049,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4045\/revisions\/4049"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4045"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4045"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4045"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}