{"id":4027,"date":"2023-08-23T16:47:38","date_gmt":"2023-08-23T13:47:38","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=4027"},"modified":"2023-08-25T07:46:44","modified_gmt":"2023-08-25T04:46:44","slug":"ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/","title":{"rendered":"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle"},"content":{"rendered":"<strong>Beledweyne, 22 Agoosto 2023 <\/strong>\u2013 Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa lagu ammaanay kaalintii ay ka qaateen soo celinta amniga iyo xasilloonida gobolka Hiiraan ee Dowlad Goboleedka Hirshabeele ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS u qaabilsan dhanka saadka iyo taakuleynta, Sar. Gas. Peter Kimani Muteti oo ka hadlayey munaasabad uu\u00a0 guddoominayay oo ka dhacdey magaalada Beledweyne oo billad sharaf lagu guddoonsiiyey ciidamada difaaca Qaranka Itoobiya oo soo dhameystay hawlgalkoodii halka sano ahaa, ayaa. ku bogaadiyay ciidamada Itoobiya sida ay ugu guuleysteen inay Al Shabaab ka saaraan goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen, isla markaana ay sugaan ammaanka gobolka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan xusuustaa sida dhawaan laydinku igmaday habeenimo inaad madaafiicda ku garaacdaan degmada Maxaas iyo sida aad xilkaas uga soo baxdeen oo meelahii saxda ahaa ula hesheen\u00a0 madaaficda. Dhammaanteen waxaan la dhacsannay jawaabtaa degdegga ah ee xirfadda leh,\u201d ayuu yiri Sar. gas. Muteti oo matalayey madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4030 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm.jpg\" alt=\"\" width=\"1728\" height=\"1152\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm.jpg 1728w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/mmmm-263x175.jpg 263w\" sizes=\"(max-width: 1728px) 100vw, 1728px\" \/><\/p>\n<p>Waxaad qabateen waa wax wadankiina ku faani karo sababtoo ah markii la fiiriyo Qeybta Afaraad waxaad aheydeen kuwo mar walba utaagan shaqo iyo wax qabad, waxaadna sii wadeen\u00a0 taageerada howlgallada wadajirka ah ee aad la laheydeen ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Aad iyo aad ayaan idiinku mahadcelinaynaa, waana idinku bogaadinaynaa dadaalkiina,\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Qeybaha ATMIS, qeybta afaraad waxay hoos timaadaa Aagga Mas&#8217;uuliyadda wadajirka ah ee Ciidamada Itoobiya iyo Jabuuti oo xaruntoodu tahay magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Ciidamada Itoobiya ee saldhigoodu yahey Halgan iyo Maxaas oo ay wehliyaan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa si wada jir ah howlgalo uga sameeyay Gobollada Hiiraan iyo Galgaduud ka hor wejigii labaad ee duulaanka lagu xoreynayo deegaanada ku harsan gacanta Maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Safiirka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Muqtaar Maxamed oo isna ka qeyb galay munaasabadda ayaa kula dar daarmay ciidamada Itoobiya in ay sii joogteeyaan gulufka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah.<\/p>\n<p>\u201cShaqadeenu wali ma dhammaan, waa inaan sii wadnaa ilaalinta qiyamka geesiyaasheena, waana inaan ixtiraamnaa naf-hurnimadooda anagoo ku dadaaleyno inaan si buuxda uga ciribtirno argagixisada Soomaaliya. Kaliya dadaalkeenna wadajirka ah ayaa aan ku xaqiijin karnaa mustaqbal nabad iyo barwaaqo u ah dhammaan,\u201d ayuu yiri Danjire Maxamed.<img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4033 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph.jpg\" alt=\"\" width=\"2304\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph.jpg 2304w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nkoph-263x175.jpg 263w\" sizes=\"(max-width: 2304px) 100vw, 2304px\" \/>Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, C\/llaahi Maalin oo isna ka hadlay xafladda billadaha lagu guddoonsiiyay ciidamada ATMIS ayaa ku dheeraaday wax-qabadkii ay ciidamada ATMIS ka geysteen wejigii koowaad ee duullaanka milateri, wuxuuna ku baaqay in la joogteeyo inta lagu guda jiro wajigii labaad.<\/p>\n<p>\u201cMadaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud waxa uu ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-Shabaab, waxaana dhawaan bilaabanaya howlgalkii labaad ee duulaanka, waxaan rajeyneynaa in aad gacan ka geysataan dagaalka ka dhanka ah kooxaha xagjirka ah,\u201d ayuu yiri Guddoomiye Macalin.<\/p>\n<p>Munaasabadda ayaa waxaa ka soo qeyb galay Taliyaha guud ee ciidamada ATMIS, Sar.Guuto. Tegegn Kindu Gezu, Taliyaha qaybta afaraad, G. sare. Hassan Djama, Duqa Magaalada Baledweyne, Nadar Tabaax, iyo saraakiil kale oo ka tirsan UN iyo ATMIS.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4031 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg.jpg\" alt=\"\" width=\"2304\" height=\"1536\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg.jpg 2304w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/hg-263x175.jpg 263w\" sizes=\"(max-width: 2304px) 100vw, 2304px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyne, 22 Agoosto 2023 \u2013 Ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa lagu ammaanay kaalintii ay ka qaateen soo celinta amniga iyo xasilloonida gobolka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":4029,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-4027","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Beletweyne, 22 August 2023- Ethiopian forces serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have been commended for their contribution towards restoring security and stability in the Hiiran region of Hirshabele State in Somalia.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beletweyne, 22 August 2023- Ethiopian forces serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have been commended for their contribution towards restoring security and stability in the Hiiran region of Hirshabele State in Somalia.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-23T13:47:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-25T04:46:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2304\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1536\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle\",\"datePublished\":\"2023-08-23T13:47:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-25T04:46:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/\"},\"wordCount\":923,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/\",\"name\":\"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-23T13:47:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-25T04:46:44+00:00\",\"description\":\"Beletweyne, 22 August 2023- Ethiopian forces serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have been commended for their contribution towards restoring security and stability in the Hiiran region of Hirshabele State in Somalia.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg\",\"width\":2304,\"height\":1536},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Beletweyne, 22 August 2023- Ethiopian forces serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have been commended for their contribution towards restoring security and stability in the Hiiran region of Hirshabele State in Somalia.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Beletweyne, 22 August 2023- Ethiopian forces serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have been commended for their contribution towards restoring security and stability in the Hiiran region of Hirshabele State in Somalia.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-23T13:47:38+00:00","article_modified_time":"2023-08-25T04:46:44+00:00","og_image":[{"width":2304,"height":1536,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle","datePublished":"2023-08-23T13:47:38+00:00","dateModified":"2023-08-25T04:46:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/"},"wordCount":923,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/","name":"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg","datePublished":"2023-08-23T13:47:38+00:00","dateModified":"2023-08-25T04:46:44+00:00","description":"Beletweyne, 22 August 2023- Ethiopian forces serving with the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), have been commended for their contribution towards restoring security and stability in the Hiiran region of Hirshabele State in Somalia.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/nnnnnm.jpg","width":2304,"height":1536},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ethiopian-troops-commended-for-restoring-peace-and-security-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Itoobiya ayaa lagu ammaanay kaalintooda nabadda iyo amniga dowlad Goboleedka Hirshabeelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4027","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4027"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4027\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4051,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4027\/revisions\/4051"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4029"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4027"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4027"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4027"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}