{"id":3997,"date":"2023-08-11T08:30:55","date_gmt":"2023-08-11T05:30:55","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3997"},"modified":"2023-08-19T17:56:22","modified_gmt":"2023-08-19T14:56:22","slug":"atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS"},"content":{"rendered":"Muqdisho, 11 Agoosto 2023 \u2013 18 ka mid ah Saraakiisha sarsare ee ka hawlgala Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maalintii Khamiista aheyd ah la guddoonsiiyey billado Midowga Afrika ah oo ay ku muteysteen Shaqooyinka muhiimka ah ee ay ka qabteen hawlgalka nabad ilaalinta.<\/p>\n<p>Saraakiishan oo dhameystay mudo shaqeed hal sano ah, ayaa waxaa la guddoonsiiyay billado Sharaf midawga Africa ah, bilad geesi iyo shahaado sharafyo ay ku muteysteen shaqooyinkii kala duwan ee ay ka qabteen oo ay ka mid yihiin qaybta saadka, qaybata gaadiidka, qaybta caafimaadka, warfaafinta iyo kuwo kale.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan fursadan uga faa\u2019ideysanayaa inaan idiinku hambalyeeyo dadaalka aad galiseen soo celinta nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika. Aad ayaan idinku mahadcelineynaa dhamaan Shaqooyinka aad qabateen,\u201d ayuu yiri Sar. Gas Marius Ngendabanka, oo ah taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS ee u qaabilsan howlgallada iyo qorshayaasha.<\/p>\n<p>Sar. Gas Ngendabanka oo matalayey Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, Danjire Mohamed El-Amine Souef iyo Taliyaha Ciidanka ATMIS Sar. Guud. Sam Okiding ayaa uga mahadceliyey saraakiisha sida wanaagsan ee ay uga qeyb qaateen nabadda iyo xasilloonida Soomaaliya.<\/p>\n<p>Munaasabadan oo lagu qabtay Xarunta taliska ATMIS ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay Taliye ku xigeenka Ciidamada ATMIS ee Saadka iyo Taakuleynta sar. Gas. Peter Kimani Muteti.<\/p>\n<p>&#8220;Ma ahan muddada aad halkan joogteen muhiimada ee waa dadaalkiina iyo shaqooyinka aad qabateen si hawlgalku ATMIS ugaaro waajibaadkiisa. Waxaan rabaa inaan idiinku hambalyeeyo doorarka kala duwan ee qaadateen,\u201d ayuu usheegey \u00a0Sar. Gas Muteti \u00a0saraakiisha.<\/p>\n<p>12 ka mid ah saraakiisha ayaa kasoo jeeda Kenya. Lixda sarkaal ee kale waxay ka kala yimaadeen Benin, Nigeria, Uganda, iyo Zimbabwe.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sameynay intii karaankeena aheyd, waxaana bixinay wax badan. Waxaan ku faraxsanahay inaan si sharaf leh ugu xilwareejino kuwa nabadalaya si aga rumeeyaan riyooyinka\u00a0 Midowga Afrika una fuliyaan waajibaadka ATMIS,\u201d ayuu yiri Afhayeenka Ciidamada ATMIS, G.sare. C\/llaahi Ganaale oo ku hadlayay magaca saraakiisha shaqada ka sii baxayey.<\/p>\n<p>Guulaha kale ee la taaban karo waxaa ka mid ah saraakiishan waxey qeyb weyn ka qaateen guulaha laga gaaray howlgallada lagula dagaalamayo Al-Shabaab iyo sida guusha leh oo loo soo dhameytirey dhimista 2000 oo askari oo ka tirsan ciidamada ATMIS iyo in ciidamada amaanka Soomaaliya lagu wareejiyo lix saldhig bishii Juum.<\/p>\n<p>Saraakiisha kale ee sar sare ee ATMIS-ka ee ka qeyb galay munaasabadda waxaa ka mid ah, Taliyaha shaqqlaha ciidamada ATMIS Sar. Guuto. Tegegn Kindu Gezu, ku xigeenka taliyaha booliska ATMIS CP Martin Amoru, iyo madaxa shaqaalaha rayidka Kojo Brew Acquaisie.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<div id=\"pip-toast\"><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 11 Agoosto 2023 \u2013 18 ka mid ah Saraakiisha sarsare ee ka hawlgala Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa maalintii Khamiista aheyd ah la guddoonsiiyey&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3998,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu \u2013 Eighteen senior staff officers serving at the African Union Mission in Somalia (ATMIS), were on Thursday decorated with African Union medals for their distinguished service to the peacekeeping mission.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu \u2013 Eighteen senior staff officers serving at the African Union Mission in Somalia (ATMIS), were on Thursday decorated with African Union medals for their distinguished service to the peacekeeping mission.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-11T05:30:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-19T14:56:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2047\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1242\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS\",\"datePublished\":\"2023-08-11T05:30:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-19T14:56:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/\"},\"wordCount\":821,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-11T05:30:55+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-19T14:56:22+00:00\",\"description\":\"Mogadishu \u2013 Eighteen senior staff officers serving at the African Union Mission in Somalia (ATMIS), were on Thursday decorated with African Union medals for their distinguished service to the peacekeeping mission.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg\",\"width\":2047,\"height\":1242},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS fetes outgoing staff officers for advancing mission objectives\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu \u2013 Eighteen senior staff officers serving at the African Union Mission in Somalia (ATMIS), were on Thursday decorated with African Union medals for their distinguished service to the peacekeeping mission.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu \u2013 Eighteen senior staff officers serving at the African Union Mission in Somalia (ATMIS), were on Thursday decorated with African Union medals for their distinguished service to the peacekeeping mission.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-11T05:30:55+00:00","article_modified_time":"2023-08-19T14:56:22+00:00","og_image":[{"width":2047,"height":1242,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS","datePublished":"2023-08-11T05:30:55+00:00","dateModified":"2023-08-19T14:56:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/"},"wordCount":821,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/","name":"Hawlgalka ATMIS Wuxuu Ladabaaldagayaa Saraakiisha Shaqada Ka Sii Baxaya Sida Ay U Hormariyeen Ujeedooyinkii Iyo Hadafyadii Hwlgalka ATMIS - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg","datePublished":"2023-08-11T05:30:55+00:00","dateModified":"2023-08-19T14:56:22+00:00","description":"Mogadishu \u2013 Eighteen senior staff officers serving at the African Union Mission in Somalia (ATMIS), were on Thursday decorated with African Union medals for their distinguished service to the peacekeeping mission.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53106980236_31dc01f57e_k-1.jpg","width":2047,"height":1242},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-staff-officers-for-advancing-mission-objectives\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS fetes outgoing staff officers for advancing mission objectives"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3997"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4016,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3997\/revisions\/4016"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3998"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}