{"id":3971,"date":"2023-08-06T22:22:45","date_gmt":"2023-08-06T19:22:45","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3971"},"modified":"2023-08-07T17:40:08","modified_gmt":"2023-08-07T14:40:08","slug":"atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/","title":{"rendered":"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 6 Ogoosto 2023 \u2013 <\/strong>Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa ku heshiiyey in la xoojiyo iskaashiga dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Qaraarkan ayaa laga soo saaray shir maalintii Axadda ay ku yeesheen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna madaxa ATMIS Danjire Mohamed El-Amine Souef, taliyaha ciidamada ATMIS, Sar. Guud Sam Okiding, iyo Taliyaha Guddi Howleedka wadamada safka hore Janaraal Maxamed Bariise.<\/p>\n<p>Horraantii sanadkan, Soomaaliya iyo dalalka deriska la ah (Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya) waxay ku heshiiyeen in si wada jir ah loo qaado weerar millatari oo xooggan oo ka dhan ah Al-Shabaab oo loogu magacdaray \u201cHowlgalka Libaaxa Madow\u201d ee lagu xoraynayo deegaannada ku harsan gacanta maleeshiyada si aan loo xasilin keliya wadankan Geeska Afrika laakin loo xaqiijiyo nabadda Gobolka oo dhan.<\/p>\n<p>Heshiiska ayaa lagu gaaray shir madaxeed uu martigeliyay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ay ka qeyb galeen madaxda Kenya, Jabuuti iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>\u201cHowlgalka Libaaxa Madow waa qorsho goboleed xoojin doona dadaallada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ATMIS maadaama cadowga [Al Shabaab] uu mid noo yahay,\u201d ayuu yiri Danjire Souef.<\/p>\n<p>Kulanka Axadda ayaa sidoo kale la isku raacay in la xoojiyo xog isweydaarsiga, qorsheynta wadajirka ah iyo isku xirka dhammaan duullaanka militari ee ka dhanka ah Al Shabaab ee gudaha iyo dibadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Amniga Soomaaliya maanta wuxuu saameyn xun ku yeelan karaa Jabuuti, Itoobiya, Kenya, iyo Yugandha, sidaa darteed waxaan ku heshiinnay in aan xoojinno isku-dubaridkeenna,&#8221; ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa ku cel celiyay sida ay uga go\u2019an tahay ATMIS in ay taageerto hindisaha si ay uga caawiso in ay ku guulaysato xasilinta Soomaaliya iyo gobolka.<\/p>\n<p>Taliyeyaasha ayaa madaxda ATMIS uga warbixiyay howlaha ciidanka iyo qorshayaasha mustaqbalka. \u201cXilligan waa waqtigii ku habboonaa, ujeedka ugu weyn ee howlgalka Libaaxa-madow waa in la wiiqo awooda Al-Shabaab oo la gaarsiiyo heer aysan khatar ku noqon karin dowladnimada iyo gobolka,\u201d ayuu yiri Janaraal Maxamed Bariise.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada ATMIS, Sar. Guud Okiding, ayaa sheegay in ciidanka wadamada safka hore uu yahay qorshe si weyn looga fakaray oo kabaaya waajibaadka ATMIS ee lagu wiiqayo awooda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan diyaar u nahay in aan gacan siinno markasta oo naloo baahdo. Waxaan dhawaan qaban doonnaa shir kale oo aan ku eegayno tafaasiisha qorshaha oo dhan. Waxaas oo dhan waxaan u sameyneynaa si aan u xaqiijino in walaalaheen Soomaaliya ay si buuxda ula wareegaan mas\u2019uuliyadda amniga dalka,\u201d ayuu yiri Sar. Guud Okiding.<\/p>\n<p>Qorshaha \u201cHowlgalka Libaaxa Madow\u201d ayaa gacan ka geysan doona fududeynta dhimista ciidamada ATMIS iyo in si tartiib tartiib ah mas\u2019uuliyadda amniga loogu wareejiyo ciidamada ammaanka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p lang=\"EN-US\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 6 Ogoosto 2023 \u2013 Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3976,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-3971","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 6 Ogoosto 2023 \u2013 Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-06T19:22:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-07T14:40:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1425\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga\",\"datePublished\":\"2023-08-06T19:22:45+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-07T14:40:08+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/\"},\"wordCount\":879,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/\",\"name\":\"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-06T19:22:45+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-07T14:40:08+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1425},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 6 Ogoosto 2023 \u2013 Howlgalka ku meel gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Dawladaha safka hore, oo hindiso goboleedka amniga wadamada xuduuda la leh Soomaaliya ayaa&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-06T19:22:45+00:00","article_modified_time":"2023-08-07T14:40:08+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1425,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga","datePublished":"2023-08-06T19:22:45+00:00","dateModified":"2023-08-07T14:40:08+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/"},"wordCount":879,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/","name":"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg","datePublished":"2023-08-06T19:22:45+00:00","dateModified":"2023-08-07T14:40:08+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53097010794_f3358e562b_k.jpg","width":2048,"height":1425},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-frontline-states-agree-to-enhance-collaboration-on-security\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dawladaha safka hore iyo ATMIS ayaa ku heshiiyey in kor loo qaado wada shaqaynta dhanka amniga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3971","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3971"}],"version-history":[{"count":8,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3971\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3980,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3971\/revisions\/3980"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3971"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3971"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3971"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}