{"id":3957,"date":"2023-08-02T19:10:56","date_gmt":"2023-08-02T16:10:56","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3957"},"modified":"2023-08-05T11:26:42","modified_gmt":"2023-08-05T08:26:42","slug":"au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/","title":{"rendered":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go&#8217;an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Kismaayo, 2 Agoosto 2023 \u2013<\/strong> Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa Isniintii booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, halkaas oo uu kula kulmay masuuliyiinta ATMIS iyo saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay oo uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa taageerada la siiyo dowlad dhisida \u00a0Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya horumar weyn ayay sameysay, horumarkaasna waxaa sabab u ah wadashaqeynta hawlgalka ATMIS iyo Qaramada midoobey ee dhanka horumarinta amniga iyo dagaalka ka dhanka ah maleeshiyada Al-Shabaab. Maanta, dadka Soomaaliyeed waxay ku noolaan karaan si nabad ah,\u201d ayuu yiri danjire Souef.<\/p>\n<p>Madaxa ATMIS ayaa hadalkan ka sheegay safar shaqo oo ay si wada jir ah ugu tageen dowlad goboleedka Jubaland, iyadoo ay weheliso Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Aisa Kirabo Kacyira.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa waxaa safarka ku wehlinayay taliyaha ciidamada ATMIS Sar. Guud. Sam Okiding, taliyaha booliska Hillary Sao Kanu, iyo saraakiil sar sare oo ka tirsan UNSOS iyo ATMIS. Wafdiga ayaa waxaa qaabilay Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed \u2013 Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka Jubbaland, waxaana ay ka wada hadleen dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab, Amniga, Siyaasadda iyo xiriirka ka dhaxeeya Dowlad Goboleedyada Soomaaliya, ATMIS iyo UNSOS.<\/p>\n<p>Booqashada ayaa timid waqti uu Hawlgalka ATMIS iyo saaxiibadood ay isku diyaarinayaan inay sameeyaan qiimeyn farsamo oo wada jir ah oo ku saabsan wejigii koobaad ee ka bixitaanka ciidamada ATMIS kaas oo soo gabagaboobey Juun 2023.<\/p>\n<p>Natiijooyinka qiimenta ayaa lagu saleyndoonaa \u00a0wajiga labaad, oo ah bixitaanka 3000 oo askari oo kale oo ciidan ATMIS\u00a0 ah dhamaadka Sebtember 2023.<\/p>\n<p>Intii lagu gudajiray wajiga koowaad, ATMIS ayaa dalka ka bixisey 2000 oo askari iyadoo lix saldhigna ku wareejisey ciidamada amaanka Soomaaliya (SSF).<\/p>\n<p>Isagoo qeexayo harumarka ilaa hada laga gaarey ee xasilinta waddanka Geeska Afrika, Danjire Souef, wuxuu xusay in dib udhiska dowlada federaalka ee Soomaaliya (FGS) ay ka dhalatay dadaalka iskaashi ee ay sameeyeen hoggaanka Soomaaliya, ATMIS, Qaramada Midoobay iyo Saaxiibada caalamiga ah.<\/p>\n<p>Wuxuu ku booriyay shaqaalaha UN iyo ATMIS inay sii wadaan tababarada gaarka ah iyo xirfad siinta shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee dowladda Soomaaliya si ay gacan uga geystaan kordhinta tirada shaqaalaha xirfadda leh ee qaybaha kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa in aan idin cadeeyo in aan halkan u joogno wanaag \u00a0iyo hiil oo aan ku taageerayno shacabka Soomaaliyeed. Wax kasta oo aan sameyneynana waa inaan ka hormarinaa danahooda,\u201d ayuu usheegey danjire Souef oo khudbad u jeediyay shaqaalaha Hawlgalka ee fadhigoodu yahay Kismaayo.<\/p>\n<p>Isaga oo cadeeyey in si guul leh loo hirgeliyay wejiga koowaad ee dhimista ciidanka, Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxa uu ka codsaday shaqaalaha hawlgalka in ay taageeraan hirgelinta qaraarrada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee kala ah 2628 iyo 2670 (2022) iyo 2687 (2023) kuwaas oo faraya ATMIS in ay ka caawiso ciidamada amaanka Soomaaliya in ay si tartiib tartiib ah ula wareegaan mas&#8217;uuliyadda amniga ka hor Ka bixitaanka Howlgalka ee Soomaaliya December 2024.<\/p>\n<p>Dr. Kacyira ayaa sheegtay in Hayada Qaramada Midoobey ee UNSOS ay sii wadi doonto dadaalka lagu aruurinayo dhaqaale lagu taageerayo ciidamada ATMIS si ay u wiiqaan Al-Shabaab inta lagu jiro xilliga kala guurka ah.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ogsoonnahay in khatartu ay weli tahay mid dhab ah, sidaas darteed, waxaan rabnaa inaan xaqiijino in dhimista ciidamadu ay sii socoto, waxaan sidoo kale sii wadi doonnaa taageerada si loo xaqiijiyo in nabadda iyo ammaanka la ilaaliyo,&#8221; ayay tiri.<\/p>\n<p>Madaxa UNSOS oo socdaalkeedii ugu horeeyay ku joogtey Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa ku celisay in Hayada qaramada midoobey ee UNSOS ay sii wadi doonto taageerada dhanka qalabeynta ah ee ay siiso ATMIS iyo SNA inta lagu guda jiro howlgalada ciidamada ee wadajirka ah.<\/p>\n<p>Sar. Guud. Okiding ayaa sheegay in ujeedada socdaalka ay tahay sidii kor loogu qaadi lahaa isku xirka iyo wadashaqeynta ATMIS, Qaramada Midoobay iyo masuuliyiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan la wadaagnay mas\u2019uuliyiinta Jubaland xog muhiim ah oo ku saabsan amniga, waxaana sahaminnay dhinacyo cusub oo iskaashi ah,\u201d ayuu yiri taliyaha ciidamada.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 2 Agoosto 2023 \u2013 Madaxa howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Maxamed El-Amine Souef, ayaa Isniintii booqasho ku tagay magaalada Kismaayo, halkaas oo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3958,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go&#039;an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Kismayo, 2 August 2023 \u2013 The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef, on Monday visited Kismayo where he met with ATMIS and United Nations personnel to discuss ways of bolstering support to Somalia\u2019s state-building process.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go&#039;an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismayo, 2 August 2023 \u2013 The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef, on Monday visited Kismayo where he met with ATMIS and United Nations personnel to discuss ways of bolstering support to Somalia\u2019s state-building process.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-08-02T16:10:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-08-05T08:26:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1679\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go&#8217;an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2023-08-02T16:10:56+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-05T08:26:42+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/\"},\"wordCount\":1230,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/\",\"name\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go'an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-08-02T16:10:56+00:00\",\"dateModified\":\"2023-08-05T08:26:42+00:00\",\"description\":\"Kismayo, 2 August 2023 \u2013 The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef, on Monday visited Kismayo where he met with ATMIS and United Nations personnel to discuss ways of bolstering support to Somalia\u2019s state-building process.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1679},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go&#8217;an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go'an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Kismayo, 2 August 2023 \u2013 The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef, on Monday visited Kismayo where he met with ATMIS and United Nations personnel to discuss ways of bolstering support to Somalia\u2019s state-building process.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go'an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismayo, 2 August 2023 \u2013 The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef, on Monday visited Kismayo where he met with ATMIS and United Nations personnel to discuss ways of bolstering support to Somalia\u2019s state-building process.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-08-02T16:10:56+00:00","article_modified_time":"2023-08-05T08:26:42+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1679,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go&#8217;an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya","datePublished":"2023-08-02T16:10:56+00:00","dateModified":"2023-08-05T08:26:42+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/"},"wordCount":1230,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/","name":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go'an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-08-02T16:10:56+00:00","dateModified":"2023-08-05T08:26:42+00:00","description":"Kismayo, 2 August 2023 \u2013 The Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Ambassador Mohamed El-Amine Souef, on Monday visited Kismayo where he met with ATMIS and United Nations personnel to discuss ways of bolstering support to Somalia\u2019s state-building process.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/08\/53089340373_216ef1799d_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1679},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-special-representative-reaffirms-atmis-commitment-to-somalias-state-building-process\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ergeyga Gaarka ah ee Midowga Afrika waxaa uu dib u xaqiijinayaa in Hawlgalka ATMIS ay ka go&#8217;an tahay hannaanka dowlad-dhisidda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3957"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3969,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3957\/revisions\/3969"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3958"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}