{"id":3928,"date":"2023-07-25T18:09:20","date_gmt":"2023-07-25T15:09:20","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3928"},"modified":"2023-07-30T12:52:39","modified_gmt":"2023-07-30T09:52:39","slug":"atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/","title":{"rendered":"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay"},"content":{"rendered":"<strong>Kismaayo, 25 Luulyo 2023 \u2013<\/strong> Muddo toban sano ah oo rajo la\u2019aan iyo darxumo uu la liitay, Jaamac Cismaan waxa uu habeen kasta la noolaa xanuun u diiday hurdada.<\/p>\n<p>&#8220;Ma garaneyn waxa i haya iyo daawadooduba,&#8221; ayuu yiri ka dib qalliin lagu guuleystey oo lix saacadood qaatay oo ay ku sameeyeen dhaqaatiir ka tirsan Ciidanka Difaaca Kenya (KDF) ee qaybta ka ah ATMIS.<\/p>\n<p>Daweynta Cismaan iyo bogsashadiisa waxay ammaan u tahay Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) iyo hawl-wadeennada caafimaadka ee Isbitaalka Heerka Koowaad ee Kismaayo, sida joogtada ah ee ay ugu heelan yihiin horumarinta hab-nololeedyada bulshada deegaanka.<\/p>\n<p>Isagoo muddo saacado ah ku sugnaa bannaanka xarunta caafimaadka ee KDF-ta ay maamusho ee ku taalla magaala xeebeedka Kismaayo ee oonfurta Soomaaliya halkaas oo uu u soo gudbiyay qof ay qaraabo yihiin, 17-jirkan ma uusan garanayn waxa keenay xanuunkiisan daran.<\/p>\n<p>&#8220;Daawo kasta oo aan hore isugu dayay ka hor intaanan halkan iman waxa aan ku guul darraystay in aan ku bogsoodo, waxaanan u adkaysan jiray habeenno badan oo aan xanuun dareemaayay,&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Halgankiisii ayaa hada soo idlaaday, ka dib qalliinka dhegta ah ee lagu guuleystay, waxaana mahadeeda leh dhakhaatiirta Ciidanka Difaaca Kenya (KDF).<\/p>\n<p>&#8220;Markii ugu horreysay waxaa la ii soo qoray daawooyin ilaa xad, yareynaya calaamadaha cudurka,&#8221; ayuu yiri. &#8220;Intaas ka dib, waxaan maray qalliin si weyn u hagaajiyey xaaladdeyda.&#8221;<\/p>\n<p>Isaga oo laga helay buro dhegta kaga tiilay, oo dheecaan soo noqnoqda ka soo baxaayay labada dhegood, Cismaan waxa uu ka nastay xaalad loo yaqaanno \u2018bilateral suppurative otitis media \u00a0and ear cholesteatoma\u2019.<\/p>\n<p>&#8220;Kiiskani wuxuu ahaa mid gaar ah sababtoo ah bukaanku wuxuu la ildarnaa 10-kii sano ee la soo dhaafay, haatanna gabi ahaanba wuu soo kabsaday isagoo isbitaalka lagasoo saaray. Waxaa intaa dheer, nooca qaliinka aan ku samaynay isaga oo aad u muhiim ah,\u201d ayuu xusay Sarreeye Guud (Dr.) S.M. Onyango. &#8220;Jaamac hadda waxa uu dib u bilaabi karaa hawlihiisa caadiga ah ee noloshiisa.&#8221;<\/p>\n<p>Iyaga aan farxadooda soo koobi karin, qoyska Jaamac waxa ay si kal iyo laab ah ugu mahadceliyeen howlwadeenada caafimaadka iyo ciidamada difaaca Kenya (KDF) oo gacan ka geystay mudadii adkayd.<\/p>\n<p>\u201cJaamac 10-kii sano ee la soo dhaafay waxaa uu la xanuunsanayay buro dhegta, isbitaallo badan ayaan geynay, balse wax looga qaban waayay. Ugu dambeyn qof ay qaraabo yihiin ayaa soo jeediyay inaan geyno isbitaalkan, waxa uu noqday go\u2019aan noloshiisa wax badan ka beddelaya,\u201d ayuu yiri Cabdinaasir Cismaan Axmed, Jaamac walaalkii.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Lixaad Sarreeye Guuto Lukas Kutto ayaa ku bogaadiyay dhaqaatiirta sida wanaagsan ee ay u sameeyeen qaliinka iyo muhiimada ay xarunta caafimaad u leedahay garab istaaga bulshada deegaanka.<\/p>\n<p>\u201cIsbitaalkeena Heerka koowaad waxa uu qabtaa shaqo aad loo bogaadiyay, isagoo kaliya aanan lagu daaweyn ciidamada ATMIS, shaqaalaha UN-ka, iyo ciidamada amaanka ee Soomaaliya, balse sidoo kale waxa uu gargaar caafimaad u fidiyaa bulshada deegaanka, taas oo ay daliil u tahay bukaannada ugu badan in ay ka soo jeedaan deegaanka.\u201d Ayuu xusay Sarreeye Guuto Kutto. \u201cDadaalkani waxa uu si weyn uga qayb qaadanayaa abuurista xiriir qoto dheer oo dhexdeena ah.\u201d<\/p>\n<p>Gaashaanle Dhexe Eric Lovega, oo ah Taliyaha Guutada Mechanised Infantry Battaion (MIB), ayaa ku cel celiyay hadalki Sarreeye Guuto Kutto ee ku aaddanaa faa\u2019iidada uu isbitaalka u leeyahay bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&#8220;Xaruntan Caafimaad ee heerka koowaad ee Kismaayo waxay Saldhigyada furimaha hore ee la xiriira Guutada MIB u tahay qaybta adeegga aasaasiga ah ee taageerada caafimaadka. Marka laga soo tago bixinta adeegyo caafimaad iyo qalliinno dhameystiran oo ay siiso ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya, waxaan sidoo kale ufidinaa daryeelka caafimaad bulshada maxalliga ah ee gargaarka usoo raadsada ibitaalkeena,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Ballanqaadka ATMIS ee bixinta daryeel caafimaad oo tayo leh ayaa wax ka beddelay nolosha dad badan oo deegaanka ah waxayna xoojisay isku xirka ciidamada iyo bulshada deegaanka.<\/p>\n<p>\u201cArrinta Cismaan, waxa uu soo gaaray isbitaalka heerka koowad horaantii sanadkan. Waxa uu la tacaalayay buro muddo dheer dhegta bidix kaga taalay, taas oo xanuun badan ku haysay. Waxaan noo suurto gashay in aan si sax ah u ogaano cudurka hayo waxaana u sameynay daweyn qalliin adag oo socday in ka badan lix saacadood, iyadoo mahadaasi ay leeyihiin adeegyadayadeena gaarka ah,\u201d ayuu raaciyay Sarreeye Guuto Lovega.<\/p>\n<p>Iyada oo ATMIS ay sii waddo hawsheeda ah xasilinta iyo taageeridda Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya, ayu isbitaalka heerka koowaad aya rajo u abuuro dad badan oo deggaanka ah oo ay ku adag tahay helitaanka daryeel caafimaad oo tayo leh oo ay ugu wacan tahay dhibaatooyin badan oo ay ka mid yihiin in aysan heli karin dhakhaatiir takhasus leh iyo tas-hiilaad caafimaad oo ku filan.<\/p>\n<p>&#8220;Hadda waxaan ku noolaan karaa nolol caadi ah,&#8221; ayuu yiri Cismaan isagoo ay farxad ka muuqato, ka dib markii uu maray baaritaankiisi caafimaad ee ugu dambeeyay.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<div id=\"pip-toast\"><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaayo, 25 Luulyo 2023 \u2013 Muddo toban sano ah oo rajo la\u2019aan iyo darxumo uu la liitay, Jaamac Cismaan waxa uu habeen kasta la noolaa xanuun u diiday hurdada. &#8220;Ma&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3929,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3928","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Kismayo, 25 July 2023 \u2013 During a decade of hopelessness and misery, Jama Osman endured night after night of painful broken sleep.\u00a0\u201cI had no idea what I was suffering from nor the cure,\u201d he said after undergoing a successful six-hour operation by medics with the Kenya Defence Forces (KDF).\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismayo, 25 July 2023 \u2013 During a decade of hopelessness and misery, Jama Osman endured night after night of painful broken sleep.\u00a0\u201cI had no idea what I was suffering from nor the cure,\u201d he said after undergoing a successful six-hour operation by medics with the Kenya Defence Forces (KDF).\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-07-25T15:09:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-07-30T09:52:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay\",\"datePublished\":\"2023-07-25T15:09:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-30T09:52:39+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/\"},\"wordCount\":1465,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/\",\"name\":\"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-07-25T15:09:20+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-30T09:52:39+00:00\",\"description\":\"Kismayo, 25 July 2023 \u2013 During a decade of hopelessness and misery, Jama Osman endured night after night of painful broken sleep.\u00a0\u201cI had no idea what I was suffering from nor the cure,\u201d he said after undergoing a successful six-hour operation by medics with the Kenya Defence Forces (KDF).\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Kismayo, 25 July 2023 \u2013 During a decade of hopelessness and misery, Jama Osman endured night after night of painful broken sleep.\u00a0\u201cI had no idea what I was suffering from nor the cure,\u201d he said after undergoing a successful six-hour operation by medics with the Kenya Defence Forces (KDF).\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismayo, 25 July 2023 \u2013 During a decade of hopelessness and misery, Jama Osman endured night after night of painful broken sleep.\u00a0\u201cI had no idea what I was suffering from nor the cure,\u201d he said after undergoing a successful six-hour operation by medics with the Kenya Defence Forces (KDF).\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-07-25T15:09:20+00:00","article_modified_time":"2023-07-30T09:52:39+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay","datePublished":"2023-07-25T15:09:20+00:00","dateModified":"2023-07-30T09:52:39+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/"},"wordCount":1465,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/","name":"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-07-25T15:09:20+00:00","dateModified":"2023-07-30T09:52:39+00:00","description":"Kismayo, 25 July 2023 \u2013 During a decade of hopelessness and misery, Jama Osman endured night after night of painful broken sleep.\u00a0\u201cI had no idea what I was suffering from nor the cure,\u201d he said after undergoing a successful six-hour operation by medics with the Kenya Defence Forces (KDF).\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53033702438_ef4f0d9d0c_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-doctors-offer-ailing-youth-new-lease-of-life\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhakhaatiirta ciidamada KDF ee ATMIS aya nin dhalinyaro bukaan ah u fidiyay adeeg caafimaad oo noloshiisa wax ka bedelay"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3928","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3928"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3928\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3948,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3928\/revisions\/3948"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3929"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3928"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3928"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3928"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}