{"id":3867,"date":"2023-07-14T20:34:00","date_gmt":"2023-07-14T17:34:00","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3867"},"modified":"2023-07-15T12:17:30","modified_gmt":"2023-07-15T09:17:30","slug":"atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 14 Luulyo 2023<\/strong> \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) waxaa ay hoos udhaadhicisey maamulka saadka iyo shidaalka si loo horumariyo keenista iyo isticmaalo shidaalka iyo agabyada kale ee muhimka u ah Saldhigyada dhamaan kuyaala Dalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waa in aan xaqiijino in Saadka iyo Shidaalka nasoo gaaro aan si wanaagsan u isticmaalo si aan u gaarno waajibaadkayaga,&#8221; Sar.Gas Peter Kimani Muteti, oo ah Taliye ku xigeenka Ciidanka ATMIS ee u qaabilsan Taageerada iyo Saadka, ayaa yiri sidaas Khamiistii dhamaadka seddex maalmood oo tabobar Muqdisho loogu qabtay saraakiil laga soo xulay waaxda saadka iyo qorsheynta oo ka kala socday qaybaha militariga iyo booliiska.<\/p>\n<p>Sar. Gas. Muteti waxa uu sheegay in ATMIS ay aad u danaynayso in ay xaqiijiso in si buuxda looga hawl galo Saldhigyada siiba Hawlgallada Saadka oo Wadajirka ah (JLOBs) ee dhammaan xarumaha waaxyaha iyada oo qayb ka ah dadaallada maamul daadejinta.<\/p>\n<p>Talaabadan ayuu ku micneeyay in ay ka caawineyso in si hufan looga faa\u2019ideysto kheyraadka iyo xoojinta wada shaqeynta ka dhaxeysa ciidamada ATMIS iyo ciidamada amaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Hadda waa la idin baray, waa in aad si sax ah u ogaataan hababka iyo hababka aad u codsan doonto si aad u hesho kheyraadkaas taas oo xaqiijineysa in waaxyaha loo taageero sida ugu macquulsan,&#8221; ayuu yiri Taliye ku xigeenka Ciidanka.<\/p>\n<p>Sar. Gas Muteti waxa uu xasuusiyay dhammaan in si cadaalad ah oo kheyraad loo isticmaalo ay muhiim u tahay guusha wejiga labaad ee dhimista Ciidanka ee la qorsheeyay Sebtembar.<\/p>\n<p>Tababarkan oo ay soo qaban qaabiyeen waaxda ATMIS ee xarunta hawlgalada wadajirka ah (JSOC) iyo qeybta Shidaalka ee Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa waxaa ka soo qeyb galey 55 kamid ah \u00a0Saraakiisha maamulka Gaadiidka Booliska iyo Milatariga (MTOs), Saraakiisha maamulka Saadka iyo Shidaalka oo ka kala socday dhammaan qeybaha kala duwan ee ATMIS.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka ciidanka ayaa xusay in ujeedada ugu weyn ee tababarkan ay tahay in ka qeyb galayaasha lagu qalabeeyo aqoonta ay u baahan yihiin ee ku aadan xalinta dhibaatooyinka ka jira maamulka shidaalka.\u200b<\/p>\n<p>&#8220;Haddii aadan awoodin inaad u adeegto baabuurta oo aadan xaqiijin in si wanaagsan loo isticmaaley shidaalka, markaa waxay si toos ah u saameyn doontaa hawlgaladeena. Ma jiraan wax hawlgal ah oo lafulin doono ilaa aad ka dhaqaajisaan baabuurtiina iyo qalabkiina,\u201d Sar.Gas Muteti ayaa xusay.<\/p>\n<p>Tababarku waxa kale oo looga hadley caqabadaha hortaagan in xiligii ku haboonaa \u00a0la helo saliidaha gaadiidka, kuwaas oo muhiim u ah fulinta hawlgallada milatari ee wadajirka ah.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka ayaa kula dar daarmay ka qeyb galayaasha in ay u hogaansamaan Nidaamka isticmaalka shidaalka ee lagu heshiiyey (SOPs) islamarkaana ay la wadaagaan aqoonta ay ka barteen tababarka asxaabtooda kala shaqeeya qeybahooda kala duwan.<\/p>\n<p>Madaxa Saadka ee Milliteriga ATMIS, G.Sare. Bosco Sibondavyi, ayaa sheegay in tababarku uu gacan wayn ka geysan doono ka guul-gaarista guud ee waajibaadka Hawlgalka.<\/p>\n<p>&#8220;Tababarku waxa uu balaadhiyey aqoonteenna waxana uu wanaajiyey fahamkayaga ku aaddan habka maamulka iyo isticmaalka shidaalka,&#8221; ayuu yiri G.Sare. Sibondavyi.<\/p>\n<p>Xidigle. Hussein Booshe, oo ka mid ah ka qeyb galayaasha ATMIS ee Kenya ayaa sheegay in tababarka ay si weyn uga faa\u2019iideysteen Saraakiisha Gaadiidka Ciidanka iyo kuwa dhiggooda ah ee Saadka.<\/p>\n<p>Ka qaybgale kale, Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Bilayska (ASP), Rejoice Dogbe, ayaa xustay in aqoontan la ururiyay ay kor u qaadi doonto waxtarkooda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3876 size-large\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043474101_9d92734216_k-1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 14 Luulyo 2023 \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) waxaa ay hoos udhaadhicisey maamulka saadka iyo shidaalka si loo horumariyo keenista iyo isticmaalo shidaalka iyo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3868,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3867","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 14 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is decentralising its logistics support to improve on efficiency in the supply and consumption of fuel and other critical resources in its Forward Operating Bases (FOB) across Somalia.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 14 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is decentralising its logistics support to improve on efficiency in the supply and consumption of fuel and other critical resources in its Forward Operating Bases (FOB) across Somalia.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-07-14T17:34:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-07-15T09:17:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka\",\"datePublished\":\"2023-07-14T17:34:00+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-15T09:17:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/\"},\"wordCount\":1102,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-07-14T17:34:00+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-15T09:17:30+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 14 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is decentralising its logistics support to improve on efficiency in the supply and consumption of fuel and other critical resources in its Forward Operating Bases (FOB) across Somalia.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS decentralises Logistics Support to improve on efficiency in fuel supply\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 14 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is decentralising its logistics support to improve on efficiency in the supply and consumption of fuel and other critical resources in its Forward Operating Bases (FOB) across Somalia.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 14 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is decentralising its logistics support to improve on efficiency in the supply and consumption of fuel and other critical resources in its Forward Operating Bases (FOB) across Somalia.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-07-14T17:34:00+00:00","article_modified_time":"2023-07-15T09:17:30+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka","datePublished":"2023-07-14T17:34:00+00:00","dateModified":"2023-07-15T09:17:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/"},"wordCount":1102,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/","name":"Hawlgalka ATMIS waxay hoos Udhaadhiciyeen Maamulka Saadka iyo Shidaalka si loo horumariyo in si wanaagsan loo isticmaalo Shidaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg","datePublished":"2023-07-14T17:34:00+00:00","dateModified":"2023-07-15T09:17:30+00:00","description":"Mogadishu, 14 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is decentralising its logistics support to improve on efficiency in the supply and consumption of fuel and other critical resources in its Forward Operating Bases (FOB) across Somalia.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53043871715_fcefc5e525_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-decentralises-logistics-support-to-improve-on-efficiency-in-fuel-supply\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS decentralises Logistics Support to improve on efficiency in fuel supply"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3867","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3867"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3867\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3877,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3867\/revisions\/3877"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3868"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3867"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3867"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3867"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}