{"id":3824,"date":"2023-07-12T01:02:27","date_gmt":"2023-07-11T22:02:27","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3824"},"modified":"2023-07-14T10:05:16","modified_gmt":"2023-07-14T07:05:16","slug":"atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/","title":{"rendered":"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 11 Luulyo 2023<\/strong> \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababaraya 55 askari oo isugu jira millatari iyo booliis, tabobarkaas oo ku saabsan sida ugu wanaagsan ee bixinta iyo keenista shidaal iyo badbaadada deegaanka, maadaama ay yihiin qodobo \u00a0muhiim u ah in laga gaaro guulo wadajir dagaalka lagula jiro maleeshiyaad Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS ee uqaabilsan hawlgalada iyo qorshayaasha, Sar. Gaas Marius Ngendabanka, ayaa ka sheegay xaflada furitaanka tabobar ku saabsan hagaajinta isticmaalka shidaalka in wajiga labaad ee hawlgalka dagaal ee ka dhanka ah Kooxaha Argagixisada ah ee ay hogaaminayaan ATMIS \u00a0iyo dawlada federaalka ah uu keeni doono in uu kordho baahida loo qabo shidaalka iyo saliidaha.<\/p>\n<p>&#8220;Tirada hawlgallada ee kordhaya waxay si toos ah u kordhinayaan baahida taageerada cirka iyo codsiyada shidaalka. Sidaa darted tabobarqaatayaashu waa in ay wanaajiyaan aqoontooda iyo fahamkooda ku saabsan keenista shidaalka iyo saliidaha,\u201d ayuu yiri Sar.Gaas. Ngendabanka.\u200b<\/p>\n<p>&#8220;Tababarkani waxuu idiinyahey fursad fiican oo aad ku ogaaneysaan cadadka sallid, shidaal iyo olyo ee loo baahanyahy idinkoo ku salaynaya qalabka gaadiid ee uu ciidanka wato,&#8221; ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>tabobarkan ayaa ku soo beegmaya xili ay ATMIS diyaarinayso in ay samayso qiimayn ku saabsan sidii loo fulinlahaa wajiga xiga ee bixitaanka ciidamada ee September 2023. Bishii la soo dhaafey hawlgalka ATMIS ayaa fuliyey dhimista 2000 oo askari iyadoo la raacaya qaraarada Golaha amaanka ee Qaramada midoobey ee kala ah2628 and 2670 (2022). Isla markaana saldhigyo la xushey masuuliyadiisa amni lagu wareejiyey Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Tabobarkan oo ay soo qaban-qaabiyeen Xarunta Taageerada hawlgalada Wadajirka ah ee ATMIS (JSOC) iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) Qaybta Shidaalka, ayaa ah in la xaqiijiyo in si joogto ah oo waqtigeeda ah loo bixiyo tirada iyo tayada saxda ah ee shidaalka, Saliida iyo Garaasooyinka loo baahanyahey.<\/p>\n<p>Madaxa Saadka iyo qorshayaasha ATMIS, G. Sare Bosco Sibondavyi, ayaa yiri, &#8220;ujeeddada tababarkan waa in la ballaariyo aqoonta lana wanaajiyo fahamka qiyaasta shidaalka iyo saliidda loobaahanyahey.&#8221;<\/p>\n<p>Tababarka ayaa sidoo kale ujeedadiisu tahay in la ogaado caqabadaha ka jira gaarsiin iyo helida shidaalka wakhtiga ku haboon, taas oo ah mid ka mid ah qodobada ugu muhiimsan ee looga baahan yahay Saldhigyada ATMIS si ay uguliyaan hawlgalo guuleysta.<\/p>\n<p>\u201cJoogteyntu waa mid ka mid ah mawduucyada aan isla qorsheyndoono anagoo Hawlgalka ATMIS, hayada Qaramada Midoobey ee UNSOS, Hawlgalka Kaalmaynta Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOM), iyo Ciidanka Qaranka Soomaaliyeed (SNA). Sideen u isticmaali karnaa Farsamooyinka iyo daah-furnaanta si aan u dhisno hab joogto ah oo shidaal loo helo laga bilaabo kor oo ah qandaraaslayaasha shidaalka ilaa hoos oo ah isticmaalayaasha dhamaadka? ayuu yiri Michael Dorn, Madaxa Adeegga Bixinta ee UNSOS.<\/p>\n<p>Dhammaadka tabobarkan, ka qaybgalayaasha ayaa la filayaa inay si qoto-dheer u fahmaan diyaarinta shidaalka badan iyo shuruudaha loo baahanyahey, qaabka diyaarinta warbixinta shidaalka, caqabadaha iyo saamaynta ay ku leeyihiin qaybaha ATMIS, iyo shuruudaha shidaalka aan caadiga ahayn iyo kuwa kale.<\/p>\n<p>Iyada oo qayb ka ah dadaallada lagu dhimayo qiiqa kaarboonka, ATMIS oo taageero ka helaysa Hayada Qaramada Midoobey ee UNSOS, ayaa billowday in ay Soolaro ku badalaan Matooradii korontada ee yaaley saldhigyada. Si kastaba ha ahaatee, hawlgal nabad ilaalin ahaan, hawlaheedu waxay weli u baahan yihiin isticmaalka gaadiidka, diyaaradaha, iyo qalabka kale ee shidaalka isticmaalo.<\/p>\n<p>Hayada Qaramada Midoobay ee UNSOS waxay siisaa taageero farsamo iyo saadka hawlgalka ATMIS, si ay Ciidanka u awoodaan iney ku hawlgalaan si badqab ah agabyada Qaramada midoobey iyo kuwa dalalka ugu deeqey ciidanka hawlgalka ATMIS. Waxaa kaloo ay bixisaa tabobaro ka hor inta aan hawlgalka loodirin ciidanka iyo inta ay xeryaha ku jiraan.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3827 size-large\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038658534_f252e9fb98_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>\u200b<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 11 Luulyo 2023 \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa tababaraya 55 askari oo isugu jira millatari iyo booliis, tabobarkaas oo ku saabsan sida ugu&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3825,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3824","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 11 July 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is training 55 military and police personnel on efficient fuel supply and delivery in the best and safe environmental manner as it is a critical factor to ensuring the success of an imminent joint assault on Al-Shabaab militants.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 11 July 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is training 55 military and police personnel on efficient fuel supply and delivery in the best and safe environmental manner as it is a critical factor to ensuring the success of an imminent joint assault on Al-Shabaab militants.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-07-11T22:02:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-07-14T07:05:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha\",\"datePublished\":\"2023-07-11T22:02:27+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-14T07:05:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/\"},\"wordCount\":1107,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/\",\"name\":\"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-07-11T22:02:27+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-14T07:05:16+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 11 July 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is training 55 military and police personnel on efficient fuel supply and delivery in the best and safe environmental manner as it is a critical factor to ensuring the success of an imminent joint assault on Al-Shabaab militants.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 11 July 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is training 55 military and police personnel on efficient fuel supply and delivery in the best and safe environmental manner as it is a critical factor to ensuring the success of an imminent joint assault on Al-Shabaab militants.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 11 July 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is training 55 military and police personnel on efficient fuel supply and delivery in the best and safe environmental manner as it is a critical factor to ensuring the success of an imminent joint assault on Al-Shabaab militants.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-07-11T22:02:27+00:00","article_modified_time":"2023-07-14T07:05:16+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha","datePublished":"2023-07-11T22:02:27+00:00","dateModified":"2023-07-14T07:05:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/"},"wordCount":1107,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/","name":"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg","datePublished":"2023-07-11T22:02:27+00:00","dateModified":"2023-07-14T07:05:16+00:00","description":"Mogadishu, 11 July 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) is training 55 military and police personnel on efficient fuel supply and delivery in the best and safe environmental manner as it is a critical factor to ensuring the success of an imminent joint assault on Al-Shabaab militants.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53038471906_dce124b8bb_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-train-military-and-police-personnel-on-fuel-supply-chain-and-best-environmental-practices-in-war-and-hostile-locations\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS iyo UNSOS oo Ciidamada Milateriga iyo Booliska ku tabobaraya hanaanka sahayda shidaalka iyo Ilaalinta deegaanka xiliyada dagaalka iyo goobaha colaadaha"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3824","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3824"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3824\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3866,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3824\/revisions\/3866"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3825"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3824"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3824"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3824"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}