{"id":3798,"date":"2023-07-09T12:36:03","date_gmt":"2023-07-09T09:36:03","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3798"},"modified":"2024-06-18T21:10:52","modified_gmt":"2024-06-18T18:10:52","slug":"atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho \u2013<\/strong> Hawlgalka Midowga Afrika ee Kumeelgarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya lix Saldhig kuwaas oo kala ah Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale, Albao, Gherille, iyo Al Jazeera 1.<\/p>\n<p>Munaasabad Khamiistii ka dhacday magaalada Muqdisho oo si rasmi ah xilka loogu wareejinayay ayaa waxaa warqadda wareejinta ah ku kala saxiixday, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Souef Maxamed Elamine iyo La-taliyaha Taliyaha Ciidanka Difaaca Soomaaliya (CDF), G. Sare. Axmed Maxamed Axmed.<\/p>\n<p>Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Aisa Kirabo Kacyira iyo Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa kala saxiixday agabyo caawimaad ah oo UNSOS ay ugu deeqday XFS. Agabakaas waxaa ka mid ah Matooro koronto, Biyo Sifeeyeyaal, Solaro iyo agabyo kale oo yaalo saldhigyada la wareejiyey..<\/p>\n<p>Agaasimaha Waaxda Maareynta Khilaafaadka ee Waaxda Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika \u2013 Dr. Alhaji Sarjoh Bah oo booqasho gaaban ku yimid Soomaaliya oo ka hadlay munaasabadda xil wareejinta ayaa sheegey in sida Guusha leh ay ku soo idlaatay xil wareejinta. lix saldhig\u00a0 iyo dhimista 2,000 oo askari oo ATMIS ah ay tahey mid taariikhi ah.<\/p>\n<p>Dr. Bah ayaa u mahadceliyey dhammaan bahwadaagta ay khuseyso arintan sida DFS, Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo ATMIS, wadashaqeynta iyo xaqiijinta in waqtigii loogu talagalay lagu soo dhameeyey.<\/p>\n<p>\u201cTani waa waqti aan dhammaanteen ku faano, waana in aan dib u milicsano horumarka la sameeyay, gaar ahaan ciidamada amaanka Soomaaliya (SSF) kuwaasoo oo si tartiib tartiib ah ula wareegayo mas\u2019uuliyada amniga si buuxda,\u201d ayuu raaciyay.<\/p>\n<p>Dr. Bah waxa uu cadeeyey sida ay uga go\u2019an tahay Midowga Afrika xaqiijinta hanaan hufan oo masuuliyada amniga loogu wareejiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya (SSF).<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rabaa inaan ku celiyo sida ay uga go&#8217;an tahay Midowga Afrika si loo xaqiijiyo hannaan kala guur ah oo hufan oo wax-ku-ool ah, kaasoon wax u dhimayn ammaanka dadka Soomaaliyeed iyo guulihii aan gaarnay 16-kii sano ee la soo dhaafay,&#8221; ayuu xusay.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa xusay in xil wareejinta ay ku soo beegantay xilli guulo la taaban karo laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab sanadkii la soo dhaafay.<\/p>\n<p>\u201cQaar badan oo ka mid ah bahwadaagteena waxay qaateen khatar weyn markii ay Soomaaliya u soo direen ciidamo toban sano ka hor. Khatartii ay qaateen waxay keentay natiijooyin wax ku ool ah, horumarka Soomaaliyana waa cad yahay. Ciidamada ammaanka Soomaaliya ayey awooddooda kor u kacdey, hadana waxaan taageero dheeraad ah uga baahannahay bahwadaagta dhanka horumarinta ah si aan ugaarno halka\u00a0 aan higsaneyno\u201d ayuu yiri Wasiirka.<\/p>\n<p>\u201chawlgalka ATMIS wuxuu muhiim u yahay horumarka Soomaaliya, joogitaankoodana waa mid muhiim ah xilligan la joogo oo ay soomaaliya u gudbeyso wareegii labaad ee la wareegista amniga guud ee dalka.,\u201d ayuu wasiirku hadalkiisa ku daray.\u200b<\/p>\n<p>Wuxuu dhammaan xasuusiyay in wixii ka dambeeyay shirkii Kampala ee horaantii sanadkan, in horumar la taaban karo laga gaaray hirgelinta wajigii koowaad ee dhimista ciidamada. Wuxuu kaluu ku celceliyay sida ay DFS uga go\u2019an tahay dhaqangelinta Qaraarka cusub ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2687 (2023) kaasoo ku baaqaya howlgallada ay Soomaaliya hoggaamineyso ee ka dhanka ah Al-Shabaab, oo ay ku jirto sugidda amniga waddooyinka muhiimka ah.<\/p>\n<p>Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Catriona Laing, ayaa bogaadisay DFS, CXDS iyo ATMIS, sida wanaagsan ee ay u soo gebagebeeyeen wejigii koowaad ee dhimista, waxayna ku baaqday in si wadajir ah loo qiimeeyo ka hor wajiga labaad ee dhimista.\u200b<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u baahanahay inaan sameyno qiimeyn daacad ah oo ku saabsan guulaha iyo caqabadaha wejiga koowaad si aan u qorsheyno wejiga xiga,&#8221; ayey tirri Laing.<\/p>\n<p>Munaasabadda waxaa goob joog ka ahaa Danjirayaasha dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, saaxiibada beesha caalamka, saraakiil ka tirsan ciidamada XDS iyo ATMIS.<\/p>\n<p lang=\"en-US\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee Kumeelgarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Dowladda Federaalka Soomaaliya lix Saldhig kuwaas oo kala ah Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale,&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3802,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-3798","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 9 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has formally handed over six Forward Operating Bases (FOBS) to the Federal Government of Somalia (FGS). The six FOBs are: Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale, Albao, Gherille, and Al Jazeera 1.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 9 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has formally handed over six Forward Operating Bases (FOBS) to the Federal Government of Somalia (FGS). The six FOBs are: Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale, Albao, Gherille, and Al Jazeera 1.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-07-09T09:36:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2024-06-18T18:10:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1366\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2023-07-09T09:36:03+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-18T18:10:52+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/\"},\"wordCount\":1264,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-07-09T09:36:03+00:00\",\"dateModified\":\"2024-06-18T18:10:52+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 9 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has formally handed over six Forward Operating Bases (FOBS) to the Federal Government of Somalia (FGS). The six FOBs are: Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale, Albao, Gherille, and Al Jazeera 1.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1366},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS officially hands over Forward Operating Bases to the Federal Government of Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 9 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has formally handed over six Forward Operating Bases (FOBS) to the Federal Government of Somalia (FGS). The six FOBs are: Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale, Albao, Gherille, and Al Jazeera 1.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 9 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has formally handed over six Forward Operating Bases (FOBS) to the Federal Government of Somalia (FGS). The six FOBs are: Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale, Albao, Gherille, and Al Jazeera 1.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-07-09T09:36:03+00:00","article_modified_time":"2024-06-18T18:10:52+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1366,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya","datePublished":"2023-07-09T09:36:03+00:00","dateModified":"2024-06-18T18:10:52+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/"},"wordCount":1264,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/","name":"Hawlgalka ATMIS ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Saldhigyo ciidan, Dowladda Federaalka ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg","datePublished":"2023-07-09T09:36:03+00:00","dateModified":"2024-06-18T18:10:52+00:00","description":"Mogadishu, 9 July 2023 - The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has formally handed over six Forward Operating Bases (FOBS) to the Federal Government of Somalia (FGS). The six FOBs are: Xaaji Cali, Mirtiquo, Cadale, Albao, Gherille, and Al Jazeera 1.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53027559824_8bc7e1dfff_k-1.jpg","width":2048,"height":1366},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-officially-hands-over-forward-operating-bases-to-the-federal-government-of-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS officially hands over Forward Operating Bases to the Federal Government of Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3798","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3798"}],"version-history":[{"count":10,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3798\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":5366,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3798\/revisions\/5366"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3802"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3798"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3798"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3798"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}