{"id":3787,"date":"2023-07-07T16:58:59","date_gmt":"2023-07-07T13:58:59","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3787"},"modified":"2023-07-11T00:00:44","modified_gmt":"2023-07-10T21:00:44","slug":"atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/","title":{"rendered":"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida"},"content":{"rendered":"<strong>Mogadishu, Luulyo 7 2023<\/strong> \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa sheegay in ATMIS ay weli ka go\u2019an tahay xaqiijinta hannaan kala-guur oo hufan oo wax-ku-ool ah oo aan waxyeello u geysanayn amniga dadka Soomaaliyeed iyo guulaha amni ee ay gaareen.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in ATMIS ay u heellan tahay ammaanka Soomaaliya, isla markaana ay sugayso wejiga xiga ee duullaanka ka dhanka ah Al Shabaab ee ay Soomaaliya hormuudka ka tahay, kaas oo wiiqi doona awoodda Al-Shabaab, xoojinayo dadaallada xasilinta iyo xoraynta bulshooyin badan.<\/p>\n<p>Isagoo saxaafadda kula hadlay xarunta Hawlgalga Khamiistii, danjire Souef ayaa sheegay in si guul ah loo soo gabagabeeyay qeybtii hore ee dhimista ciidamada taasina aysan sinnaba u wiiqayn ka go&#8217;naanshaha howlaha nabad-dhisidda, xasilinta iyo dadaallada dib-u-heshiisiinta.<\/p>\n<p>&#8220;ATMIS waxa ay si guul ah u hirgelisay dhimista 2,000 oo askari. Ujeeddada dhimista ayaa ahayd in la fududeeyo in si tartiib tartiib ah xilalka amniga loogu wareejiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya,\u201d ayuu danjire Souef u sheegay suxufiyiinta xilli uu shir jaraa\u2019id ku qabtay caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p>ATMIS oo kaashaneysa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) iyo Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya (DFS), ayaa todobaadkii hore soo gebagebeeyey dhimistii lagu guuleystay ee 2,000 oo Askari, si waafaqsan Qaraarada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee kala ah 2628 iyo 2670 (2022). Lix (06) Saldhig oo Horudhac ah (FOBs) ayaa lagu wareejiyay Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya oo ay ka mid yihiin: Xaaji Cali, Miirtuquo, Cadale, Albao, Gherille, Aljazeera 1, halka midka kale ee \u2013 Marka Ayuub la xiray.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa dhammaan dalalka ciidamada ATMIS ku tabarucay ee (TCCs), Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS) oo si guul ah u soo gebagebeeyey wajigii koowaad ee dhimista ciidamada ATMIS ee Soomaaliya\u201d ayu yiri Dajire Souef.<\/p>\n<p>\u201cIyadoo qayb ka ah dadaallada lagu taageerayo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya laguna xaqiijinayo sii shaqaynta iyo joogtaynta hawlaha Saldhigyada lagu wareejiyay ciidamada Soomaaliya, UNSOS waxa ay ku deeqday qalabkii yaalay saldhigyada la wareejiyay. Waxa aan aaminsanahay in qalabka hibada ah uu u shaqayn doono sidii loogu talo galay,\u201d ayu ku daray Danjire Souef.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa uga mahadceliyey madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, waxa uu ku tilmaamay \u201choggaanka hiigsiga leh\u201d ee ku aaddan midaynta dalka iyo hoggaaminta dagaalka lagula jiro maleeshiyada Al-Shabaab.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3790 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k.jpg\" alt=\"\" width=\"2048\" height=\"1365\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k.jpg 2048w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026769310_72227b0dcd_k-263x175.jpg 263w\" sizes=\"(max-width: 2048px) 100vw, 2048px\" \/><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mogadishu, Luulyo 7 2023 \u2013 Wakiilka Gaarka ah ee Gudoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) Danjire Mohamed El-Amine Souef, ayaa sheegay&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3788,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3787","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, July 7 2023 \u2013 The SRCC and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, says ATMIS remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not compromise the security of the people of Somalia and the hard-earned security gains achieved.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, July 7 2023 \u2013 The SRCC and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, says ATMIS remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not compromise the security of the people of Somalia and the hard-earned security gains achieved.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-07-07T13:58:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-07-10T21:00:44+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1707\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida\",\"datePublished\":\"2023-07-07T13:58:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-10T21:00:44+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/\"},\"wordCount\":759,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/\",\"name\":\"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg\",\"datePublished\":\"2023-07-07T13:58:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-10T21:00:44+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, July 7 2023 \u2013 The SRCC and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, says ATMIS remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not compromise the security of the people of Somalia and the hard-earned security gains achieved.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg\",\"width\":2560,\"height\":1707},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, July 7 2023 \u2013 The SRCC and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, says ATMIS remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not compromise the security of the people of Somalia and the hard-earned security gains achieved.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, July 7 2023 \u2013 The SRCC and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, says ATMIS remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not compromise the security of the people of Somalia and the hard-earned security gains achieved.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-07-07T13:58:59+00:00","article_modified_time":"2023-07-10T21:00:44+00:00","og_image":[{"width":2560,"height":1707,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida","datePublished":"2023-07-07T13:58:59+00:00","dateModified":"2023-07-10T21:00:44+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/"},"wordCount":759,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/","name":"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg","datePublished":"2023-07-07T13:58:59+00:00","dateModified":"2023-07-10T21:00:44+00:00","description":"Mogadishu, July 7 2023 \u2013 The SRCC and Head of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ambassador Mohamed El-Amine Souef, says ATMIS remains committed to ensuring an efficient and effective transition process that would not compromise the security of the people of Somalia and the hard-earned security gains achieved.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/07\/53026376201_aa65d64944_o-scaled.jpg","width":2560,"height":1707},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-pledges-troop-drawdown-will-not-compromise-security-and-stability\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS waxay ballan qaaday in dhimista ciidamada aysan wax u dhimi doonin amniga iyo xasilloonida"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3787","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3787"}],"version-history":[{"count":7,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3787\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3822,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3787\/revisions\/3822"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3788"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3787"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3787"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3787"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}