{"id":3687,"date":"2023-06-28T13:59:42","date_gmt":"2023-06-28T10:59:42","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3687"},"modified":"2023-07-04T23:07:14","modified_gmt":"2023-07-04T20:07:14","slug":"atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale"},"content":{"rendered":"Cadale, Albao, 28 Juun 2023 \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku wareejiyay laba saldhigoo kale, taasoo ka dhigaysa tirada guud afar Saldhig oo ilaa hadda lagu wareejiyay ciidamada Qaranka Soomaaliyeed (SNA), Halka Saldhiga Marka Ayuub waa la xiray.<\/p>\n<p>Saldhigyada lagu wareejiyay Talaadadii lasoo dhaafay ayaa kala ahaa Saldhiga Cadale oo ka tirsan dowlad goboleedka Hirshabeelle oo ay ku sugnaayeen ciidamada Burundi # BNDF iyo Albao oo ka tirsan dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, kuwaasi oo ay mas\u2019uul ka ahaayeen ciidamada Uganda #UPDF.<\/p>\n<p>Saldhiga Cadale, waxaa ku sugan Taliyaha ATMIS ee Burundi, Sar. Gu. Jean Claude Niyiburana, oo saldhiga ku wareejiyay taliyaha guutada ciidanka XDS ee Cadale Col. Saney Cabdulle, iyadoo munaasabad wareejinta ay ka soo qeyb galeen saraakiil ka tirsan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa rayidka ah oo ka kala socday ATMIS iyo SNA.<\/p>\n<p>Sar. Gu. Niyiburana ayaa kula dar daarmay ciidamada Amaanka Soomaaliya ee lagu wareejiyey xilka in ay feejignaan dheeri ah muujiyaan, islamarkaana ay sii wadaan dagaalka lagu jabinayo Al-Shabaab, laguna sugayo amaanka dadka deegaanka.<\/p>\n<p>\u201cAaggan si fiican ayaad u garanaysaan, Al-Shabaabna waxa ay sii wadaan beegsiga ciidamada ammaanka Soomaaliya iyo ciidamada ATMIS-ba. ee Feejignaan dheeri ah sameeya mar haddii cadowgu uusan nasan,\u201d ayuu yiri Sar. Gu. Niyiburana.<\/p>\n<p>Abaanduulaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Cadale G. Sare. Saney ayaa uga mahadceliyey ciidamada ATMIS wadashaqeynta ay la sameeyeen, wuxuuna caddeeyay in ciidamada Soomaaliya ay u diyaar garoobeen sugidda amniga dalka, isla markaana ay ka adkaan doonaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cCXDS waxay la wareegi doonaan saldhigyada, waxayna sugi doonaan dalka oo dhan, waxayna ka adkaan doontaa argagixisada Al-Shabaab oo sii wada daadinta dhiigga Soomaaliyeed. Horumar ayaan ka gaarnay dagaalka aan kula jirno Al-shabaab, waana ka adkaan doonnaa,\u201d ayuu yiri Col. Saney.<\/p>\n<p>Saldhiga Albao ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, ayaa waxuu Taliyaha ATMIS ee saldhigan, G.dhexe. Steven Kashagama, uu ku wareejiyay Ciidanka XDS, Sedex Xidigle Maxamed Somali.<\/p>\n<p>G.dhexe. Kashagama ayaa sheegay in uu ku kalsoon yahay in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay sugaan ammaanka shacabka, isla markaana ay ka difaaci doonaan Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku wareejinaynaa mas\u2019uuliyadda amniga Albao iyo deegaannada dariska la ah ciidamada ammaanka Soomaaliya. Muddadii aan la joogay waxay muujiyeen soo jiidasho, tamar iyo adkaysi. Shaki iigama jiro inay diyaar u yihiin inay sugaan amniga shacabka,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Madaxa howlgallada ee ciidamada ATMIS, G. Sare. Milton Katarinyeba, oo ku sugan magaalada Cadale, ayaa ka codsaday ciidamada ammaanka Soomaaliya inay shacabka deegaanka ka ilaaliyaan weerarada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>ATMIS waxa ay la baxaysaa 2,000 oo askari dhamaadka bisha June 2023 iyada oo la raacayo qaraarada Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2628(22) iyo 2670(22) ee dhigaya in ATMIS ay si tartiib tartiib ah ugu wareejiso mas\u2019uuliyadaha amniga ciidamada ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Labada Saldig ee horay loogu wareejiyay CXDS waxaa ka mid ah Xaaji Caali iyo Mirtuquo.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Cadale, Albao, 28 Juun 2023 \u2013 Hawlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa ku wareejiyay laba saldhigoo kale, taasoo ka dhigaysa tirada guud afar Saldhig&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3688,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3687","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Cadale, Albao, 28 June 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Cadale, Albao, 28 June 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-28T10:59:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-07-04T20:07:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale\",\"datePublished\":\"2023-06-28T10:59:42+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-04T20:07:14+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/\"},\"wordCount\":909,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-28T10:59:42+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-04T20:07:14+00:00\",\"description\":\"Cadale, Albao, 28 June 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Cadale, Albao, 28 June 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Cadale, Albao, 28 June 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-28T10:59:42+00:00","article_modified_time":"2023-07-04T20:07:14+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale","datePublished":"2023-06-28T10:59:42+00:00","dateModified":"2023-07-04T20:07:14+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/"},"wordCount":909,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/","name":"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg","datePublished":"2023-06-28T10:59:42+00:00","dateModified":"2023-07-04T20:07:14+00:00","description":"Cadale, Albao, 28 June 2023 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has handed over two more Forward Operating Bases (FOBs) bringing to four the number of FOBs that have so far been handed over to the Somali National Army (SNA). Another FOB, Marka Ayub has been closed.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/53005725524_4ba70d0677_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-troops-hand-over-two-more-forward-operating-bases\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hawlgalka ATMIS ayaa wareejiyey labo saldhig oo kale"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3687","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3687"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3687\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3748,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3687\/revisions\/3748"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3688"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3687"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3687"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3687"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}