{"id":3680,"date":"2023-06-27T10:15:01","date_gmt":"2023-06-27T07:15:01","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3680"},"modified":"2023-07-02T14:41:11","modified_gmt":"2023-07-02T11:41:11","slug":"atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/","title":{"rendered":"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho \u2013<\/strong> Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\u00a0 Gen. Sam Okiding ayaa maanta oo Isniin ah booqday Saldhigyada Ciidamada ee Qoryoole iyo Jannaale ee Gobolka Shabeellaha Hoose, si uu ugu kuur galo diyaar garowga dagaalka ee Ciidamada ATMIS ee ka socda Gobolka Shabeellaha Hoose ka hor wejigii ugu dambeeyay ee duullaanka milateri ee ka dhanka ah Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Saldhigyada Qoryoole iyo Janaale waxay ku yaalaan qaybta 1aad , taasoo hoos timaada Aagga Mas\u2019uuliyadda Ciidamada Uganda (UPDF) ee ka tirsan ATMIS.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka intii uu ku guda jiray kormeerkiisa waxa uu soo kormeeray qalabyada iyo waaxaha kala duwan ee labada Saldhiga, waxaana uu kulan la qaatay hogaanka ciidamada, markii dambana la hadlay ciidamada. Waxa uuna ku booriyay in ay feejignaan dheeri ah muujiyaan si loo sugo ammaanka bulshada deegaanka inta lagu guda jiro xilliga kala guurka.<\/p>\n<p>\u201cBooqashadayda maanta oo ah inaan kor u qaado niyadiina iyo mooraalkiina, isla markaana aan hubiyo sida aad diyaarka ugu tahiin ka hortagga cadowga iyo ilaalinta shacabka Soomaaliyeed. Qorshaheena ugu weyn waa inaan ka soo baxno waajibaadkeena oo aan ka tagno Soomaaliya oo nabad ah oo xasiloona marka ATMIS ay baxaan December 2024,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3682 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"1280\" height=\"853\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1.jpeg 1280w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1-1024x682.jpeg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1-1170x780.jpeg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1-585x390.jpeg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/4-Image-2023-06-26-at-18.49.44-1-263x175.jpeg 263w\" sizes=\"(max-width: 1280px) 100vw, 1280px\" \/><\/p>\n<p>Sr. G. Okiding ayaa markii dambe kulan la qaatay mas\u2019uuliyiinta deegaanka oo ay ka mid yihiin mas\u2019uuliyiinta maamulka deegaanka iyo odayaasha dhaqanka oo uu kala hadleen sidii ay isaga kaashan lahaayeen ciidamada ATMIS\u00a0 si looga guuleysto khatarta Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Waxa kulanka ku wehelinayey Taliyaha Qaybta Kowaad Sareeye Guuto. Peter Omola iyo G.sare. Charles Asiimwe Kibaate, Taliyaha Kooxda 37, ee Saldhigyada Qoryoole iyo Janaale.<\/p>\n<p>ATMIS waxay hadda ku hawlan tahay wareejinta toddobo Saldhig oo hore uga hawlgeli jirtay iyo in 2000 oo askari laga saaro 30ka Juun 2023 iyadoo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2628 iyo 2670 ee dhigaya in ATMIS ay si tartiib tartiib ah ugu wareejiso mas&#8217;uuliyadda amniga Ciidamada Amaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamada nabad ilaalinta Midowga Afrika iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa la filayaa in ay qaadaan weerar cusub oo militeri, kaas oo noqon doona qorshihii ugu dambeeyay ee lagu wiiqayo Al-Shabaab, loogana xoreyn lahaa deegaanada ku harsan gacantooda.<\/p>\n<p>Howlgalka wadajirka ah ee Soomaaliya ay hoggaamineyso ayaa lagu beegsan doonaa gobollada Shabeellaha Hoose iyo Jubaland, iyadoo ay sii socoto kordhinta awooda dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3683 size-large\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40-1024x682.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"682\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/0-Image-2023-06-26-at-18.49.40.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013 Taliyaha Ciidamada Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\u00a0 Gen. Sam Okiding ayaa maanta oo Isniin ah booqday Saldhigyada Ciidamada ee Qoryoole iyo Jannaale ee Gobolka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3681,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3680","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu\u00a0- The Force Commander of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Lt. Gen. Sam Okiding, on Monday visited Qoryole and Janaale Forward Operating Bases (FOBS) in Lower Shabelle region to assess the combat readiness of ATMIS troops ahead of the final phase of a military offensive against the Al-Shabaab.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu\u00a0- The Force Commander of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Lt. Gen. Sam Okiding, on Monday visited Qoryole and Janaale Forward Operating Bases (FOBS) in Lower Shabelle region to assess the combat readiness of ATMIS troops ahead of the final phase of a military offensive against the Al-Shabaab.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-27T07:15:01+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-07-02T11:41:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"853\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka\",\"datePublished\":\"2023-06-27T07:15:01+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-02T11:41:11+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/\"},\"wordCount\":730,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/\",\"name\":\"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-06-27T07:15:01+00:00\",\"dateModified\":\"2023-07-02T11:41:11+00:00\",\"description\":\"Mogadishu\u00a0- The Force Commander of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Lt. Gen. Sam Okiding, on Monday visited Qoryole and Janaale Forward Operating Bases (FOBS) in Lower Shabelle region to assess the combat readiness of ATMIS troops ahead of the final phase of a military offensive against the Al-Shabaab.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg\",\"width\":1280,\"height\":853},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu\u00a0- The Force Commander of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Lt. Gen. Sam Okiding, on Monday visited Qoryole and Janaale Forward Operating Bases (FOBS) in Lower Shabelle region to assess the combat readiness of ATMIS troops ahead of the final phase of a military offensive against the Al-Shabaab.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu\u00a0- The Force Commander of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Lt. Gen. Sam Okiding, on Monday visited Qoryole and Janaale Forward Operating Bases (FOBS) in Lower Shabelle region to assess the combat readiness of ATMIS troops ahead of the final phase of a military offensive against the Al-Shabaab.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-27T07:15:01+00:00","article_modified_time":"2023-07-02T11:41:11+00:00","og_image":[{"width":1280,"height":853,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka","datePublished":"2023-06-27T07:15:01+00:00","dateModified":"2023-07-02T11:41:11+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/"},"wordCount":730,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/","name":"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg","datePublished":"2023-06-27T07:15:01+00:00","dateModified":"2023-07-02T11:41:11+00:00","description":"Mogadishu\u00a0- The Force Commander of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), Lt. Gen. Sam Okiding, on Monday visited Qoryole and Janaale Forward Operating Bases (FOBS) in Lower Shabelle region to assess the combat readiness of ATMIS troops ahead of the final phase of a military offensive against the Al-Shabaab.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/WhatsApp-Image-2023-06-26-at-18.49.43-2.jpeg","width":1280,"height":853},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-force-commander-visits-updf-troops-to-assess-combat-readiness\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha Ciidanka Hawlgalka ATMIS oo booqday ciidamada Ugandha si uu u qiimeeyo diyaargarowgooda dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3680","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3680"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3680\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3739,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3680\/revisions\/3739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3681"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3680"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3680"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3680"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}