{"id":3651,"date":"2023-06-23T17:34:48","date_gmt":"2023-06-23T14:34:48","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3651"},"modified":"2023-06-25T07:47:03","modified_gmt":"2023-06-25T04:47:03","slug":"atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 23 Juun 2023<\/strong> &#8211; 55 askari oo ka tirsan ciidanka nabad-gelyada waddooyinka ee @SoPoliceForce, ayaa soo gabagabeeyey tababar tababarayaalka oo ku saabsan maaraynta wadooyinka, si kor loogu qaado awooddooda maareeynta wadooyinka iyo sugidda amniga waddooyinka dadweynaha<\/p>\n<p>Tababarkan oo ay fududeeyeen qeybta booliska ee howlgalka midowga Africa ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa muddo labo todobaad ah waxaa si isku mid ah loogu qabtay caasimada Muqdisho, magaalada Jowhar ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, magaalada Baydhabo ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed iyo magaalada Kismaayo ee dowlad goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Taliyaha booliska ee ATMIS, CP Hillary Sao Kanu oo ka hadashey xafladdii xiritaanka oo ka dhacday dugsiga tababarka booliska ee Gen. Kaahiye ee magaalada Muqdisho ayaa kula dar daarantey saraakiisha in ay la wadaagaan aqoonta ay barteen si sare loogu qaado adeeg bixinta.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan aaminsanahay in ka qaybgalayaashu ay heleen aqoon iyo khibrad badan. Waxaan rabaa inaan dhammaantiin idinku dhiirigeliyo inaad tababarkan si dhab ah u qaadataan. Waa in aydaan aqoonta aad barateen naftiinna ku ekeynin, laakiin aad sii gaarsiiseen kuwa kale ee aan nasiibka u yeelan in ay tabobarkan qayb ka noqdaan,\u201d ayay tidhi.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed, Sar. G. Cismaan C\/llaahi Maxamed ayaa ku bogaadiyay ciidamada tababarka loo soo xiray inay dhameystaan tababarka. Waxa uu sheegay in ay gacan ka geysan doonto in wax laga beddelo habka loo maamulo isu socodka wadooyinka magaalooyinka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWadooyinkeena Soomaaliya waxaa ka jira cidhiidhi dhanka isu socodka gaadiidka ah. Xirfadda iyo aqoonta aad barateen waxay idiin sahli doontaa inaad maareysaan gaadiidka iyo inaad sugtaan ammaanka waddooyinkeenna,\u201d ayuu yiri Sar. G.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa lagu baranayay mowduucyo dhowr ah oo ay ka mid yihiin, Waajibaadka Ciidamada Taraafikada, Tallaabooyinka Badqabka Wadooyinka, Dembiyada Caadiga ah ee Gaadiidka iyo Sababaha dhaliya Shilalka, Xuquuqda Isticmaalayaasha Wadooyinka, iyo Baaritaanka Shilalka.<\/p>\n<p>Maamul Goboleedka Jubaland ayaa tababarkan lagu qabtay xarunta taliska ciidanka booliska ee Gobolka Jubbada Hoose ee magaalada Kismaayo. Tani waxay ahayd mid kor loogu qaadayo tayada ciidamada nabadgelyada waddooyinka ee Gobolka iyadoo\u00a0 ay magaalo dekadeedu ay isu diyaarinayso in la furo waddooyin cusub oo uu kor ukici doono cidhiidhigu.<\/p>\n<p>Maxamed Caaqil Cabdullaahi oo ka mid ah ka qeyb galayaasha tabobarkan ayaa sheegay in uu uga mahadcelinayo ATMIS fursadda ay siiyeen, waxaana uu carabka ku adkeeyay faa\u2019iidooyinka uu leeyahay tababarkan.<\/p>\n<p>\u201cMaadaama la filayo in waddooyin cusub la furo, kuwa kalena la dhisayo, Maamulka gobolka iyo ATMIS waxay cadeeyeen inay xiligan ay\u00a0 ku habboon tahay in la qabto tabobarkan. Waxaan sare u qaadnay faa&#8217;iidooyinkiisa. Waxaan baranay sida looga jawaabo shilalka annagoo nabdoon oo aan fulino baaritaanno,\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Sidoo kale, C\/llaahi Maxamed Cismaan oo ka mid ahaa 10-kii xubnood ee ka qaybgalay tabobarka ayaa yiri waa in la horumariyo kooxaha-taraafikada, si ay u maareeyaan kororka gaadiidka waddooyinka Jowhar iyo magaalooyinka kale.<\/p>\n<p>\u201cTani waa markii ugu horreysay oo aan ka qaybgalo tababar maamulka waddooyinka ah, waxaanan helay xirfado qiimo leh. Waxaan rajeynayaa in aan qaadano tababaro badan oo aan ku xoojino aqoonteena iyo xirfadaheena,\u201d ayuu yiri Cabdullaahi.<\/p>\n<p>Sida uu sheegay isku duwaha tababarada iyo horumarinta ee booliska ATMIS ACP Samuel Asiedu Okanta, tababarkan kor u qaadida awooda taraafikada ayaa qayb ka ah udiyaar garowga socda ee lagu wareejinayo mas\u2019uuliyadaha amniga dalka soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 23 Juun 2023 &#8211; 55 askari oo ka tirsan ciidanka nabad-gelyada waddooyinka ee @SoPoliceForce, ayaa soo gabagabeeyey tababar tababarayaalka oo ku saabsan maaraynta wadooyinka, si kor loogu qaado awooddooda&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3653,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3651","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 23 June 2023 \u2013 55 traffic police officers from the Somali Police Force, have concluded an intensive Training of Trainers course on traffic management, to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 23 June 2023 \u2013 55 traffic police officers from the Somali Police Force, have concluded an intensive Training of Trainers course on traffic management, to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-23T14:34:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-25T04:47:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka\",\"datePublished\":\"2023-06-23T14:34:48+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-25T04:47:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/\"},\"wordCount\":1007,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-23T14:34:48+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-25T04:47:03+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 23 June 2023 \u2013 55 traffic police officers from the Somali Police Force, have concluded an intensive Training of Trainers course on traffic management, to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS trains Somali Police in traffic management and road safety\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 23 June 2023 \u2013 55 traffic police officers from the Somali Police Force, have concluded an intensive Training of Trainers course on traffic management, to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 23 June 2023 \u2013 55 traffic police officers from the Somali Police Force, have concluded an intensive Training of Trainers course on traffic management, to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-23T14:34:48+00:00","article_modified_time":"2023-06-25T04:47:03+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka","datePublished":"2023-06-23T14:34:48+00:00","dateModified":"2023-06-25T04:47:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/"},"wordCount":1007,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/","name":"Hawlgalka ATMIS ayaa Booliska Soomaaliya siiyey tabobar ku saabsan maareynta iyo badbaadada waddooyinka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg","datePublished":"2023-06-23T14:34:48+00:00","dateModified":"2023-06-25T04:47:03+00:00","description":"Mogadishu, 23 June 2023 \u2013 55 traffic police officers from the Somali Police Force, have concluded an intensive Training of Trainers course on traffic management, to enhance their capacity to manage traffic flow and ensure safety on public roads.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52968121297_e383aec908_k-1.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-trains-somali-police-in-traffic-management-and-road-safety\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS trains Somali Police in traffic management and road safety"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3651","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3651"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3651\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3668,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3651\/revisions\/3668"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3653"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3651"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3651"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3651"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}