{"id":3647,"date":"2023-06-23T11:12:36","date_gmt":"2023-06-23T08:12:36","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3647"},"modified":"2023-06-24T23:11:49","modified_gmt":"2023-06-24T20:11:49","slug":"head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/","title":{"rendered":"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<strong>New York, 23 Juun 2023<\/strong> &#8211; Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef ayaa Khamiistii warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana uu soo bandhigay qorsheyaasha amniga ee howlgalku qabandoono laguna taageerayo Soomaaliya inta lagu guda jiro xilliga kala guurka ah ka hor inta aan la gaarin bisha December 2024.<\/p>\n<p>Warbixintan ku saabsan xaaladda Soomaaliya ayaa dhacday intii uu socday shirkii 9356-aad ee golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay. Kalfadhiga waxaa shir guddoominayay Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda Imaaraadka Carabta, Sheikh Shakhboot Bin Nahyan Al Nahyan.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa khudbadiisa ku sheegay in ATMIS ay taageero la-talin ah siiso ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya si loo ilaaliyo Shacabka iyo in la xaqiijiyo u hoggaansanaanta sharciyada caalamiga ah ee bini&#8217;aadantinimada iyo sharciyada xuquuqul insaanka inta lagu guda jiro Hawgalada dagaal ee ay Soomaaliya hormuudka ka tahay.<\/p>\n<p>Sidoo kale, hawlgalka ATMIS waxuu taageero siiyey ciidamada Xooga Dalka Soomaaliya wejigii koobaad ee weerarrada milateri ee ka dhanka ahaa Al-Shabaab. Wajiga labaad ee duulaankana oo loogu magac daray \u201cHowlgalka Libaaxa Madow\u201d ee soo socda ayaa waxaa ka mid noqon doona ciidamada gobolka ee Jabuuti, Itoobiya iyo Kenya ee xuduudka la leh Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa sidoo kale xusay in ciidamada Hawlgalka ATMIS ee milateriga iyo booliiska ay sii wadi doonaan la-talinta iyo tababarada ay siiyaan ciidamada xoogga dalka iyo kuwa booliiska Soomaaliya. Tani waa qaybo ka mid ah udiyaargarawga wareejinta mas\u2019uuliyadda amniga ee ATMIS ku wareejineyso ciidamada amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa sidoo kale xusay in hawlgalka ATMIS uu ku guda jiro hirgelinta wajiga koowaad ee dhimista Ciidamada.\u00a0 waxaana kamid ah dhimista tirada ciidamada iyo in lix saldhig\u00a0 lagu wareejiyo ciidamada ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u sheegayaa golaha in dhimista 2,000 oo askari oo ATMIS ah si waafaqsan go&#8217;aankii Golaha Ammaanka ee 2628 (2022) iyo 2670 (2022) hadda la fulinayo,&#8221; ayuu yiri danjire Souef.<\/p>\n<p>&#8220;Marka la dhammeeyo wejiga koowaad, gaar ahaan dhimista Ciidamada ee toddobaadka soo socda, hawlgalka ATMIS waxuu diyaarin doonaa Xoogaga Falcelinta Degdega ah iyo Ciidamada Wareega. Waxaan sidoo kale diyaarin doona\u00a0 taageerayaal diyaar ah, sida helikabtarrada wax weerara iyo qalab casriga ah ee ilaalinta sirdoonka iyo sahanka fog (ISR) iyo qalabyada casriga ah ee\u00a0 Kahortagga walxaha qarxa. Tani waxay kor u qaadi doontaa awoodda hawlgaka ATMIS, taasoo awood u siinaysa howlgalku inuu si wanaagsan uga jawaabo baahiyaha howlgallada ciidamada ammaanka Soomaaliya ee goobta dagaalka,\u201d ayuu raaciyay danjire Souef.<\/p>\n<p>Waxa uu xusay in 18 bilood kaliya ay ka harsan tahay ka bixitaanka ATMIS ee dalka Soomaaliya oo ah bisha December 2024, loona baahan yahay in heshiis wadareed laga gaaro doorka uu hawlgalka ATMIS- qaadan doono marka uu bilaabayo dhimista ciidamada.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa sidoo kale ka codsaday Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay in laga qaado cunaqabateynta hubka ee saaran Soomaaliya muddo 31 sano ah, si ay awood ugu yeeshaan ciidamada amaanka Soomaaliya inay la wareegaan Saldhigyada ay banneeynayaan ATMIS, isla markaana ay gacanta ugudhigaan dhulka laga saaray Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Kalfadhiga waxaa sidoo kale ka hadlay Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, Ms Catriona Laing iyo Agaasimaha guud ee hayada Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay(WFP), Cindy McCain.<\/p>\n<p class=\"p1\"><span class=\"Apple-converted-space\"><div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div><\/span><\/p>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>New York, 23 Juun 2023 &#8211; Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef ayaa Khamiistii warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3648,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156,107],"tags":[],"class_list":["post-3647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"New York, 23 Juun 2023 &#8211; Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef ayaa Khamiistii warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-23T08:12:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-24T20:11:49+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2018\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1121\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya.\",\"datePublished\":\"2023-06-23T08:12:36+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-24T20:11:49+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/\"},\"wordCount\":997,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/\",\"name\":\"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-23T08:12:36+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-24T20:11:49+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg\",\"width\":2018,\"height\":1121},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Head of ATMIS briefs UN Security Council on the AU mission\u2019s support to Somalia\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"New York, 23 Juun 2023 &#8211; Madaxa Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Danjire Mohamed El-Amine Souef ayaa Khamiistii warbixin siiyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, waxaana&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-23T08:12:36+00:00","article_modified_time":"2023-06-24T20:11:49+00:00","og_image":[{"width":2018,"height":1121,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya.","datePublished":"2023-06-23T08:12:36+00:00","dateModified":"2023-06-24T20:11:49+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/"},"wordCount":997,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/","name":"Madaxa Hawlgalka ATMIS oo Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay warbixin ka siiyey Taageerada uu howlgalka Midowga Afrika siiyo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg","datePublished":"2023-06-23T08:12:36+00:00","dateModified":"2023-06-24T20:11:49+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52994465747_39e5d594d3_k.jpg","width":2018,"height":1121},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/head-of-atmis-briefs-un-security-council-on-the-au-missions-support-to-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Head of ATMIS briefs UN Security Council on the AU mission\u2019s support to Somalia"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3647"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3667,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3647\/revisions\/3667"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}