{"id":3614,"date":"2023-06-21T10:43:52","date_gmt":"2023-06-21T07:43:52","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3614"},"modified":"2023-06-21T13:24:58","modified_gmt":"2023-06-21T10:24:58","slug":"atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho<\/strong> &#8211;\u00a0 Hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) 2628 (22) iyo 2670 (22) kaasoo faraya Hawlgalka ATMIS inay saarto 2000 oo askari dhammaadka Juun 2023.<\/p>\n<p>Hawlgalka ATMIS oo taageero ka helaya Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNSOS) ayaa ku wareejiyey Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) Xaruntii ugu horeysay ee Horudhac aheyd ee saldhiga Ciidanka XAAJI CALI ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Saldhigan ayaa hoos imanayey Hawlgalka #ATMIS gaar ahaan Ciidamada Difaaca Qaranka Burundi (BNDF).<\/p>\n<p>Ciidamada Burundi ee Hawlgalka ATMIS Taliyahooda qaybta labaad ee dagaalada Gaashaanle dhexe Richard Bimenyimana ayaa si rasmi ah xaruntan ugu wareejiyay taliyaha ciidanka XDS ee aaggaas, Gashaanle Bashiir Abuukar Axmed. Munaasabadan ayaa waxaa ka soo qeyb galay saraakiil sar sare oo ka kala socday ATMIS iyo CXDS, waxaana gudoominayay taliyaha ciidamada ATMIS ee dhanka Qorsheynta Gash.dhexe. Collins Musau.<br \/>\n\u201cSannado badan, waxaan si dhow ula shaqeynay CXDS, wadashaqeyntaasna waxay si weyn uga qeyb qaadatay horumarinta xasilloonida iyo amniga deegaankan. Xil wareejinta maanta waxay qayb ka tahay wareejinta mas\u2019uuliyadda amniga dalka,\u201d ayuu yiri Gash.dhexe. Musau.<\/p>\n<p>Taliyaha CXDS ee aaga Xaaji Cali, Gash. Bashiir, ayaa uga mahadceliyey ATMIS ee wareejinta xaruntan. Waxa uu sidoo kale xusay in xil wareejinta ay ka dambeysay xiriir wada shaqeyn oo dhex maray ATMIS iyo CXDS.<br \/>\n&#8220;Waxaan had iyo jeer xiriir wanaagsan la lahayn hawlgalka ATMIS inta ay halkan ka shaqeynayeen. Haddana xilka ku wareejinayaan sidii loo igmaday, waan ku faraxsanahay inaan la wareegno mas\u2019uuliyadda amniga,\u201d ayuu yiri Gashaanle Bashiir.<\/p>\n<p>Ciidamada Burundi ee Hawlgalka ATMIS Taliyahooda qaybta labaad ee dagaalada Gaashaanle dhexe Richard Bimenyimana wuxuu xasuusiyay dhammaan dhinacyada in xil-wareejintu ay tahay fulinta waajibaadka hawlgalka ATMIS.<br \/>\n\u201cWaa tallaabo muhiim ah oo uu manta horey uqaaday hawlgalka ATMIS, ka dib booqashadii hore ee ay qiimeynta ku sameeyeen saldhigan Hoggaanka Sare ee ATMIS, SNA iyo UNSOS,&#8221; ayuu yiri Gash.dhexe. Bimenyimana<br \/>\nIyada oo qayb ka ah wareejinta, Hayada Qaramada Midoobey ee UNSOS ayaa taageero farsamo iyo qalab siisay hawlgalka ATMIS, waxayna ka tageen ceel riig ah, qalabka lagu daweeyo biyaha iyo kaydinta, Janareetaro, Solaro, qalabka qaybinta korontada, talaajado, iyo qaboojiyayaal.<\/p>\n<p>Saldhiga Xaaji Cali oo 70km waqooyi-bari ka xiga Magalada Muqdisho. Waana saldhiga ka mid ah 7 saldhig oo hawlagalka ATMIS ku wareejinayo CXDS dhamaadka bisha June 2023. Bishii Janaayo, ATMIS ayaa saldhiga Maslax ku wareejisay Dowladda Federaalka Soomaaliya.","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho &#8211;\u00a0 Hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) 2628 (22) iyo 2670 (22)&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3615,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156,107],"tags":[],"class_list":["post-3614","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho &#8211;\u00a0 Hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) 2628 (22) iyo 2670 (22)&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-21T07:43:52+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-21T10:24:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI\",\"datePublished\":\"2023-06-21T07:43:52+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-21T10:24:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/\"},\"wordCount\":793,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-21T07:43:52+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-21T10:24:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS begins drawdown of 2000 Troops with the handover of Xaaji Cali Forward Operating Base\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho &#8211;\u00a0 Hawlgalka Kumeelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaaliya ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada iyada oo la raacayo Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) 2628 (22) iyo 2670 (22)&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-21T07:43:52+00:00","article_modified_time":"2023-06-21T10:24:58+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI","datePublished":"2023-06-21T07:43:52+00:00","dateModified":"2023-06-21T10:24:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/"},"wordCount":793,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/","name":"Hawlgalka ATMIS ayaa bilaabey Dhimista Ciidamada, iyagoo Ka bilaabey wareejinta saldhiga Ciidamada EE XAAJI CALI - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg","datePublished":"2023-06-21T07:43:52+00:00","dateModified":"2023-06-21T10:24:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52988760285_ef32011008_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-begins-drawdown-of-2000-troops-with-the-handover-of-xaaji-cali-forward-operating-base\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS begins drawdown of 2000 Troops with the handover of Xaaji Cali Forward Operating Base"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3614","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3614"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3614\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3618,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3614\/revisions\/3618"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3615"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3614"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3614"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3614"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}