{"id":3580,"date":"2023-06-17T20:10:34","date_gmt":"2023-06-17T17:10:34","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3580"},"modified":"2023-06-25T09:38:58","modified_gmt":"2023-06-25T06:38:58","slug":"atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/","title":{"rendered":"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho<\/strong> &#8211; Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo fahamsiiyo in si fiican ay ugutaan Waajibaadkooda ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Madaxa Hawlgalka ATMIS ee waaxda Ilaalinta Xuquuqda Insaanka iyo Jinsiga Dr. Omar Abdulle Alasow, ayaa jimcihii shir-gudoomiyay xiritaanka tababarkan oo ujeedadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa ilaalinta xuquuqul insaanka ee howlgalka nabadaynta Midowga Afrika.<\/p>\n<p>\u201cHadii aan nahey Saraakiisha Waaxda isku xirka Shacabka iyo Militariga iyo waaxda jinsiga waxaa waajib nagu ah in aan taageerno ilaalinta rayidka anagoo sii wadeyna la-talinta Ciidanka Amniga Soomaaliyeed (SSF) iyo horumarinta ka-qeybgalka bulshada, wacyi-gelinta, u doodista, iyo howlaha gaarka ah,\u201d ayuu yiri Dr. Calasow.<br \/>\nDr. Calasow ayaa Matalayey ergayga gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya ahna madaxa #ATMIS, Ambassador Mohamed El-Amine Souef.<\/p>\n<p>Tabobarkan ayaan isu keeney saraakiisha Jinsiga iyo Saraakiisha Waaxda isku xirka Shacabka iyo Militariga oo ka kala yimid waaxyaha kala duwan ee hawlgalka ATMIS.<\/p>\n<p>Ka qaybgalayaashu waxa ay hadda samayn doonaan koox tababarayaal ah oo tababari doona dhiggooda ATMIS iyo Ciidanka Amniga Soomaaliya (SSF) kuna tabobari doona horumarinta iyo ilaalinta xuquuqda aadanaha, iyo sinnaanta jinsiga.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan idinku boorrinayaa inaad ka faa\u2019ideysataan aqoontan oo aad xoojisaan waxtarkiina iyo hufnaantiinna si aad ufulisaan howlihiina Shaqo, aadna tabobarkan sii gaadhsiisaan Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed inta lagu jiro xilliga kala guurka ah\u201d ayuu Dr Calasow u sheegay saraakiisha.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada ATMIS Sareeye Guuto Sam Okiding, oo ka hadlay furitaankii furitaankii Maalintii Isniinta, ayaa tilmaamay in horumarinta iyo ilaalinta xuquuqul insaanka ay tahay mid ka mid ah qiyamka asaasiga ah ee loo igmaday hawlgalka ATMIS, wuxuuna kula dar daarmay ka qeyb galayaasha in ay turjumaan aqoonta iyo xirfadda ay barteen si ficil ah oo la taaban karo.<\/p>\n<p>\u201cWaaxda Ilaalinta xuquuqda insaanka iyo Jinsiga waxay door muhiim ah ka ciyaartaa hubinta in qorshaynta iyo hawlgallada howlgalka loo fuliyo si waafaqsan waajibaadka caalamiga ah iyo kuwa gobolka,&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Tabobarkan waxaa ku jirey cutubyo looga hadlayo jinsiga iyo hawlaha nabad ilaalinta, kufsiga iyo rabshadaha ku salaysan jinsiga, ku daneysiga galmada iyo dabagalka iyo diwaangalinta dhibaatooyinka loogeysto rayidka ah.<\/p>\n<p>Sarkaal Jinsiga iyo Kormeere Guud oo booliska ATMIS ah, Thomas Robin Mansaray, ka qaybqaatana ah ayaa yiri: &#8220;Tababarku wuxuu ahaa mid wanaagsan. Aqoontana waxaan siindoonaa saaxiibadayada kuwaas oo iyaguna sidoo kale siin doona mid la mid ah ciidamada Booliiska Soomaaliyeed iyo kuwa Xoogga dalka Soomaaliyeed.\u201d<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho &#8211; Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3581,"comment_status":"closed","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-3580","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho &#8211; Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-17T17:10:34+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-25T06:38:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga\",\"datePublished\":\"2023-06-17T17:10:34+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-25T06:38:58+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/\"},\"wordCount\":731,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/\",\"name\":\"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-17T17:10:34+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-25T06:38:58+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho &#8211; Sodon sarkaal oo katirsan hawlgalka ATMIS ayaa dhameystey shan cisho oo tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqda aadanaha iyo horumarinta sinaanta jinsiga xiliyada hawlgalada nabad ilaalinta. Si loo&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-17T17:10:34+00:00","article_modified_time":"2023-06-25T06:38:58+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga","datePublished":"2023-06-17T17:10:34+00:00","dateModified":"2023-06-25T06:38:58+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/"},"wordCount":731,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/","name":"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg","datePublished":"2023-06-17T17:10:34+00:00","dateModified":"2023-06-25T06:38:58+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52979092159_f98214699e_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-us-army-commanders-discuss-somalia-security-during-the-transition\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiil ka tirsan Hawgalka ATMIS ayaa dhameystey tabobar oo ku saabsan ilaalinta xuquuqul Insaanka iyo sinaanta Jinsiga"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3580","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3580"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3580\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3670,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3580\/revisions\/3670"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3581"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3580"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3580"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3580"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}