{"id":3542,"date":"2023-06-08T15:52:27","date_gmt":"2023-06-08T12:52:27","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3542"},"modified":"2023-06-08T23:32:39","modified_gmt":"2023-06-08T20:32:39","slug":"atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/","title":{"rendered":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, Juun 8, 2023<\/strong>&#8211; Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fududeynta in si habsami leh loogu wareejiyo mas\u2019uuliyadda amniga Soomaaliya si waa waafaqsan qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay shir jaraa\u2019id oo ay si wadajir ah ugu qabteen xarunta Villa Somalia ee Magaalada Muqdisho, Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa #ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef iyo Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya, Daud Aweis, ayaa sheegay in howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee looga xoreynayo Deegaanada ay wali maamulaan ay ka socdaan meelo kala duwan oo dalka ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan rabaa inaan xaqiijiyo sida ay nooga go\u2019an tahay fulinta wareejinta mas\u2019uuliyadda amniga ee lagu wareejinayo ciidamada ammaanka ee Soomaaliya iyadoo la raacayo qorshaha kala guurka Soomaaliya iyo go\u2019aannada golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ee khuseeya Arrintan. Iyadoo kaduuleysa Go\u2019aanadaa #ATMIS waxay soo gabagabaysay qorshaha lagu bilaabayo dhimista 2000 oo askari oo ay tahay in la sameeyo dhammaadka bishan,\u201d ayuu yidhi Souef.<\/p>\n<p>Danjire Souef ayaa kalsooni ka muujiyay in DFS ay abuurtay ciidamo ku filan oo la wareegi kara mas\u2019uuliyadda amniga marka ay baxaan ciidamada #ATMIS.<\/p>\n<p>\u201cKalsooni buuxda ayaan ku qabaa awooda Ciidamada Amaanka Soomaaliya. Ciidanka XDS ayaa halkii sano ee la soo dhaafay muujiyay awoodda sii kordheysa ee lagu fulinayo howlgallada militari ee ka dhanka ah kooxda argagixisada ah. Waxaan si kal iyo laab ah ugu ammaanayaa hoggaaminta Madaxweyne <strong>Xasan Sheekh Maxamuud <\/strong>xoojinta xoogga dalka iyo sidoo kale hawlgalinta Ciidanka shacabka ee dagaalka kula jira Al-Shabaab,\u201d ayuu xusay.<\/p>\n<p>Wasiir Aweis ayaa ku bogaadiyay ciidamada ammaanka Soomaaliya sida ay uga go\u2019an tahay xaqiijinta nabadda iyo xasiloonida dalka oo dhan, waxaana uu kula dar daarmay hay\u2019adaha amniga inay sii wadaan wada shaqeynta lagu ciribtirayo khatarta AL-shabaab.<\/p>\n<p>\u201cSida aad wada ogtihiin waxaa socda howlgalo lagu ciribtirayo Al-Shabaab oo ka socda qeybo badan oo dalka ah. Sidoo kale, waxaa la filayaa in dhawaan la bilaabo wajigii labaad ee howlgallada ay hormuudka ka tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya,\u201d ayuu ku dhawaaqay.<\/p>\n<p>Wasiirka ayaa faahfaahiyay qorsheyaal kala duwan oo ay diyaariyeen mas\u2019uuliyiinta iyo hay\u2019adaha dowladda si shacabka Soomaaliyeed ay u helaan nabad iyo xasilooni.<\/p>\n<p>\u201cRa\u2019iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Xamza Cabdi Barre, ayaa ku booriyay in la dardargeliyo xoreynta deegaanada ku harsan gacanta Khawaarijta Al-Shabaab,\u201d ayuu Wasiir Aweis hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa soo dhaweeyay imaatinka Ergeyga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya (SRSG) Catriona Laing, waxayna ballan-qaadeen inay QM kala shaqeyn doonaan xasilinta dalka.<\/p>\n<p>Iyadoo la raacayo Qaraarka Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2670, ATMIS ayaa la filayaa in dhamaadka bishan ay dhinto 2000 oo askari, si loogu wareejiyo mas\u2019uuliyadaha amniga ciidamada ammaanka Soomaaliya si loo meel mariyo Qorshaha kala guurka ee Soomaaliya. Hawlgalka Nabadda ee Midowga Afrika ayaa la filayaa inuu si buuxda uga baxo Soomaaliya 31ka Diseembar 2024.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Juun 8, 2023&#8211; Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fududeynta&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3543,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-3542","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, Juun 8, 2023&#8211; Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fududeynta&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-08T12:52:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-08T20:32:39+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2023-06-08T12:52:27+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-08T20:32:39+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/\"},\"wordCount\":988,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/\",\"name\":\"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-08T12:52:27+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-08T20:32:39+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS, FGS reaffirm commitment to Somalia Transition Plan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, Juun 8, 2023&#8211; Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fududeynta&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-08T12:52:27+00:00","article_modified_time":"2023-06-08T20:32:39+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya","datePublished":"2023-06-08T12:52:27+00:00","dateModified":"2023-06-08T20:32:39+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/"},"wordCount":988,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/","name":"Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Hawlgalga Midowga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya(ATMIS) ayaa mar kale dib uxaqiijiyey in ay ka go\u2019an tahay fulinta qorshaha kala guurka ah ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg","datePublished":"2023-06-08T12:52:27+00:00","dateModified":"2023-06-08T20:32:39+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52957270149_37861b3ac3_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fgs-reaffirm-commitment-to-somalia-transition-plan\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS, FGS reaffirm commitment to Somalia Transition Plan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3542","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3542"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3542\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3546,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3542\/revisions\/3546"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3543"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3542"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3542"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3542"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}