{"id":3522,"date":"2023-06-05T18:54:26","date_gmt":"2023-06-05T15:54:26","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3522"},"modified":"2023-06-25T10:53:56","modified_gmt":"2023-06-25T07:53:56","slug":"to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/","title":{"rendered":"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya."},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho <\/strong>\u2013 Iyadoo la xusayo Maalinta Deegaanka Adduunka, Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta bilaabay olole wadajir ah oo lagu ilaalinayo deegaanka laguna yareynayo saameynta isbeddelka cimilada.<\/p>\n<p>Iyadoo qayb ka ah ololaha, aya Danjire Mohammed El-Amine Souef, Madaxa Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, Madaxa Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobay ee Soomaaliya (UNSOS), Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Aisa Kacyira iyo Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya Khadiija Maxamed, ay ballan qaadeen in ay ku beeri doonaan 30,000 oo geed ku dhawaad 58 xero oo ay faarujin doonan ciidamada ATMIS meesha lagu gaaro waqtigooda kama dambaysta ah ee dhamaadka 2024ta.<\/p>\n<p>Ololahan ayaa lagu taageeraya hindisaha \u201cSoomaaliya Cagaaran\u201d ee Madaxweyne Xasan Sheekh ee la bilaabay bishii Oktoobar ee sannadkii hore. Hindisahaas ayaa bartilmaameedsanaya dhirbeeris dhan ilaa 10 milyan oo geed si loo kobciyo \u00a0noocyada kala duwan ee dhirta iyo xoolaha ee deegaanada Soomaliya iyo sidookale u adkeysiga isbedelka cimilada si looga hortago abaaraha ba&#8217;an ee soo noqnoqda ee ee ka jira dalkan Geeska Afrika.<\/p>\n<p>\u201cKa ATMIS ahaan, waxaa naga go\u2019an in aan raacno jihaynta iyo siyaasadda Madaxweynaha Soomaaliya. ATMIS waxa ay beeri doontaa ilaa 30,000 oo geed si ay u taageerto hindisaha Soomaaliya cagaaran meesha lagu gaaro bisha Diseembar 2024ta,\u201d ayuu yiri Danjire Souef, Wakiilka Gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya.<\/p>\n<p>Si loo xuso munaasabadda sanadkan ee hal-ku-dheggiisu yahay &#8220;Xalka Wasakhowga Caagagta,&#8221; ATMIS iyo shaqaalaha Qaramada Midoobay ayaa ka qayb-qaatay olola nadiifin ah oo qashinka ka dhasha caagagta looga aruuriyay wadada isku xirta Jazeera, Garoonka iyo Marine.<\/p>\n<p>&#8220;Wasakhowga ka dhasha caagagtu waa masiibo dhab ah, caafimaadkeenana waxaa saameeya qashinka caagagta ah ee meel kasta dhooban. Haddii aanan maanta tallaabo la qaadin, berri dib udhac ayay keeni doontaa,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Danjire Souef.<\/p>\n<p>Madaxa UNSOS, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay Marwo Kacyira ayaa muujisay sida ay ugu faraxsan tahay dadaallada muuqda ee ay Qaramada Midoobay u gashay sidii looga hortagi lahaa wasakhowga ka dhasha caagagta si loo soo celiyo badqabka deegaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cQaramada Midoobay ee Soomaaliya waxay yaraynaysaa qashinka caagagta ah iyadoo mamnuucday isticmaalka bacaha, hoosna u dhigtay isticmaalka biyahaya caagagta lagu keeno, bedelkoodana xafiisyada la dhigay qaboojiyeyaal biyaha laga cabo sidookalena gooba cayiman ee biyaha laga cabo laga hirgeliyay dhamaan xerooyinka QM. Waxaa qashinka laguridaa haamaha lagu kala saaro noocyada kala gedisan ee qashinka, iyadoo la dhiirigeliyo warshadaynta qashinka iyo abaabulka olole nadaafadeed ee xeebaha si joogto ah looga sameeyo. Waxaan u ururinnaa laba tan oo qashin ah markasta oo olole nadiifin ah lasameeyo,\u201d ayay tiri Marwo Kacyira.<\/p>\n<p>Dhankeeda, Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada ee Soomaaliya Marwo Khadiija Maxamed ayaa muujisay sida ay Soomaaliya uga mahadineyso dadaalka wada-jirka ah ee ATMIS iyo QM ay ku taageerayaan hindisayaasha Dowladda Federaalka ah ee lagu ilaalinayo nidaamka deegaanka ee kala duwan.<\/p>\n<p>\u201cSoomaaliya waxay leedahay hanti aad u wanaagsan, waxaa lagu maneystay dhul qurux badan, bad, xoolo iyo beero. Laakiin nasiib darro, deegaankeena waxaa si xun u saameeyay colaado sanado badan socday, waxaan u baahanahay in aan u wada istaagno sidii aan uga hortagi lahayn wasakheynta iyo la dagaalanka qashinka caagagta,\u201d ayay tiri wasiir Khadiija Maxamed.<\/p>\n<p>Xaflado noocaan oo kale ah ayaa lagu qabtay xarumaha Hawlgalka ATMIS iyo kuwa Qaramada Midoobay ee ku yaala magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle iyo sidookale magaalada Dhoobley ee maamulka Jubaland, halkaasi oo shaqaalaha QM iyo ciidamada ATMIS ee wadanka Burundi iyo kuwa booliiska ah ee ATMIS ay ka qeyb galeen olole nadaafadeed iyo mid dhir beeris ah.<\/p>\n<p>Xaflada lagu qabtay magaalada Muqdisho iyo deegaanada kale waxaa ka qeyb galay mas\u2019uuliyiin ka tirsan ATMIS oo isugu jiray milateri, boolis iyo rayid, saraakiil ka socotay hay\u2019adaha kala duwan ee Qaramada Midoobay iyo wakiilo ka socday dowladda Federaalka Soomaaliya iyo mas\u2019uuliyiin heer dowlad goboleed ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3525\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"781\" height=\"520\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52953115420_35b87ee2c9_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 781px) 100vw, 781px\" \/><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho \u2013 Iyadoo la xusayo Maalinta Deegaanka Adduunka, Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, Qaramada Midoobay iyo dowladda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta bilaabay olole wadajir ah oo lagu ilaalinayo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3523,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3522","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 5 June 2023 - To mark World Environment Day, the African Union peace mission in Somalia, the United Nations and the Federal Government of Somalia, today launched a joint campaign to protect the environment and reduce the effects of climate change.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 5 June 2023 - To mark World Environment Day, the African Union peace mission in Somalia, the United Nations and the Federal Government of Somalia, today launched a joint campaign to protect the environment and reduce the effects of climate change.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-05T15:54:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-25T07:53:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya.\",\"datePublished\":\"2023-06-05T15:54:26+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-25T07:53:56+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/\"},\"wordCount\":1156,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/\",\"name\":\"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-05T15:54:26+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-25T07:53:56+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 5 June 2023 - To mark World Environment Day, the African Union peace mission in Somalia, the United Nations and the Federal Government of Somalia, today launched a joint campaign to protect the environment and reduce the effects of climate change.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya.\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 5 June 2023 - To mark World Environment Day, the African Union peace mission in Somalia, the United Nations and the Federal Government of Somalia, today launched a joint campaign to protect the environment and reduce the effects of climate change.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 5 June 2023 - To mark World Environment Day, the African Union peace mission in Somalia, the United Nations and the Federal Government of Somalia, today launched a joint campaign to protect the environment and reduce the effects of climate change.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-05T15:54:26+00:00","article_modified_time":"2023-06-25T07:53:56+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya.","datePublished":"2023-06-05T15:54:26+00:00","dateModified":"2023-06-25T07:53:56+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/"},"wordCount":1156,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/","name":"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg","datePublished":"2023-06-05T15:54:26+00:00","dateModified":"2023-06-25T07:53:56+00:00","description":"Mogadishu, 5 June 2023 - To mark World Environment Day, the African Union peace mission in Somalia, the United Nations and the Federal Government of Somalia, today launched a joint campaign to protect the environment and reduce the effects of climate change.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52952208024_6253595516_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/to-mark-world-environment-day-atmis-un-launch-campaign-to-green-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Iyadoo la xusaayo Maalinta Deegaanka Adduunka, ATMIS iyo QM waxay bilaabeen olole lagu dhireeynaayo Soomaaliya."}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3522","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3522"}],"version-history":[{"count":9,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3522\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3673,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3522\/revisions\/3673"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3523"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3522"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3522"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3522"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}