{"id":3509,"date":"2023-06-04T18:03:57","date_gmt":"2023-06-04T15:03:57","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3509"},"modified":"2023-06-04T23:14:17","modified_gmt":"2023-06-04T20:14:17","slug":"atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle"},"content":{"rendered":"<strong>Beledweyne<\/strong> &#8211; Ciidamada Midawga Afrika iyo Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa Kor uqaadey hawlgalada\u00a0 Ciidan ee isku dhafka ah oo lagula jiro falaagada AL-Shabaab ee Maamul Goboleedka Hirshabeele ka hor inta ayna bixin 2000 oo askari oo ka tirsan ATMIS dhamaadka bisha Juun.<\/p>\n<p>Gaashaanle Sare Jaamac Farah, Taliyaha Qaybta 4aad ee Hawlgalka Ku-meelgaarka ah ee Midowga Afrika, Soomaaliya ayaa yiri wadashaqeynta dhaw ee ka dhaxeysa Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya iyo Ciidamada deegaanka ayaa door lixaadleh ku lahaa\u00a0 Xoreynta Goobo ay awal xukumi jireen argagixisada Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Shir jaraa\u2019id oo uu ku qabtey magaalada Baladweyne, ayuu Gashaanle Sare Jaamac Ku sheegey in guulaha laga gaarey Al-shabaab ay sabab utahey aqoonta Durugsan ee ay Ciidamada xooga dalka Soomaaliya u leeyahiin Deegaanada ay ka taliyaan iyo Xog wadaag ay la leeyihiin dadka deeganka.<\/p>\n<p>\u201cHawlgaladeenu Manoqonayaan kuwo guuleysta hadii aysan jirin doorka lixaadka leh ee Ciidamada xooga dalka Soomaaliya. Waxey saaxiibo dhaw layihiin Bulshada deegaanka oo inta badan usoo gudbiyo warbixino la isku haleyn karo oo ay wakhti ku haboon usoo gudbiyaan Ciidankeena\u201d ayuu Gashaanle Sare Jaamac<\/p>\n<p>Qaybaha ATMIS, qaybta 4aad waxaa ku Sugan ciidamo isku dhaf ah oo ka kala socda Itoobiya iyo Jabuuti oo xaruntoodu tahey Magaalada Beledweyne oo 342KM Waqooyi Galbeed ka xigta Caasimada Muqdisho<\/p>\n<p>Magaalada Baladweyne Waxey ku talaa wadada halbawlaha ah ee isku xirta Buulo-Burto, Jowhar iyo Modishu, ee Gobolka Hiraan. Waxeyna xarun u aheyd dhaqdhaqaaqyada Al-Shabaab ka hor inta aysan Ciidamada wada jirka ah Ka saarin wajigii Koobaad ee duulaanka Milatari.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya Hassan Sheikh Mohamud ayaa Ku baaqey in la joojiyo hawlgalada Ciidan bishii ogosto 2022 ka soo ku aadanaa Maamul\u00a0 Goboleedyada Hirshabeele iyo Galmudug ee Bartamaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>Isagoo amaanaya Xiriirka wanaagsan ee kala dhexeeya Ciidamada ATMIS, ayuu Gashaanle Mohamed Omar Ibaar, taliyaha Guutada 5aad ee Ciidamada xooga dalka Soomaaliya, qayta 27aad, kalsooni ka muujiyey in Ciidanka amaanka Soomaaliya ay diyaar uyahiin iney si buuxda ula wareegaan masuuliyada Amniga marka ay kabaxaan Ciidamada Hawlgalka ATMIS.<\/p>\n<p>\u201cXaqiiqdii waxaan helney xirfadihii iyo Khibradii lagama maarmaanka u ahaa si aan si buuxdo usugno amaanka Magaalada Baladweyne iyo nawaaxigeeda\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Waxii ka danbeeyey fatahaadii Magaalada Baladweyne, Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamada ATMIS ayaa kaalin weyn ka qaatey daad gureynta dadka iyo Gurmadka Bini-aadanimo ee loo fidinayey qoysaska ay saameeyeen fatahaaduhu.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3510 size-large\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-1024x683.jpg\" alt=\"\" width=\"1024\" height=\"683\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949861164_677f1e2b5f_o-263x175.jpg 263w\" sizes=\"(max-width: 1024px) 100vw, 1024px\" \/><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Beledweyne &#8211; Ciidamada Midawga Afrika iyo Ciidamada xooga dalka Soomaaliya ayaa Kor uqaadey hawlgalada\u00a0 Ciidan ee isku dhafka ah oo lagula jiro falaagada AL-Shabaab ee Maamul Goboleedka Hirshabeele ka hor&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3511,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3509","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Beletweyne, 4 June 2023 - African Union forces and the Somali National Army (SNA) have stepped up joint military operations against Al-Shabaab insurgents in Hirshabelle State ahead of the withdrawal of some 2,000 troops by the end of June.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Beletweyne, 4 June 2023 - African Union forces and the Somali National Army (SNA) have stepped up joint military operations against Al-Shabaab insurgents in Hirshabelle State ahead of the withdrawal of some 2,000 troops by the end of June.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-04T15:03:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-04T20:14:17+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle\",\"datePublished\":\"2023-06-04T15:03:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-04T20:14:17+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/\"},\"wordCount\":735,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-04T15:03:57+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-04T20:14:17+00:00\",\"description\":\"Beletweyne, 4 June 2023 - African Union forces and the Somali National Army (SNA) have stepped up joint military operations against Al-Shabaab insurgents in Hirshabelle State ahead of the withdrawal of some 2,000 troops by the end of June.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS lauds SNA contribution to the success of operations against Al-Shabaab in Hirshabelle\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Beletweyne, 4 June 2023 - African Union forces and the Somali National Army (SNA) have stepped up joint military operations against Al-Shabaab insurgents in Hirshabelle State ahead of the withdrawal of some 2,000 troops by the end of June.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Beletweyne, 4 June 2023 - African Union forces and the Somali National Army (SNA) have stepped up joint military operations against Al-Shabaab insurgents in Hirshabelle State ahead of the withdrawal of some 2,000 troops by the end of June.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-04T15:03:57+00:00","article_modified_time":"2023-06-04T20:14:17+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle","datePublished":"2023-06-04T15:03:57+00:00","dateModified":"2023-06-04T20:14:17+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/"},"wordCount":735,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/","name":"Hawlgalka ATMIS oo boogaadiyey doorka Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya ay ku leeyahiin Guusha Hawlgalada ka dhanka ah Al-Shabaab ee Hirshabelle  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg","datePublished":"2023-06-04T15:03:57+00:00","dateModified":"2023-06-04T20:14:17+00:00","description":"Beletweyne, 4 June 2023 - African Union forces and the Somali National Army (SNA) have stepped up joint military operations against Al-Shabaab insurgents in Hirshabelle State ahead of the withdrawal of some 2,000 troops by the end of June.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52949716916_880fde8965_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-lauds-sna-contribution-to-the-success-of-operations-against-al-shabaab-in-hirshabelle\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS lauds SNA contribution to the success of operations against Al-Shabaab in Hirshabelle"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3509","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3509"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3509\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3514,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3509\/revisions\/3514"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3511"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3509"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3509"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3509"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}