{"id":3502,"date":"2023-06-02T17:16:59","date_gmt":"2023-06-02T14:16:59","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3502"},"modified":"2023-06-02T21:57:23","modified_gmt":"2023-06-02T18:57:23","slug":"atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/","title":{"rendered":"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka)"},"content":{"rendered":"<strong>Kismaanyo <\/strong>\u2013 Ciidamada Kiinya ee kamidka ah hawlgalka Midawga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya ayaa Khamiistii qarankooda la xusey sanadguuradii 60aad ee ay ka xoroobeen Gumeystihii.<\/p>\n<p>\u201cWaxey manta oo kale Aabayaasheen joojiyeen maamulkii Gumeystihii ingiriiska ayna aas aaseen dawladii uhoreysey ee dad deegaanka ah maamulaan\u201d waxaa sidaas yiri sareeye Guuto Lukas Kutto, Taliyaha qaybta 6aad, ee xarunta Ciidamada kenya ee kamidka ah Hawlgalka ATMIS.<\/p>\n<p>Isagoo hadalka sii wata maalintii dabaaldaga xoriyada ayuu sareeyo Guuto yiri aabayaasheen waxey horumarinjireen isku duubnaanta iyo mid ahaanshaha dadka kenya iyo guud ahaan afrika.<\/p>\n<p>01 juun 1963 waxey kiinya heshey iney iyada ismaamusho kadib sanado badan oo gumeysi ah, disember sanadkii danbane waxey heshey xoriyad buuxda. \u201cMaalinta Xoriyada kiinya waa mid muhiim u ah taariikhdeena\u201d waxuu kaluu yiri. \u201cin maalintan loodabaldago waxey jiilka danbe xusuusineysaa dadaalkeenii ahaa in aan anaga ismaamulo\u201d<\/p>\n<p>Sareeye Guuto Kuto ayaa ku amaaney ciidamada kiinya dadaalkooda ah iney fuliyaa waajibaadka Hawlgalka ATMIS, isagoo ku darey in dadaalkooda iyo shaqada adag ay hayaan ay keentey in guul weyn laga gaaro hawsha nabad soo celinta, amniga iyo degananshaha Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan sii wadi doonaa hagida Ciidamada amniga Soomaaliya(SSF), in aan udiyaarino iney la wareegaan masuuliyada amniga dalka. Waxaa kaloon tabobarney ciidamada qaranka soomaaliya iyo inaan wada qabaney hawlgalo lagu dhisayo awooda ciidamada si loo sugo amniga dalka.<\/p>\n<p>Kiinya waxey kamid tahey dalalka shanta ah oo ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya kana mid ah hawlgalka ATMIS sida Burundi, Itoobiya,Jibuuti, iyo yugaandha.<\/p>\n<p>Hawgalka ATMIS ciidamada Kiinya waxey joogaan qaybta 2aad kaas oo saldhigooda yahey Magaalada Dhoobley ee xuduuda kiinya iyo Soomaaliya waxay \u00a0kaloy joogaan qaybta 6aad oo saldhigooda yahey koonfurta magaalo xeebeeda Kismaanya oo ay amnigeedu wada sugaan Ciidamada itoobiya.<\/p>\n<p>Dabaaldagaa waxaa ka soo qayb galey masuuliyiin sarsare oo ka mid ah hawlgalka ATMIS, Qaramada Midoobey, iyo dawlada federalka ah ee Soomaaliya, waxaa kaloo joogey taliye ku xigeenka qaybta 6aad Gaashaanle Sare Tesit Nightie iyo Madaxa amniga garoonka Kismanyo, Mohamed Ahmed Hayi.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kismaanyo \u2013 Ciidamada Kiinya ee kamidka ah hawlgalka Midawga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya ayaa Khamiistii qarankooda la xusey sanadguuradii 60aad ee ay ka xoroobeen Gumeystihii. \u201cWaxey manta oo kale&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3503,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3502","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Kismaanyo \u2013 Ciidamada Kiinya ee kamidka ah hawlgalka Midawga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya ayaa Khamiistii qarankooda la xusey sanadguuradii 60aad ee ay ka xoroobeen Gumeystihii. \u201cWaxey manta oo kale&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-06-02T14:16:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-06-02T18:57:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka)\",\"datePublished\":\"2023-06-02T14:16:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-02T18:57:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/\"},\"wordCount\":670,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/\",\"name\":\"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-06-02T14:16:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-06-02T18:57:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Kismaanyo \u2013 Ciidamada Kiinya ee kamidka ah hawlgalka Midawga Afrika ee nabad ilaalinta Soomaaliya ayaa Khamiistii qarankooda la xusey sanadguuradii 60aad ee ay ka xoroobeen Gumeystihii. \u201cWaxey manta oo kale&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-06-02T14:16:59+00:00","article_modified_time":"2023-06-02T18:57:23+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka)","datePublished":"2023-06-02T14:16:59+00:00","dateModified":"2023-06-02T18:57:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/"},"wordCount":670,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/","name":"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg","datePublished":"2023-06-02T14:16:59+00:00","dateModified":"2023-06-02T18:57:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/06\/52944923585_1886476830_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-kdf-troops-celebrate-60th-madaraka-day-in-kismayo\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Ciidamada Kiinya ee kamidka ah ATMIS ayaa Kuxusey Kismaanyo Maalinta Xoriyada Kiinya ee 60aad.(Maalinta Madaraka)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3502","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3502"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3502\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3508,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3502\/revisions\/3508"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3503"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3502"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3502"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3502"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}