{"id":3497,"date":"2023-05-27T13:57:38","date_gmt":"2023-05-27T10:57:38","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3497"},"modified":"2023-05-27T23:46:40","modified_gmt":"2023-05-27T20:46:40","slug":"atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/","title":{"rendered":"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS"},"content":{"rendered":"<strong>Muqsisho,27 Maay 2023-<\/strong> Hawlgalka Midawga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa kordhiyey Tabobarada ciidamada amniga Soomaaliya Sidii looga hortagi lahaa askareynta Caruurta xiliyada colaadaha ayadooy soo dhawdahey dhimista ciidanka ATMIS.<\/p>\n<p>Taliye Ku xigeenka\u00a0 Ciidanka ATMIS Sareeye Gaas Marius Ngendabanka ayaa yiri ka hortaga askareynta caruurta waa qodob aad muhiim ugu ah Hawlgalka nabad ilaalinta Soomaaliya,<\/p>\n<p>\u201cTabobarka ka hortaga askareynta caruurta waa talaabo horey loogu qaadey in tabobartayaashu ay qaataan masuuliyadooda ku aadan ka hortagista askareynta caruurta\u201d Sidaas waxaa yiri Sareeye Gaas Ngendabanka oo maalintii Jimcaha ka hadlayey dhamaadka tabobarka tabobarayaasha oo socdey mudo todobaad ah laguna qabtey Muqdisho.<\/p>\n<p>\u201cSida ay isku afgarteen Ciidanka ATMIS iyo Ciidamada Amniga Soomaaliya, tabobarkan waxaa loo dhaadhicin doonaa dadka ku haboon iney qaataan si kor loogu qaado fahamkoota ka hortaga askareynta caruuta\u201d sidaa waxaa ku darey Taliye Ku xigeenka\u00a0 Ciidanka.<\/p>\n<p>Tabobarkan waxaa ka qayqaatey waaxda shaqaalaha shacabka ah ee ATMIS, waaxda ka hortaga xuquuqda aadanaha iyo Jinsiga(PHRG), waaxda diwaangalinta, qiimeynta, iyo ka jawaabista tacadiyada loogeysto Shacabka, iyo waaxda Jinsiga booliska iyo Milatariga.<\/p>\n<p>Waxaa kaloo ka qayb galey\u00a0 shaqaale ka socdey booliska iyo Militariga qaybta tabobarada iyo qaybta siyaasada ee Hawlgalka.<\/p>\n<p class=\"p1\">Mawduucyada tabobarka waxaa ka mid ahaa ilaalinta caruurta ee hawlgalada nabad ilaalinta,\u00a0Saameynta caruurta ee dagaalada, xaaladaha kale ee ilaalinta caruurta, shuruucda ilaalinta caruurta iyo fahamka ku xadgudubka caruurta.<\/p>\n<p>Ku xadgudubka caruurta waa mid aad ooga jirta Soomaaliya sida afduubkooda, iyo in xoog lagu shaqaaleysiiyo sida askareynta AL-Shabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan.<\/p>\n<p>Anthony Njoroge, oo ahaa Macalinka koobaad ee tabobarka Ahaana Madaxa mashruuca caruurta iyo dhalinyarada ee xiliyada nabad ilaalinta Hayada caalamiga ah ee badbaadada caruurta ayaa yiri tabobarka waxuu ahaa hindisaha haayada ee kobcinta aqoonta ciidamada sidii ay ooga hortagi lahaayeen ku xadgudubka caruurta.<\/p>\n<p>\u201ckooxaha aan hada tabobareyno waxaa la rabaa iney noqdaan tabobarayaal ayna tabobarkan ka fuliyaan meelo kale, Sidaa darted waa in aanu ku qalabeyno xirfadii ay tabobarkan usii bixin lahaayeen, sidii ay casharada udiyaarsan lahaayeen iyo sidii ay uqaban la haayeen\u201d sidaas waxaa yiri Njoroge.<\/p>\n<p>Waxuu ku darey in caruurta Afrika \u00a0ay dhibaato ku hayso saameynta dagaalada Hubeysan, iyadoo in ka badan 200 oo milyan oo caruur ah oo ku nool afrika ay si toos ah ama si dadban ugu dhax jiraan dagaalada iyagoo wajahayo dhibaatooyin ay ka midyahiin in lagu soo weeraro iskuulada iyo cisbitaalada, la kufsado, la dilo, la dhaawaco, la afduubo iyo in la waayo amaba loo diido in la gaarsiiyo caawimo.<\/p>\n<p>Midkamid ah tabobar qaatayaashii, Fadir Karar ayaa yiri tabobarku waxaan ka baraney sidaan ooga soo warami laheyn, una dabi gali laheyn dhibaatooyinka loo geysto caruurta.<\/p>\n<p>\u201cwaxaan baraney waan isticmaali doono si aan\u00a0 u\u00a0 xaqiijino in ay diyaaryihiin farsamooyinkii looga hortagi lahaa askareynta caruurta si waafaqsan Shuruucda Midawga Africa iyo Qaraarada Qaramada midoobey. Sidaas waxaa yiri Karar.<\/p>\n<p>Tabobar qaate kale Gaashaanle Mary Kaonga, kaasoo ah Shaaqalaha Jinsiga ee Milatariga ATMIS ayaa yiri 12kii tabobarqaate kasta waxey la imaanayaan qorshe hawleed ay tabobarkan ku sii gaarsiin lahaayen meelaha ay ka yimaadeen.<\/p>\n<p class=\"p1\">\u201cwaxaa nalaga rabaa in aan la nimaano\u00a0 qorshooyin aan ku gaarsiineyno Tababarkan kuwii ay usuuroobi waydey inay ka\u00a0 soo qayb galaan tabobarkan\u201d. Ayuu ku darey Gaashaanle Kaonga<\/p>\n<p>Tabobarkaas waxaa soo agaasimey hayada caalamiga ah ee badbaadada\u00a0 caruurta oo kaashanaysa hawlgalka ATMIS waaxda ka hortaga xuquuqda aadanaha iyo Jinsiga PHRG iyadoo ay maalgalisey midawga yurub iyo\u00a0 Dawlada\u00a0iswiidhan.<\/p>\n<p>Markii la eego heshiiska Afrika ee xuquuqda caruurta iyo ilaalintooda xaalada dhamaan caruurta afrika waa mid aad halis u ah sababtoo ah xaalada bulsho dhaqaale,xaalada dhaqan, xaalada horumar la aaneed. Masiibooyinka dabeeciga, dagaalada hubeysan, iyo Gaajada ,<\/p>\n<p>Sidaas darted tabobarkani waxuu kordhinayaa in loogu yeesho taxadar dheeri ah ilaalinta iyo kawarqabkooda si loo xaqiijiyo\u00a0 in maskax ahaan iyo muqaal ahaanba uqaangaadhaan.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqsisho,27 Maay 2023- Hawlgalka Midawga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa kordhiyey Tabobarada ciidamada amniga Soomaaliya Sidii looga hortagi lahaa askareynta Caruurta xiliyada colaadaha ayadooy soo dhawdahey dhimista&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3498,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,156],"tags":[],"class_list":["post-3497","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlight"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqsisho,27 Maay 2023- Hawlgalka Midawga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa kordhiyey Tabobarada ciidamada amniga Soomaaliya Sidii looga hortagi lahaa askareynta Caruurta xiliyada colaadaha ayadooy soo dhawdahey dhimista&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-27T10:57:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-27T20:46:40+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS\",\"datePublished\":\"2023-05-27T10:57:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-27T20:46:40+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/\"},\"wordCount\":1244,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"To the slider too\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/\",\"name\":\"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-05-27T10:57:38+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-27T20:46:40+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS steps up training of Somali Security Forces on Child Protection ahead of drawdown\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqsisho,27 Maay 2023- Hawlgalka Midawga Afrika ee ku meelgaarka ah ee Soomaaliya ayaa kordhiyey Tabobarada ciidamada amniga Soomaaliya Sidii looga hortagi lahaa askareynta Caruurta xiliyada colaadaha ayadooy soo dhawdahey dhimista&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-05-27T10:57:38+00:00","article_modified_time":"2023-05-27T20:46:40+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS","datePublished":"2023-05-27T10:57:38+00:00","dateModified":"2023-05-27T20:46:40+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/"},"wordCount":1244,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","To the slider too"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/","name":"Hawlgalka ATMIS ayaa Kordhiyey Tobobarida Ciidamada Amniga Soomaaliya Sidii Looga hortagi lahaa Askareynta caruurta ka hor intuusan bilaabmin dhimista askarta ATMIS  - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg","datePublished":"2023-05-27T10:57:38+00:00","dateModified":"2023-05-27T20:46:40+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52914956871_d24811cc6d_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-steps-up-training-of-somali-security-forces-on-child-protection-ahead-of-drawdown\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS steps up training of Somali Security Forces on Child Protection ahead of drawdown"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3497","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3497"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3497\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3501,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3497\/revisions\/3501"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3498"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3497"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3497"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3497"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}