{"id":3464,"date":"2023-05-21T16:44:59","date_gmt":"2023-05-21T13:44:59","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3464"},"modified":"2023-05-22T10:37:16","modified_gmt":"2023-05-22T07:37:16","slug":"atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/","title":{"rendered":"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar"},"content":{"rendered":"<strong>Jawhar<\/strong>-Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan booliska iyo Militariga Hawlgalka ku meelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaliya ayaa lakulmey booliska Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay ooga wada hadlaan sidii looxoojin lahaa wadashaqeynta lagu sugayo amniga magaalada jawhar\u00a0 loogana hortagayo Al-Shabaab.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan isweydaarsaney fikrado badan, waxaana yeelaney wadahadalo fiican oo ah sidii aan uwada shaqeynlaheyn, una wada qorshayn laheyn hawlgalo adag oo lagula dagaalamayo Argagixisada \u00a0Al-Shabaab. Waxaan ku heshiiney inaan sii wadno kulamada noocan oo kale ah oo aan isku weydaarsaneyno xogaha, iskulana qorsheyneyno hawlgalada\u201d sidaas waxaa yiri taliyaha ku meelgaarka ah ee Ciidamada Burundi ee qaybta ka ah ATMIS Sareeye guuto\u00a0 Jean Claude Niyiburana isagoo ahaa shir gudoomiyhii shirkii dhacey sabtidii.<\/p>\n<p>Ladagaalanka kooxaha maleeshiyaadka ah Waa qorshaha koobaad ee ATMIS iyo kan Dawlada Federaalka ah ee Soomaaliya iyadoo qorshaha dhimista ciidamada ATMIS uu galey waji xasaasi ah.<\/p>\n<p>Shirkaas waxaa ka qeybgaley Taliyaha booliska Maamul Goboleedka Hirshabeelle Gashaanle sare Xassan Dhicisaw Xassan, Hogaanka Maamulka Qaramada midoobey ee Jawhar Gagan Banjara, iyo iskuxiraha booliska ATMIS iyo Hirshabelle Marafa Manu.<\/p>\n<p>Sarreeye Guuto Niyiburana ayaa yiri wadashaqaynta ATMIS\u00a0 iyo Booliska Soomaliya ee Maamul Goboleedka Hirshabeelle waxay wadada uxaareysaa in si degdeg ah oo fudud loofuliyo hawlgalo guuleysta oo lagu qaado Argagixisada\u00a0Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Gashaanle Sare Xassan ayaa sheegay shirka in uu ahaa tallaabo horey looqu qaadey sidii si wadajir ah loogu wiiqi lahaa awooda Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee hubeysan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan kawada hadalney ladagaalanka AL-Shabaab iyo sidii loo xoreyn lahaa goobaha ay xukumaan.\u00a0 Sida aad lawada socotaan waxaa jira hawlgalo ka dhan ah maleeshiyaad oo ka socda Hirshabelle. bariga wabiga Shabeelle waa la dajiyey waana la xoreeyey hadana waxuu qorshuhu yahey sidii loo xoreynlahaa inta dhiman Galbeedka wabiga shabeele\u201d sidaas ayu uku darey sareeyo Guuto Xassan.<\/p>\n<p>Gashaanle Sare Dhicisaw Hassan iyo kooxdiisa ayaa kormeerey xarunta Dhexe ee hawlgalada wadajirka ah, xaruntan oo caawisa iskuxirka iyo qorsheynta qorshayaasha wadajirka ah ee ATMIS iyo Ciidamada amaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Lataliyaha Dib uhabeynta Boolista ATMIS ee Jawhar SP Rogers Chebene ayaa yiri ATMIS iyo Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxey xaqiijiyeen iney si dhaw uwada shaqeeyaan si ay ooga hortagaan walxaha casriyeysan ee qarxa kaas oo ay badanaa isticmaalaan Al-Shabaab iyagoo u adeegsada Shacabka iyo Ciidamada.<\/p>\n<p>\u201cQorshaha waa in aan diyaarino tabobarkale oo dib loogu celinayo ciidamadii horey uqaatey tabobarka walxaha qarxa. Waxey ubaahanyihiin in lagu tabobaro sidii loo isticmaalo qalabka cusub ee ay keentey hayada qaramada midoobey ee UNMAS si ay ukala furaan walxaha qarxa ee lagu xiro dhinacyada wadooyinka\u201d sidaas waxaa yiri SP Chebene.<\/p>\n<p>Qodobada kale ee looga wada Hadley shirka laguna heshiiyey waxaa kamid ah in booliska Maamul Goboleedka Hirshabeelle ay qayb ka noqdaan xarunta Dhexe ee hawlgalada wadajirka ah iyo in booliska Soomaaliyeed kala shaqeeyo hawlaha quseeyo booliska oo idil.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jawhar-Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan booliska iyo Militariga Hawlgalka ku meelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaliya ayaa lakulmey booliska Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay ooga wada hadlaan sidii looxoojin&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3466,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3464","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Jawhar-Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan booliska iyo Militariga Hawlgalka ku meelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaliya ayaa lakulmey booliska Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay ooga wada hadlaan sidii looxoojin&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-21T13:44:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-22T07:37:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1920\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1280\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar\",\"datePublished\":\"2023-05-21T13:44:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-22T07:37:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/\"},\"wordCount\":867,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/\",\"name\":\"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg\",\"datePublished\":\"2023-05-21T13:44:59+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-22T07:37:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg\",\"width\":1920,\"height\":1280},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS and Hirshabelle Police agree increased cooperation in Jowhar\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Jawhar-Masuuliyiin Sarsare oo ka tirsan booliska iyo Militariga Hawlgalka ku meelgaarka ah ee Midawga Afrika ee Soomaliya ayaa lakulmey booliska Maamul Goboleedka Hirshabeelle si ay ooga wada hadlaan sidii looxoojin&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-05-21T13:44:59+00:00","article_modified_time":"2023-05-22T07:37:16+00:00","og_image":[{"width":1920,"height":1280,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar","datePublished":"2023-05-21T13:44:59+00:00","dateModified":"2023-05-22T07:37:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/"},"wordCount":867,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/","name":"ATMIS iyo Booliska Hirshabeelle ayaa ku heshiiyey in ay kordhiyaan wadashaqeyntooda magaalada Jawhar - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg","datePublished":"2023-05-21T13:44:59+00:00","dateModified":"2023-05-22T07:37:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/thumbnail_52912737588_fc2d82effc_o.jpeg","width":1920,"height":1280},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-hirshabelle-police-agree-increased-cooperation-in-jowhar\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS and Hirshabelle Police agree increased cooperation in Jowhar"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3464","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3464"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3464\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3471,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3464\/revisions\/3471"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3466"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3464"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3464"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3464"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}