{"id":3443,"date":"2023-05-17T18:51:00","date_gmt":"2023-05-17T15:51:00","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3443"},"modified":"2023-05-17T21:43:59","modified_gmt":"2023-05-17T18:43:59","slug":"srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/","title":{"rendered":"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013  lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed"},"content":{"rendered":"<strong>Ba<\/strong><strong>ydhabo \u2013 <\/strong>Dib-u-heshiisiinta siyaasadda, dadaallada bini\u2019aadantinimada, amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa ka mid ahaa qodobbo muhiim ah oo ay ka hadleen saraakiisha sare ee Halwgalka Ku-meel gaarka ah ee Midowga Afrika ATMIS \u00a0xilli ay booqasho ku joogeen magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Wafdigan heerka sare ah oo ay hoggaaminayaan Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika ahna Madaxa ATMIS, Danjire Mohamed El-Amine Souef iyo Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Fei Shengchao, ayaa la kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed iyo xubno ka tirsan maamulkiisa iyo wakiilo ka socday ururada bulshada rayidka ah maalintii Talaadada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ka wada hadalnay xaaladda amniga, Qarannimada, taageerada dadaallada socda xasilinta ee ay billowday Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dagaalka lagula jiro Al-shabaab,&#8221; ayuu yiri Danjire Souef, kadib kulankan ay albaabada u xirnaayeen.<\/p>\n<p>Wada-hadallada ayaa sidoo kale lagu soo qaaday dhimista soo socota ee ciidamada ATMIS iyo diyaargarowga loogu jiro in lagusoo gabagabeeyo waqtigii loogu talo galay ee bisha June.<\/p>\n<p>Dhimista ciidamada ATMIS aya waafaqsan Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (UNSCR) ee tirsigiisu yahay 2628 iyo 2670 kaasoo dhigaya in ATMIS la dhimo ciidamadeeda, si tartiib tartiib ahna loogu wareejiyo mas\u2019uuliyadda amniga Ciidamada Amaanka Soomaaliya CXD.<\/p>\n<p>Waftigan oo uu sidookale la socday Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS, Sareeye Guud Sam Okiding, taliyaha booliska ATMIS Hillary Sao Kanu iyo taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS u qaabilsan hawlaha iyo qorshayaasha Sarreeye Gaas Marius Ngendabanka ayaa sidoo kale kulamo gaar gaar ah la yeeshay taliyeyaasha Ciidamada Difaaca Qaranka ee Itoobiya iyo saraakiil ka tirsan Ciidanka Booliska wadanka Gaana ee ka tirsan ATMIS oo fadhigoodu yahay magaalada Baydhabo ee xarunta maamulka Koonfur Galbeed.<\/p>\n<p>Labada shir ayaa diiradda lagu saaray daryeelka saraakiisha, xaaladda amniga ee gobolka iyo howlaha ATMIS ee ka socda gobolka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan ku faraxsanahay warbixinta dhiirigelinta leh ee aan kala qaadanay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Maamulka Degmada iyo Taliyaha Booliska Gobolka ee ah in Ciidamada ATMIS ay maalin kasta si wada jir ah ula fuliyaan Ciidamada Soomalida howlgallada lagu sugayo ammniga Dowlad Goboleedka. Hawlgalladu waa muhiim,\u201d ayuu yiri Madaxa ATMIS Danjire El-Amine.<\/p>\n<p>Marka loo eego Qeybaha ciidamada ATMIS, Baydhabo waa xarunta Qaybta 3-aad oo ay joogaan ciidamada Itoobiya. Waxa ay si wada jir ah ula shaqeeyaan cutubyo ka tirsan Unug-boolis oo la Sameeyey (FPU) oo ka socda wadanka Gaana iyo Saraakiisha Booliska Shakhsiyeed (IPOs).<\/p>\n<p>Danjire Souef waxa uu ku ammaanay ciidamada Itoobiya iyo kuwa booliska Gaana sida xufan ee ay uga qaybqaataan amniga \u2013 dhimista khataraha ay geysanayaan Al-Shabaab iyaga oo adeegsanaya xeeladaha iyo hawlgallada joogtada ah, tababaridda iyo la-talinta Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya iyo sugidda xarumaha dadweynaha iyo dhammaan garoomada diyaaradaha, si loo fududeeyo isu socodka ganacsi iyo kan arrimaha bini\u2019aadinimo labaduba.<\/p>\n<p>\u201cWaan ku faraxsanahay in aan maqlo in aad si wada jir ah ula shaqeyneysaan Ciidamada Amniga \u00a0Soomaaliya iyo maamulada deegaanka dhanka howlgallada wadajirka ah. Aad iyo aad ayuu u mahadsan yahay Taliyaha Qaybta, Sarreeye Guuto Besfat Fente Tegegn hoggaankiisa hufan iyo sida ay uga go&#8217;an tahay gudashada xilka ATMIS,\u201d ayuu yiri madaxa ATMIS Danjire El-Amine.<\/p>\n<p>Isaga oo ku carabka ku adkeeyay hadalka Madaxa ATMIS, ayuu Abaanduulaha Ciidamada ATMIS, Sareeye Guud Okiding, sheegay in kulammada iyo xog-isweydaarsigu ay ahaayeen kuwo wax-ku-ool ah oo wax badana lagu ogaaday.<\/p>\n<p>\u201cWaan ogaanay meelaha gaabiska ka jiro iyo waxa aan u baahanahay in aan sameyno si aan uga gudubno caqabadaha keenay. Waxaa naga go\u2019an in aan xaqiijino in si habsami leh uu u socdo kala-guurka,\u201d ayuu yiri Abaanduulaha Ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Fei Shengchao, ayaa ku ammaanay ATMIS, Ciidamada Ammaanka Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed sida ay uga go\u2019an tahay iyo wadashaqeynta lagu soo celinayo amniga iyo xasiloonida deegaanada dowlad goboleedka. Waxa uu dib u xaqiijiyay taageerada Shiinaha ee dadaallada amniga iyo nabad-dhisidda ee socda.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa naga go&#8217;an oo aan aaminsanahay in si kasta oo ay u adag tahay, ay muhiim tahay in aan si wadajir ah u maal-gelino, anagoo ah Soomaaliya iyo saaxiibadeeda caalamiga ah, dadaalada nabadda, xasilloonida iyo horumarka si aan u taageerno qaaradda Afrika,&#8221; ayuu yiri Danjire Shengchao.<\/p>\n<p>Taliyaha Qaybta Saddexaad iyo Ciidamada Itoobiya ee ATMIS, Sarreeye Guuto Besfat Fente Tegegn, ayaa wafdiga uga mahadceliyay booqashada, waxa uuna ballan qaaday in ay ka go\u2019an tahay fulinta howlaha loo igmaday.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa sidoo kale ka mid ahaa taliyaha guud ee ciidamada milateriga, Sarreeye Guuto Teggegn Kindu Gezu; Lataliyaha \u00a0Madaxa ATMIS, Sarreeye Gaas Fidza Dludlu; Ku-simaha Madaxa Taageerada Hawlgalka Mathias Ngarambe, iyo Madaxa Shaqaalaha Rayidka, Kojo Brew Acquaisie, iyo madax kale oo badan.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Baydhabo \u2013 Dib-u-heshiisiinta siyaasadda, dadaallada bini\u2019aadantinimada, amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab ayaa ka mid ahaa qodobbo muhiim ah oo ay ka hadleen saraakiisha sare ee Halwgalka Ku-meel gaarka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3445,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-3443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Baidoa \u2013 Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Baidoa \u2013 Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-17T15:51:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-17T18:43:59+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed\",\"datePublished\":\"2023-05-17T15:51:00+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-17T18:43:59+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/\"},\"wordCount\":1426,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/\",\"name\":\"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-05-17T15:51:00+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-17T18:43:59+00:00\",\"description\":\"Baidoa \u2013 Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Baidoa \u2013 Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Baidoa \u2013 Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-05-17T15:51:00+00:00","article_modified_time":"2023-05-17T18:43:59+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed","datePublished":"2023-05-17T15:51:00+00:00","dateModified":"2023-05-17T18:43:59+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/"},"wordCount":1426,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/","name":"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg","datePublished":"2023-05-17T15:51:00+00:00","dateModified":"2023-05-17T18:43:59+00:00","description":"Baidoa \u2013 Political reconciliation, humanitarian efforts, security and the ongoing fight against Al-Shabab were among key issues discussed by senior officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) during a visit to Baidoa, in the South West State of Somalia.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52903241526_1000ec4558_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/srcc-and-head-of-atmis-visits-baidoa-meets-with-president-of-south-west-state-abdiaziz-hassan-mohamed\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Madaxa ATMIS oo booqday Baydhabo \u2013 lana kulmay Madaxweynaha Koonfur Galbeed, Cabdicasiis Xasan Maxamed"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3443"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3446,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3443\/revisions\/3446"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3445"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}