{"id":3420,"date":"2023-05-14T21:23:48","date_gmt":"2023-05-14T18:23:48","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=3420"},"modified":"2023-05-15T07:50:27","modified_gmt":"2023-05-15T04:50:27","slug":"new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/","title":{"rendered":"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho <\/strong>\u00a0&#8211; Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding ayaa manta oo axad ah dalka soo gaaray isagoo isla markiiba xilka si rasmi ah ula wareegay. Abaanduulaha oo Muqdisho xilka kula wareegay ayaa kasoo jeeda dalka Uganda wuxuuna xilka kala wareegaya Sarreeye Guud Diomede Ndegeya oo u dhashay dalka Burundi, muda xileedkiisana dhamaystay dabayaaqadii sanadkii hore.<\/p>\n<p>Waxaa si rasmi ah xarunta guud ee ciidamada ATMIS ugu soo dhoweeyey Taliye ku xigeenka ATMIS ee Howlgalada iyo Qorsheynta Sareeye Gaas Marius Ngendabanka iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>Kahor inta uusan qaban kulamo gaar gaar ah oo albaabada u xiran yihiin, ayuu abaanduulaha salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan ciidamada Uganda ee UPDF.<\/p>\n<p>Sarreeye Guud Okiding, oo isla markiiba la siiyay warbixin ku saabsan xaaladda amni ee dalka ayaa sheegay in ahmiyadiisa ugu weyn ay tahay sidii si habsami leh loogu wareejin lahaa mas\u2019uuliyadda amniga dalka Ciidanka Ammaanka Soomaaliyeed iyadoo la xoojinayo guulaha la gaaray.<\/p>\n<p>\u201cWaxa ugu muhiimsan waa in la taageero Ciidamada Soomaaliyeed si waafaqsan Fikradda Hawlgallada ee CONOPS, Qorshaha Kala-guurka ee Soomaaliya iyo Qaraarka Golaha Ammaanka Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay (UNSCR) 2628 iyo 2670,\u201d ayuu yiri\u00a0 Abaanduulaha cusub ee Ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>Sarreeye Guud Okiding ayaa ballan qaaday in uu si dhow ula shaqayn doono dhammaan dhinacyada ay khuseyso si loo dhaqan geliyo waajibaadka Howlgalka ATMIS ee ah xaqiijinta habsami u wareejinta mas\u2019uuliyadda amniga ee lagu wareejinayo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cDhammaan dhinacyada ay khusayso waa in ay door ku yeeshaan hannaanka kala guurka ah. Shaqadaydu waa in aan jiheeyo ciidamada, waxaanan ku kalsoonahay in aan dhammaanteen wada shaqayn doonno,\u201d ayuu yidhi abaanduulahu<\/p>\n<p>Sarreeye Guud Okiding, waxa uu khibrad iyo waayo aragnimo ilaa 40-sano ah kusoo kordhinayaa hawlgalka ATMIS, isagoo ku biiray ciidamada Uganda sannadkii 1980-kii. Kuma cusba Soomaaliya, waxa uuna horay u soo noqday Taliyaha ciidamada Uganda ee Soomaaliya jooga intii u dhaxaysay Nofeembar 2015 ilaa Janaayo 2017.<\/p>\n<p>Ka hor inta aan loo magacaabin Abaanduulaha Ciidamada ATMIS, Sarreeye Guud Okiding waxa uu ahaa Taliye ku xigeenka Ciidanka cagta ee Uganda, UPDF.<\/p>\n<p>Sidookale, waxa uu ka soo qayb qaatay dhawr hawlgal oo ka dhacay gobolka, sida Koonfurta Suudaan, Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo, iyo Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe.<\/p>\n<p>Isagoo takhasuskiisu yahay Xidhiidhka Caalamiga ah, aya Sarreeye Guud Okiding waxa uu sidookale soo qaatay dhawr koorso ciidan oo ku saabsan hawlgallada nabad ilaalinta, argagixisada caalamiga ah, iyo sharciga caalamiga ah ee bini&#8217;aadantinimada ee heer qaran, heer gobol iyo heer caalami.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho \u00a0&#8211; Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding ayaa manta oo axad ah dalka soo gaaray isagoo isla markiiba xilka si rasmi ah ula wareegay. Abaanduulaha oo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":3421,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-3420","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho \u00a0&#8211; Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding ayaa manta oo axad ah dalka soo gaaray isagoo isla markiiba xilka si rasmi ah ula wareegay. Abaanduulaha oo&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2023-05-14T18:23:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2023-05-15T04:50:27+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego\",\"datePublished\":\"2023-05-14T18:23:48+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-15T04:50:27+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/\"},\"wordCount\":808,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/\",\"name\":\"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg\",\"datePublished\":\"2023-05-14T18:23:48+00:00\",\"dateModified\":\"2023-05-15T04:50:27+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho \u00a0&#8211; Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS Sarreeye Guud Sam Okiding ayaa manta oo axad ah dalka soo gaaray isagoo isla markiiba xilka si rasmi ah ula wareegay. Abaanduulaha oo&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2023-05-14T18:23:48+00:00","article_modified_time":"2023-05-15T04:50:27+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego","datePublished":"2023-05-14T18:23:48+00:00","dateModified":"2023-05-15T04:50:27+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/"},"wordCount":808,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/","name":"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg","datePublished":"2023-05-14T18:23:48+00:00","dateModified":"2023-05-15T04:50:27+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2023\/05\/52896959403_0c09883ad0_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/new-atmis-force-commander-arrives-in-mogadishu-to-assume-office\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Abaanduulaha cusub ee ciidamada ATMIS oo soo gaaray Muqdisho si uu xilka ula wareego"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3420","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3420"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3420\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3424,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3420\/revisions\/3424"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3421"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3420"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3420"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3420"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}