{"id":2560,"date":"2022-08-03T21:08:35","date_gmt":"2022-08-03T18:08:35","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2560"},"modified":"2022-09-01T17:51:03","modified_gmt":"2022-09-01T14:51:03","slug":"atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/","title":{"rendered":"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 3 Ogosto 2022<\/strong> \u2013Si kor loogu qaado waajibaadka ka saaran wiiqidda awoodda Al Shabaab iyo ilaalinta rayidka iyo kaabayaasha muhiimka ah, Howlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa la wareegay 24 Gawaarida Gaashaaman ee ciidanka lagu daabulo oo ay ku deeqday dowladda Mareykanka.<\/p>\n<p>Gaadiidkan gaarka ah ayaa waxaa isticmaali doona ciidamada Jabuuti ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM oo ay si wadajir howlgallada u fulin doonaan ciidamada xoogga dalka ee howl-galada ka wada gudaha iyo daafaha magaalada Beledweyne iyo deegaanno kale oo ka tirsan gobolka Hiiraan.<\/p>\n<p>Isagoo ku wareejinaya gaadiidkan Hoggaanka ATMIS ee magaalada Muqdisho maalintii Arbacadii, danjiraha Mareykanka ee Soomaaliya, Larry Andre, ayaa ku celiyay taageerada dowladdiisa la garabtaagantahay dadaalka loogu jiro nabadeynta iyo xasilloonida Soomaaliya iyo guud ahaan gobolka Geeska Afrika.<\/p>\n<p>Muujinta taageeradeena, iyadoo ay jiraan siyaalo kale, waa deeqda baabuurtan si ay uga qeyb qaataan adkeynta difaaca ciidamada Midowga Afrika \u2013 gaar ahaan ciidamada Jabuuti &#8211; oo ku socdaalaya waddooyinka gobollo kala duwan eeSoomaaliya oo inta badan lagu xiro walxaha qarxa ee khatarta ah, si loo dhibaateeyo oo kaliya kuwa doonaya inay caawiyaan Soomaaliya,\u201d ayuu yiri Danjire Andre.<\/p>\n<p>\u201cWareejinta 24-kan gaari waxay ka qeyb qaadan doontaa inay Soomaaliya sare u qaaddo dagaalka lagula jiro xagjiriinta hubeysan. Waxaan ognahay in qalabkani uu wax badan bedeli doono isagoo cadaadis dheeraad ah saari doona Al-Shabaab. Tani waa mid waafaqsan qorshaha Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, waana mid lagu ilaalinayo qorshaha kumeel-gaarka ah ee Soomaaliya, kaasoo si joogto ah u kordhin doono ku wareejinta mas\u2019uuliyadaha amniga ciidamada Soomaaliya,\u201d ayuu danjiruhu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (DRCC), Fiona Lortan, ayaa ka guddoontey gaadiidkan, iyadoo xustay in agabkan Millateri uu ku soo beegmay waqti ku habboon, iyadoo ATMIS ay dib u habeyn ku samaynayso ciidammadeeda iyo qalabkooda.<\/p>\n<p>\u201cAnigoo ku hadlaya magaca Midowga Afrika, xubinnimada, iyo dhammaan dalalka ciidamada ku deeqay howgalka ATMIS, oo ay ku jirto Jabuuti iyo dhammaan kuwa kale maadaama ATMIS ay tahay dadaal mideysan oo garab istaaga iyo taageero loogu muujinaayo dadka Soomaaliyeed, waxaan jeclahay inaan u mahadceliyo dadka iyo dowladda Mareykanka deeqsinimadooda iyo dhabar adeegooda ay ku taageerayaan howl-galkeynan ka socda Soomaaliya,\u201d ayey tiri Marwo Lortan.<\/p>\n<p>Sanadihii la soo dhaafay, Al Shabaab ayaa ciidamada Midowga Afrika iyo kuwa XDS la galeysay dagaal aan toos ahayn, iyadoo isticmaaleysa walxaha qarxa oo la dhigo wadooyinka muhiimka ah ee uu saadka maro iyo xirooyinka la dhisay. Deeqdan baabuurta ah ayaa kor u qaadaysa awoodda ay ATMIS iskaga caabineyso walxaha qarxa waxayna ciidamada ka caawinaysaa ilaalinta dadka rayidka, kaabayaasha muhiimka ah iyo goobaha xasaasiga ah, fududaynta bixinta gargaarka bini&#8217;aadannimada iyo taageeridda hawlaha xasilinta.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 3 Ogosto 2022 \u2013Si kor loogu qaado waajibaadka ka saaran wiiqidda awoodda Al Shabaab iyo ilaalinta rayidka iyo kaabayaasha muhiimka ah, Howlgalka Ku Meel Gaarka ah ee Midowga Afrika&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2562,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2560","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 3 August 2022\u2013To boost its obligations to degrade Al Shabaab and to protect civilians and critical infrastructure, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has taken delivery of 24 Armoured Personnel Carriers (APCs), donated by the United States government.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 3 August 2022\u2013To boost its obligations to degrade Al Shabaab and to protect civilians and critical infrastructure, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has taken delivery of 24 Armoured Personnel Carriers (APCs), donated by the United States government.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-08-03T18:08:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T14:51:03+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2022-08-03T18:08:35+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:51:03+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1007,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/\",\"name\":\"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-08-03T18:08:35+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:51:03+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 3 August 2022\u2013To boost its obligations to degrade Al Shabaab and to protect civilians and critical infrastructure, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has taken delivery of 24 Armoured Personnel Carriers (APCs), donated by the United States government.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 3 August 2022\u2013To boost its obligations to degrade Al Shabaab and to protect civilians and critical infrastructure, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has taken delivery of 24 Armoured Personnel Carriers (APCs), donated by the United States government.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 3 August 2022\u2013To boost its obligations to degrade Al Shabaab and to protect civilians and critical infrastructure, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has taken delivery of 24 Armoured Personnel Carriers (APCs), donated by the United States government.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-08-03T18:08:35+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T14:51:03+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya","datePublished":"2022-08-03T18:08:35+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:51:03+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/"},"wordCount":1007,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/","name":"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg","datePublished":"2022-08-03T18:08:35+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:51:03+00:00","description":"Mogadishu, 3 August 2022\u2013To boost its obligations to degrade Al Shabaab and to protect civilians and critical infrastructure, the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has taken delivery of 24 Armoured Personnel Carriers (APCs), donated by the United States government.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/08\/52260166606_502a6e0262_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-receives-armoured-vehicles-to-support-peace-and-security-efforts-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS oo lagu deeqey baabuurta gaashaaman si ay u xoojiso dadaallada nabadaynta iyo amniga Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2560","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2560"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2560\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2611,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2560\/revisions\/2611"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2562"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2560"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2560"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2560"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}