{"id":2541,"date":"2022-07-23T11:35:00","date_gmt":"2022-07-23T08:35:00","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2541"},"modified":"2022-09-01T17:52:53","modified_gmt":"2022-09-01T14:52:53","slug":"atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/","title":{"rendered":"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 22 Luulyo, 2022<\/strong> \u2013 Saraakiil Melatari oo ka kala socday Howgalka Kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa soo gabagabeeyay tababar afar maalmood socday oo ku saabsanaa sidii looga hortagi lahaa khataraha ka imaan kara walxaha qarxa.<\/p>\n<p>Maleeshiyada Al-Shabaab oo meesha ka baxay oo baxsad ah ayaa waxa ay bilaabeen inay miinooyin dhigaan Wadooyinka Muhiimka (miinooyinka ayaa ah hub ay aad u adeegsadaan Al-Shabaab) ayaa keentay in ay waxyeelo ka soo gaarto dadka rayidka ah, isla markaana ay hakad geliso isu socodka dadka iyo gaadiidka. Si taas loo yareeyo, ATMIS iyo ciidamada XDS waxa ay kor u qaadayaan awoodooda ay kaga hortagayaan walxaha qarxa, taas oo ay ku jirto waxyaabaha lagu aqoonsan karo aaladaha qarsoomi kara iyo in lagu dabaqo walxaha xawaaraha iyo la yaabka leh marka ay ku dhaqmayaan sirdoon wax qabad leh si ay uga takhalusaan.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa waxaa fuliyay ATMIS iyo Kooxda Dowladda Ingiriiska UqaabilsanTaageerada Hawlgalka (UKMIST), waxaana lagu soo bandhigey casharo isugu jira aragtiyo lasoo jeedinayay iyo casharo farsamo gacanta ah oo wax ku ool ah.<\/p>\n<p>Ka qaybgalayaasha ayaa wax laga baray dhinacyo kala duwan oo ay ka mid yihiin maaraynta walxaha qarxa iyo khatartooda, qiimaynta iyo yaraynta khatarta, uruurinta macluumaadka iyo sirdoonka lagu howl-geli karo, qorshaynta dhaqdhaqaaqa kolonyada iyo difaaca ciidamada.<\/p>\n<p>Abaanduuliyaha Guud ee Ciidamada ATMIS, Col. Saheed Sadiiq oo guddoominayay tababarka ayaa sheegay in taageerada UKMIST ay ku soo beegantay xilli loo baahnaa, iyadoo ciidamada ATMIS ay isku diyaarinayaan in ay bilaabaan xilwareejinta amniga oo ay ku wareejinayaan ciidamada Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa la idin barey xirfado wax ku ool ah si aad u qorsheysato kolonyada gaadiidka marka aad mareysaan deegaanada ay ka jirto khatarta walxaha qarxa. Xirfadahaan ayaa fure u ah howl-galada gaar ahaan marka ay ATMIS iyo SNA ay si wadajir ah u fuliyaan howlgallada militari ee lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab, sida ku cad qorshaha Kumeel-gaarka Soomaaliyeed ee Amniga iyo fikradda wadajirka ah ee howlgallada,\u201d ayuu Col. Saacid u sheegay askartii tababarka ku jirtay.<\/p>\n<p>Saddex Xidigle Rachel Herine Anyango oo ka mid ahayd askarta ATMIS ee tababarka qaadatey, ayaa sheegtay in tababarku ay ka barteen xirfado ballaaran oo lagaga hortagayo walxaha qarxa iyo aqoon dheeraad ah si ay nafteeda iyo kooxdeeda uga difaacdo khataraha uga imaan kara miinooyinka ay adeegsanayaan cadowga.<\/p>\n<p>&#8220;Tababarku wuxuu ahaa mid muhiim ah sababtoo ah waxaan fikrad aasaasi ah ka haysaney walxaha qarxa, laakiin hadda waxaan si fiican u fahanney aaga dhulka si aan u ogaano haddii meel ammaan ah mareyno, iyo marka la howlgeinayo awoodaha ogaanshaha miinooyinka gaar ahaan marka kolonyada ay guurayso,&#8221; ayay tiri Anyango.<\/p>\n<p>Dhanka kale, Saddex Xidigle Shaakir Axmed Xasan oo ka tirsan Ciidanka XDS, ayaa sheegay in maadaama walxaha qarxa ay yihiin hubka ay Al-Shabaab u adeegsiga badan yihiin, in tababarka uu fure u ahaa yareynta khatartan joogtada ah.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan wax badan ka bartay ka hortagga walxaha qarxa, noocyadooda kala duwan iyo sida caadiga ah ee uu cadowgu u sameeyo miinooyinka. Cashar kale oo muhiim ah ayaa ahaa sida loo ilaaliyo kolonyadayada marka aan dhulka mareyno iyo sida loo ogaado miinooyinka, gaar ahaan meelaha aysan ishu qaban ee agagaarka wadada,\u201d ayuu yiri Saddex xidigle Shaakir.<\/p>\n<p>Tababarkan ayaa daba socdey shirweynihii bishii hore ee ay soo qaban qaabisay Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista ee UNMAS, iyo daneeyayaal kale si ay u qiimeeyaan tillaabooyinka hadda socda si looga hortago waxyeelada miinooyinka iyo in la sameeyo istaraatijiyad dhamaystiran oo lagu yareynayo khatarta walxaha qarxa.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 22 Luulyo, 2022 \u2013 Saraakiil Melatari oo ka kala socday Howgalka Kumeelgaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS) ayaa soo gabagabeeyay tababar&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2542,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-2541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 22 July, 2022\u2013Military officers drawn from the African Union Transitional Mission in Somalia (ATMIS) and Somali National Army (SNA) have concluded four days\u2019 training on ways to mitigate threats posed by Improvised Explosives Devices (IEDs).\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 22 July, 2022\u2013Military officers drawn from the African Union Transitional Mission in Somalia (ATMIS) and Somali National Army (SNA) have concluded four days\u2019 training on ways to mitigate threats posed by Improvised Explosives Devices (IEDs).\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-23T08:35:00+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T14:52:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada\",\"datePublished\":\"2022-07-23T08:35:00+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:52:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/\"},\"wordCount\":1058,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/\",\"name\":\"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-07-23T08:35:00+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:52:53+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 22 July, 2022\u2013Military officers drawn from the African Union Transitional Mission in Somalia (ATMIS) and Somali National Army (SNA) have concluded four days\u2019 training on ways to mitigate threats posed by Improvised Explosives Devices (IEDs).\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 22 July, 2022\u2013Military officers drawn from the African Union Transitional Mission in Somalia (ATMIS) and Somali National Army (SNA) have concluded four days\u2019 training on ways to mitigate threats posed by Improvised Explosives Devices (IEDs).","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 22 July, 2022\u2013Military officers drawn from the African Union Transitional Mission in Somalia (ATMIS) and Somali National Army (SNA) have concluded four days\u2019 training on ways to mitigate threats posed by Improvised Explosives Devices (IEDs).","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-07-23T08:35:00+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T14:52:53+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada","datePublished":"2022-07-23T08:35:00+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:52:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/"},"wordCount":1058,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/","name":"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg","datePublished":"2022-07-23T08:35:00+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:52:53+00:00","description":"Mogadishu, 22 July, 2022\u2013Military officers drawn from the African Union Transitional Mission in Somalia (ATMIS) and Somali National Army (SNA) have concluded four days\u2019 training on ways to mitigate threats posed by Improvised Explosives Devices (IEDs).","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52232732702_a581f52f6b_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-somali-national-army-enhance-capabilities-to-counter-ieds\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa kor u qaadey awoodda looga hortagayo qaraxyada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2541"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2541\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2613,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2541\/revisions\/2613"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2542"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}