{"id":2533,"date":"2022-07-21T09:31:46","date_gmt":"2022-07-21T06:31:46","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2533"},"modified":"2022-09-01T17:58:55","modified_gmt":"2022-09-01T14:58:55","slug":"au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/","title":{"rendered":"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 21 Luulyo 2022 <\/strong>\u2014 Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa booqasho qiimeyn ah ku yimid Muqdisho maalintii talaadada ahayd ee 19-kii Luulyo, taasoo ahayd tii ugu horreysay oo ay dalka ku yimaadaan tan iyo markii la bilaabay Howlgalka Kumeel-gaarka ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), 1-dii Abriil, 2022.<\/p>\n<p>&#8220;Ujeeddada socdaalkan ayaa ah in aan xog ururinno oo ku saabsan qaab-dhismeedka fulinta howgalka ATMIS iyo horumarka laga gaaray Qorshaha Kumeel-gaarka ee Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri hoggaamiyaha wafdiga, Safiirka Jabuuti u fadhiya Itoobiya, ahna ergeygaygeeda joogtada ah ee u fadhiya Midowga Afrika, Cabdi Maxamuud Eybe.<\/p>\n<p>Markii ay Muqdisho soo gaareen, wafdiga waxay warbixin ka dhageysteen Hoggaanka Sare ee ATMIS, oo ay hormuud ka ahayd Kuxigeenka Ergeyga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Golaha Midowga Afrika Marwo Fiona Lortan.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa waxaa looga warbixiyey arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin xaaladda amni ee hadda jirta, horumarka laga gaaray hirgelinta Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2628 (2022), xaaladda bini\u2019aadannimo ee ay keentey abaarta jirta, iyo sidoo kale isbedellada siyaasadeed ee dalka, oo ay ka mid yihiin doorashooyinkii baarlamaanka iyo madaxweynaha oo si guul ah u soo dhammaaday dhowaan, howshaas oo ay ATMIS ciidamada Soomaaliyeed ku taageereysay sugidda amniga doorashada.<\/p>\n<p>Wafdiga ayaa sidoo kale lala wadaagey warbixinno ku saabsan arrimaha mudnaanta u leh qaranka Soomaaliyeed sida uu madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ku sheegay khudbadiisii uu ka jeediyey xafladii \u200b\u200bcaleemasaarkiisa. Waxaa ka mid ah dib u heshiisiin qaran, hagaajinta xiriirka dowladda dhexe iyo maamul goboleedyada dalka, wax ka qabashada caqabadaha amniga, gaar ahaan khatarta amni ee Al-Shabaab iyo ka qeyb qaadashada gurmadka xaaladda bini\u2019aadannimo ee abaaraha.<\/p>\n<p>Wafdiga Midowga Afrika ayaa intiin ay ku sugnaayeen Soomaaliya waxa ay kulamo iyo la tashiyo kala duwan la yeesheen dhinacyada kala duwan ee ku lug leh howl-galka sida madaxda ugu sareysa Dowladda Federaalka Soomaaliya, Qaramada Midoobay, Midowga Yurub, Urur Goboleedka IGAD, Wakiilo ka socday Wadamada ciidamada ku deeqay howl-galka ATMIS iyo sidoo kale wakiilo ka socday ururada bulshada rayidka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika waxa uu ka kooban yahay 15 xubnood, waana hay\u2019adda joogtada ah ee awoodda u leh go\u2019aan gaarista arrimaha ka hortagga, maaraynta iyo xallinta xaaladaha colaadaha iyo qalalaasaha ee ka dhaca Qaaradda Afrika. Sidoo kale waa tiirka muhiimka ah ee Nabadda iyo Amniga Afrika kaas oo ah qaab-dhismeedka horumarinta nabadda, amniga iyo xasilloonida Afrika.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 21 Luulyo 2022 \u2014 Wafdi ka socda Golaha Ammaanka iyo Nabadda Midowga Afrika ayaa booqasho qiimeyn ah ku yimid Muqdisho maalintii talaadada ahayd ee 19-kii Luulyo, taasoo ahayd tii&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2536,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-2533","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 21 July 2022\u2014A delegation from the African Union Peace and Security Council (AUPSC), arrived in Mogadishu on Tuesday 19 July, on its first assessment visit to the country since the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) was launched on 1 April, 2022.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 21 July 2022\u2014A delegation from the African Union Peace and Security Council (AUPSC), arrived in Mogadishu on Tuesday 19 July, on its first assessment visit to the country since the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) was launched on 1 April, 2022.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-21T06:31:46+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T14:58:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2022-07-21T06:31:46+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:58:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/\"},\"wordCount\":798,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/\",\"name\":\"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-07-21T06:31:46+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:58:55+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 21 July 2022\u2014A delegation from the African Union Peace and Security Council (AUPSC), arrived in Mogadishu on Tuesday 19 July, on its first assessment visit to the country since the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) was launched on 1 April, 2022.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 21 July 2022\u2014A delegation from the African Union Peace and Security Council (AUPSC), arrived in Mogadishu on Tuesday 19 July, on its first assessment visit to the country since the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) was launched on 1 April, 2022.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 21 July 2022\u2014A delegation from the African Union Peace and Security Council (AUPSC), arrived in Mogadishu on Tuesday 19 July, on its first assessment visit to the country since the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) was launched on 1 April, 2022.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-07-21T06:31:46+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T14:58:55+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya","datePublished":"2022-07-21T06:31:46+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:58:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/"},"wordCount":798,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/","name":"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg","datePublished":"2022-07-21T06:31:46+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:58:55+00:00","description":"Mogadishu, 21 July 2022\u2014A delegation from the African Union Peace and Security Council (AUPSC), arrived in Mogadishu on Tuesday 19 July, on its first assessment visit to the country since the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) was launched on 1 April, 2022.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52227255694_dc2b6ace50_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/au-peace-and-security-council-in-somalia-on-assessment-visit\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika oo booqasho qiimeyn ah ku jooga Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2533","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2533"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2533\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2617,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2533\/revisions\/2617"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2536"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2533"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2533"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2533"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}