{"id":2525,"date":"2022-07-17T11:01:37","date_gmt":"2022-07-17T08:01:37","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2525"},"modified":"2022-09-01T18:31:07","modified_gmt":"2022-09-01T15:31:07","slug":"atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/","title":{"rendered":"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho,17 Luulyo 2022<\/strong> \u2013 Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta oo Sabti ah billado iyo shahaadooyin guddoonsiiyey 40 sarkaal oo ka tirsan ciidamada millateriga ee shaqada ka baxaya, kuwaas oo ku mutaystay doorkii wanaagsanaa ee ay ka gaysteen Soomaaliya si ay u hesho nabad waarta, amni iyo xasillooni.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee ATMIS ee Guddoomiyaha Midowga Afrika (DSRCC) Marwo Fiona Lortan, oo guddoominaysey xafladda ayaa sheegtay in \u201cadeegga naf-hurnimada ah\u201d ballaaran ee ay sameeyeen saraakiishu ay gacan ka gaysteen horumarinta yoolalka Qorshaha Kala-guurka ah ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waqtigii aan halkan joogey, waxaan ogaadey in tani aysan ahayn wax fudud in lagu geeyo. Waloow ay jiraan caqabado badan, waxaad siiseen wax walba si aad u taageertaan Soomaaliya,\u201d ayay tiri Ms. Lortan. &#8220;Waa calaamad muujinaysa wadajirka Afrikaanka oo dhan, waana arrin aan isku dayayno inaan ka abuurno oo aan kor ugu qaadno qaaraddan,&#8221; ayay tiri DSRCC.<\/p>\n<p>Ms. Lortan ayaa carrabka ku dhufatay in ATMIS ay ka go\u2019an tahay qorshaha kala guurka ee Soomaaliya iyo in si tartiib tartiib ah loo dhimo ciidamada ATMIS kahor inta aan la wareejin mas\u2019uuliyadaha amniga ee lagu wareejinayo Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya bisha Diseembar 2024. Qorshaha kala guurka ee Soomaaliya ayaa ah mid muhiim ah oo lagu fulin karo waajibaadka ATMIS ee lagu heshiiyey Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo saaxiibadeeda.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada ATMIS Jen. Diomede Ndegeya oo munaasabadda ka hadlay ayaa saraakiisha ku bogaadiyey sida hufan ee ay u guteen waajibaadkooda ku aaddan qorshaynta, isku xirka iyo taageerada dhanka maamulka iyo saadka intii ay ku guda jireen waajibkooda shaqo.<\/p>\n<p>&#8220;Ruuxda isku duubnida ee aad muujiseen ayaa tilmaamaysa sida ay Afrikaanku ugu heellan yihiin soo celinta nabadda qaaradooda,&#8221; ayuu yiri Taliyaha Ciidanku.<\/p>\n<p>Saraakiisha ayaa si gaar ah loogu ammaanay doorka ay ku lahaayeen taageeridda ujeedooyinka istaraatiijiyadeed ee ATMIS sida lagu qeexay Fikradda Hawlgallada (CONOPS). CONOPS waxay samaysaa qorshayaal la is waafajiyey iyo hawlgallo la bartilmaameedsaday oo u dhexeeya ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si hoos loogu dhigo Al-Shabaab iyo kooxaha kale ee argagixisada.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan goobjoog u ahaa adkaysiga ruuxa Afrikaanka ah. Dhowr waddan ayaa isu yimid si ay u taageeraan waddan Afrikaan ah waqtigiisa baahida. Intii aan ku guda jirey kormeerka shaqada, waxaan arkay waxqabadka rag iyo dumar u heellan hadafka howlgalka,\u201d ayuu yiri Injineerkii ATMIS ee xilka kasii degaya, Gaashaanle Sare Saheed Olalekan Sadiiq.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2528\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"758\" height=\"505\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52219307272_1fdbbc52e6_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 758px) 100vw, 758px\" \/><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho,17 Luulyo 2022 \u2013 Howlgalka Midowga Afrika ee ku meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa maanta oo Sabti ah billado iyo shahaadooyin guddoonsiiyey 40 sarkaal oo ka tirsan ciidamada&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2526,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[136,153,152,146,140,154],"class_list":["post-2525","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights","tag-atmis","tag-kdf","tag-mogadishu","tag-peace","tag-somalia","tag-updf"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu,17 July 2022\u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Saturday presented medals and certificates to 40 outgoing military staff officers for their outstanding contribution in supporting Somalia\u2019s pursuit for lasting peace, security, and stability.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu,17 July 2022\u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Saturday presented medals and certificates to 40 outgoing military staff officers for their outstanding contribution in supporting Somalia\u2019s pursuit for lasting peace, security, and stability.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-17T08:01:37+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T15:31:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2022-07-17T08:01:37+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:31:07+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/\"},\"wordCount\":757,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg\",\"keywords\":[\"ATMIS\",\"kDF\",\"Mogadishu\",\"Peace\",\"Somalia\",\"UPDF\"],\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/\",\"name\":\"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-07-17T08:01:37+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:31:07+00:00\",\"description\":\"Mogadishu,17 July 2022\u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Saturday presented medals and certificates to 40 outgoing military staff officers for their outstanding contribution in supporting Somalia\u2019s pursuit for lasting peace, security, and stability.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu,17 July 2022\u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Saturday presented medals and certificates to 40 outgoing military staff officers for their outstanding contribution in supporting Somalia\u2019s pursuit for lasting peace, security, and stability.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu,17 July 2022\u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Saturday presented medals and certificates to 40 outgoing military staff officers for their outstanding contribution in supporting Somalia\u2019s pursuit for lasting peace, security, and stability.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-07-17T08:01:37+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T15:31:07+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya","datePublished":"2022-07-17T08:01:37+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:31:07+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/"},"wordCount":757,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg","keywords":["ATMIS","kDF","Mogadishu","Peace","Somalia","UPDF"],"articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/","name":"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg","datePublished":"2022-07-17T08:01:37+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:31:07+00:00","description":"Mogadishu,17 July 2022\u2013The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Saturday presented medals and certificates to 40 outgoing military staff officers for their outstanding contribution in supporting Somalia\u2019s pursuit for lasting peace, security, and stability.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52220326373_f4b18646d8_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-honors-outgoing-military-officers-for-selfless-service-to-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS ayaa maamuustay saraakiishii millateriga ee uu waqtigoodu dhamaaday ee nafhuridda ugu adeegey Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2525","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2525"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2525\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2636,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2525\/revisions\/2636"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2526"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2525"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2525"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2525"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}