{"id":2501,"date":"2022-07-13T19:01:48","date_gmt":"2022-07-13T16:01:48","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2501"},"modified":"2022-10-10T14:48:45","modified_gmt":"2022-10-10T11:48:45","slug":"atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/","title":{"rendered":"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland"},"content":{"rendered":"<strong>Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022<\/strong> \u2014 Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika (ATMIS) ayaa Talaadadii shalay ahayd dugsi casri ah ku wareejiyey bulshada ku dhaqan degaanka Bilis Qooqaanni ee Maamul-Goboleedka Jubbaland.<\/p>\n<p>Dugsigan oo ka kooban shan fasal waxa loo dhisay inuu qayb ka yahay Mashaariicda Saamaynta Deg dega ah ee ATMIS, kaas oo lagu fuliyo mashaariic wax ka qabata baahiyaha aasaasiga ah ee dadka degaanka.<\/p>\n<p>Iyadoo ka hadlaysey wareejintii iskuulka, Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Guddoomiyaha Komishanka Midowga Afrika (DSRCC), Ms. Fiona Lortan, ayaa sheegtay in bixinta waxbarasho tayo leh ay tahay aasaaska lagu dhisi karo Soomaaliya cusub.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2506 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-1.jpeg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-1.jpeg 840w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-1-585x390.jpeg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-1-263x175.jpeg 263w\" sizes=\"(max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/><\/p>\n<p>&#8220;Soomaaliya sanado badan oo colaado ah waxay si wayn u saameeyeen horumarka dhaqan-dhaqaale, taas oo markaa adkaynaysa in dadku ay si fudud u helaan waxbarasho hufan iyo baahiyaha kale ee aasaasiga ah ee aadanaha.<\/p>\n<p>Goobaha waxbarashada oo aan ku filnayn waxay dhalinaysaa inay carruurta ka dhigaan kuwo u nugul ka qayb qaadashada dhaqdhaqaaqyada xun xun sida ku biirista kooxaha malleeshiyooyinka si ay isugu maareeyaan,&#8221; ayay tiri.<\/p>\n<p>U weecashada ardayda, Ms. Lortan waxa ay u jeedisey erayo dhiirigelin ah, &#8220;Waa in aynaan ku niyad-jebin xaaladaha liidata, ama asalkeenna nololeed ee hooseeya. Adduunka, waxaa jira dad badan oo guulo gaarey oo ka yimid nololo aad u hooseeya. Marka aad waxbarashadaada meel sare ka gaarto, waxa aad ku wanaagsanaan doontaa nolosha, waxaana aad awood u yeelan doontaa in aad wax wanaagsan ku soo kordhiso bulshadaada, dalkaaga iyo xataa bini\u2019aadamka oo dhan\u201d.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha degaanka Bilis Qooqaanni Muusa Macalin Aadan ayaa sheegay in bulshadu aysan kaliya faa\u2019idaysan doonin in carruurtooda ay wax ku baraan degaan nabdoon oo ammaan ah, balse ay sidoo kale u baahan yihiin in ay iskuulka daryeelaan si ay uga faa\u2019iideystaan jiilka soo socda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2504 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-3.jpeg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-3.jpeg 840w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-3-300x200.jpeg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-3-768x512.jpeg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-3-585x390.jpeg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.40-PM-3-263x175.jpeg 263w\" sizes=\"(max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/><\/p>\n<p>&#8220;Waxaan u gudbinney baahida aan u qabno iskuul wanaagsan oo degaankan ah, aad ayaan ugu faraxsan ahay in ATMIS ay si wanaagsan noogu soo jawaabtey. Dugsigani waa dugsi ay ka faa\u2019iidaysan doonaan jiilasha dadkeenna, si fiicana waanu u daryeeli doonaa,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Marka laga soo tago dhaq-dhaqaaqyada dagaal ee lagu wiiqayo Al-Shabaab, ciidamada ATMIS ee ka howlgala Maamul-goboleedka Jubbaland waxay qabteen dhowr mashruuc oo deg deg ah oo ay ka mid yihiin qodista ceelasha biyaha, dib u habeynta isbitaallada iyo saldhigyada booliska, dhisidda iyo qalabaynta dugsiyada iyo suuqyada, iyo sidoo kale taageeridda kooxaha haweenka ee\u00a0 abuurista mashaariic kala duwan oo abuuraya dakhliyo kala duwan.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2503 size-full\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.41-PM.jpeg\" alt=\"\" width=\"840\" height=\"560\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.41-PM.jpeg 840w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.41-PM-300x200.jpeg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.41-PM-768x512.jpeg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.41-PM-585x390.jpeg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.41-PM-263x175.jpeg 263w\" sizes=\"(max-width: 840px) 100vw, 840px\" \/>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022 \u2014 Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2502,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,157],"tags":[],"class_list":["post-2501","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-quick-impact-projects"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022 \u2014 Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-13T16:01:48+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-10T11:48:45+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"840\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland\",\"datePublished\":\"2022-07-13T16:01:48+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-10T11:48:45+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/\"},\"wordCount\":801,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Quick Impact Projects\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/\",\"name\":\"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-07-13T16:01:48+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-10T11:48:45+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg\",\"width\":840,\"height\":560},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS supports education in Somalia by handing over school in Jubbaland State\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Bilis Qooqaanni, 13 Luulyo, 2022 \u2014 Hindise loogu talagalay in lagu horumariyo heerarka waxbarashada iyadoo la siinayo xarumo waxbarasho oo ku filan islamarkaana badbaado leh, Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-07-13T16:01:48+00:00","article_modified_time":"2022-10-10T11:48:45+00:00","og_image":[{"width":840,"height":560,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland","datePublished":"2022-07-13T16:01:48+00:00","dateModified":"2022-10-10T11:48:45+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/"},"wordCount":801,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg","articleSection":["Wararka ATMIS","Quick Impact Projects"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/","name":"ATMIS waxay taageertaa waxbarashada Soomaaliya iyadoo ku wareejisey iskuul ku yaalla Maamul-goboleedka Jubbaland - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg","datePublished":"2022-07-13T16:01:48+00:00","dateModified":"2022-10-10T11:48:45+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/WhatsApp-Image-2022-07-13-at-4.42.39-PM.jpeg","width":840,"height":560},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-supports-education-in-somalia-by-handing-over-school-in-jubbaland-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS supports education in Somalia by handing over school in Jubbaland State"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2501","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2501"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2501\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2640,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2501\/revisions\/2640"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2502"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2501"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2501"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2501"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}