{"id":2483,"date":"2022-07-07T18:04:11","date_gmt":"2022-07-07T15:04:11","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2483"},"modified":"2022-09-01T18:44:31","modified_gmt":"2022-09-01T15:44:31","slug":"atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/","title":{"rendered":"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto"},"content":{"rendered":"Muqdisho, 6 Juun 2022 \u2013 Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa soo gabagabeeyey wadatashiyo la isku waafajinayo taageerada saadka ee uu howlgalku helo taas oo ku saleysan fikradda cusub ee Hawlgallada ee ATMIS (CONOPS).<\/p>\n<p>Shirkii ugu horreeyey ee la qabto tan iyo markii ATMIS la bilaabay Abriil 1, 2022-kii, doodugu waxa ay salka ku hayeen arrimaha taatikada iyo saadka kuwaas oo fure u ah in si guul leh loo fuliyo waajibaadka ATMIS.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan ku shaqaynaynaa jadwal aad u ceejisan iyo waqtiyo lagu qeexay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey 2628. ATMIS waxaa loo xilsaaray in ay soo saarto 2,000 oo askari dhammaadka Diseembar 2022 iyo in ay si buuxda uga baxdo dalka Diseembar 2024-ka, taasoo ay ka harsan tahay wax ka yar 30 bilood.&#8221; ayay tiri Xigeenka Madaxa ATMIS, Fiona Lortan.<\/p>\n<p>Lortan ayaa sheegtay in dhowr shir oo istiraatijiyadeed la qaban doono si dib loogu eego qorshayaasha istiraatijiyadeed ee howlgalka. Si taas loo gaaro, Ku Xigeenka Madaxa ATMIS ayaa sheegtay in xarunta Midowga Afrika ay bixin doonto hagitaan siyaasadeed iyo mid istaraatiijiyadeed oo ku saabsan qaar ka mid ah qodobbada kasoo baxay Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey.<\/p>\n<p>Si loo joogteeyo guusha millateri ee laga gaarey Al-Shabaab, Taliyaha Ciidanka ATMIS Jen. Diomede Ndegeya ayaa sheegay in howlgalku uu u baahan yahay helitaan hufan, sahay, iyo gaarsiinta agabka muhiimka ah inta lagu jiro howlgallada dagaalka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaa muhiim noo ah in aan samayno qorshe ku habboon taageerada saadka kaas oo wax ka qabanaya baahida ciidamada iyo howlgalka sida ku qeexan fikradda cusub ee howlgallada, kaas oo uga baahan ciidamadeena inay noqdaan kuwo firfircoon, guurguura, dabacsan, la qabsan kara xaaladda, kana jawaab celin kara,&#8221; ayuu yiri Jen. Ndegeya.<\/p>\n<p>Madaxa UNSOS, Kaaliyaha Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Lisa Filipetto, ayaa sheegtay in ay socdaan qorshayaal lagu daadejinayo saadka waaxyaha ATMIS si loo fududeeyo jawaab-celinta deg degga ah iyo in taageero wanaagsan la siiyo hawlgallada guurguura ee ciidamada.<\/p>\n<p>\u201cMarka la qorshaynayo taageerada saadka ee ATMIS, sidoo kale ma lumin karno baahida loo qabo taageerada Ciidamada Ammaanka Soomaaliya. Waxaa muhiim ah in Ciidamada Amniga Soomaaliya ay helaan awood ay si tartiib tartiib ah ugula wareegaan mas\u2019uuliyadda ammaankooda,\u201d ayay tiri Filipetto.<\/p>\n<p>UNSOS waxay siisaa taageero saad ciidamada ATMIS si ay u joogteeyaan howlgallada lagu sugayo haynta xarumaha muhiimka ah ee dadwaynaha, si loo furo Wadooyinka Saadka (MSR) loona ilaaliyo rayidka.<\/p>\n<p>Iyadoo la raacayo Hindisaha Amniga Qaranka, UNSOS waxay sidoo kale siisaa awood taageero saad Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si ay awood ugu yeeshaan inay si wadajir ah ula shaqeeyaan ciidamada ATMIS.<\/p>\n<p>Howlaha kale waxaa ku jira, Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey wuxuu farayaa ATMIS inay taageerto kobcinta tayada Ciidamada Amniga Soomaaliya iyadoo mudnaanta koowaad la siinayo abuurista xoog, karti howleed, iyo awoodaha taageerada saadka si loo fududeeyo inay si tartiib tartiib ah ula wareegaan mas&#8217;uuliyadda amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay wakiillo ka socdey Qaramada Midoobey, saraakiil sarsare oo ka socdey ATMIS rayid, millateri, qaybaha booliska, saraakiil sarsare oo ka tirsan ciidamada nabad sugidda Soomaaliya iyo saaxiibada kale ee caalamiga ah.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2486\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"747\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52191550067_03772f487a_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 747px) 100vw, 747px\" \/><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 6 Juun 2022 \u2013 Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Xafiiska Taageerada Qaramada Midoobey ee Soomaaliya (UNSOS) ayaa soo gabagabeeyey wadatashiyo la isku waafajinayo taageerada&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2484,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-2483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu 6 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) have concluded deliberations to align the logistical support the mission receives based on new ATMIS Concept of Operations (CONOPS).\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu 6 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) have concluded deliberations to align the logistical support the mission receives based on new ATMIS Concept of Operations (CONOPS).\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-07-07T15:04:11+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T15:44:31+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2047\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto\",\"datePublished\":\"2022-07-07T15:04:11+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:44:31+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/\"},\"wordCount\":976,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/\",\"name\":\"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-07-07T15:04:11+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:44:31+00:00\",\"description\":\"Mogadishu 6 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) have concluded deliberations to align the logistical support the mission receives based on new ATMIS Concept of Operations (CONOPS).\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg\",\"width\":2047,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu 6 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) have concluded deliberations to align the logistical support the mission receives based on new ATMIS Concept of Operations (CONOPS).","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu 6 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) have concluded deliberations to align the logistical support the mission receives based on new ATMIS Concept of Operations (CONOPS).","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-07-07T15:04:11+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T15:44:31+00:00","og_image":[{"width":2047,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto","datePublished":"2022-07-07T15:04:11+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:44:31+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/"},"wordCount":976,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/","name":"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg","datePublished":"2022-07-07T15:04:11+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:44:31+00:00","description":"Mogadishu 6 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations Support Office in Somalia (UNSOS) have concluded deliberations to align the logistical support the mission receives based on new ATMIS Concept of Operations (CONOPS).","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/52193051075_04ca28ff77_k.jpg","width":2047,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unsos-map-out-strategies-to-align-logistical-support-for-mission-success\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS, UNSOS waxay dejiyaan xeelado la isku waafajinayo taageerada saad si howlgalku u guulaysto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2645,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2483\/revisions\/2645"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}