{"id":2399,"date":"2022-06-23T12:43:13","date_gmt":"2022-06-23T09:43:13","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2399"},"modified":"2022-10-10T14:52:35","modified_gmt":"2022-10-10T11:52:35","slug":"atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/","title":{"rendered":"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle."},"content":{"rendered":"<strong>Jowhar, June 23, 2022<\/strong> &#8211;\u00a0 Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Arbacadii shalay wareejiyay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta Maamulka Hirshabeelle, si loo adkeeyo ammaanka xarunta, loona horumariyo bixinta adeegyada bulshada.<\/p>\n<p>Saldhigga booliiska ee ay dhistay ATMIS oo qayb ka ah Mashaariicda Saamaynta Degdegga ah (QIPs), waxaa lagu dhisay maalgelin ka timid Dowladda Hindiya.<\/p>\n<p>Saldhigga cusub ayaa waxaa wareejisay ku xigeenka madaxa ATMIS Fiona Lortan oo uu ka guddoomay Wasiirka Amniga Hirshabeelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre, kadib Munaasabad si heer sare ah loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen Madaxda ATMIS iyo Mas\u2019uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.<\/p>\n<p>Khudbadeeda ayey Marwo. Lortan ku xustay in saldhiggan cusub ee booliiska uu kor u qaadayo ammaanka iyo sidoo kale kobcinta dhaqaalaha gobolka, uuna waafaqsan yahay Qorshaha kala-guurka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cTani waa qeyb ka mid ah waajibaadka ATMIS oo ay tahay in aan ku caawinno Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si ay si buuxda ula wareegaan gacan ku haynta amniga marka la gaaro 2024-ka. Tani waa qeyb muhiim ah oo ka mid ah hannaankaas, maadaama wareejinta kaabayaasha dhaqaalaha ay yeelan doonto dhaxal waara. Waxay Soomaalida u ogolaan doontaa in la dhiso saldhiggan booliska si loo sugi ammaanka garoonka, oo ah kaabayaal dhaqaale oo aad muhiim u ah, arrimaha amniga iyo sidoo kale dhaqaalaha labadaba,\u201d ayay ku dartay Marwo Lortan.<\/p>\n<p>Saldhigga booliska oo ka kooban dhowr xafiis, qayb dadka lagu hayo iyo qayb wayso qaad, waxa uu boolisku siin doonaa xafiis hufan oo uu ku guto waajibaadkiisa shaqo, taas oo kordhinaysa niyadda ay bulshada ugu adeegayaan.<\/p>\n<p>Munaasabadda wareejinta ayaa waxaa goob joog ka ahaa Taliyaha Ciidanka Booliska ee ATMIS, Kaaliyaha Kormeeraha Guud ee Booliska (AIGP) Augustine Magnus Kailie, iyo Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Korneyl. Xasan Maxamed Ibraahim.<\/p>\n<p>Marwo Lortan ayaa xustay in saldhigan cusub uu ka mid yahay mashaariicda badan ee laga hirgeliyay guud ahaan dalka, waxaana ka mid ah saldhig boolis oo horay looga dhisay garoonka diyaaradaha magaalada Beledweyne.<\/p>\n<p>Wasiirka Amniga Hirshabeelle, Maxamed C\/raxmaan Kheyre, ayaa sheegay in xarunta ay wax badan ka bedeli doonto howlaha booliska Hirshabeelle. Waxa uu ku boorriyay ciidamada in ay ka taxadaraan xaruntaasi oo ay si hufan ugu adeegaan shacabka.<\/p>\n<p>\u201cTani waa qeyb ka mid ah qorshayaasheenna aan ku xoojineyno amniga garoomada diyaaradaha ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, waa garoonkii labaad ee hela taageero noocan oo kale ah oo ah saldhig booliis oo cusub. Hadda waxaan haysannaa saldhig boolis oo wax badan ka tari doona xalinta caqabadaha amni ee ka jira gudaha iyo dibadda garoonka, sidoo kalena wax ka qaban doona dambiyada\u201d ayuu yiri Wasiir Maxamed.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Taliyaha Booliska ATMIS AIGP Kailie ayaa ku ammaanay Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle heellanaantooda, wuxuuna ku celiyay in ay ka go\u2019an tahay ATMIS in ay sii wadaan wada shaqeyn dhow oo ay la leeyihiin Ciidanka Booliska Soomaaliyeed si loo soo celiyo nabadda iyo xasiloonida.<\/p>\n<p>\u201cWaajibaadka ATMIS waa in ay awoodsiiso Booliska Soomaaliyeed dad ahaan, iyo kaabayaal ahaan. Tani waa mid ka mid ah fulinta waajibaadkeena in aan dhisno tayada kaabayaasha dhaqaalaha ee Ciidanka Booliska Soomaaliyeed,\u201d ayuu yiri AIGP Kailie.<\/p>\n<p>Munaasabadda Wareejinta ayaa lagu laray dhir-beeris ah lagu qurxinayo garoonka diyaaradaha, isla markaana gacan looga geysanayo ilaalinta deegaanka.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Korneyl. Xasan Maxamed Ibraahim ayaa sheegay in xaruntan cusub ay ku soo beegantay amin markii hore aysan boolisku lahayn xafiisyo ay ka howlgalaan. Wuxuu uga mahadceliyay ATMIS taageerada ay la garab taagan tahay, isagoo xusay in tallaabadan ay wax badan ka tari doonto dhiirigelinta ciidamada.<\/p>\n<p>\u201cTani waa markii ugu horreysay ee uu garoonka yeesho saldhig boolis. Saldhiggan booliska ayaa u adeegi doona dhammaan dadka ku sugan gudaha iyo dibadda garoonka diyaaradaha, oo ay ku jiraan tuulooyinka u dhow iyo xitaa dadka barakacayaasha ah ee ku ag ku dhaqan. Waxaan rajaynaynaa in saldhigan uu wax ka bedelo amniga deegaankan, waxaana hadda ku wargelinaynaa dadka ku nool Jowhar inay halkan ka heli karaan adeegyada booliska. Uma baahna inay saacado badan lugeeyaan sidii hore oo kale,\u201d ayuu yiri Korneyl. Maxamed.<\/p>\n<p>Mashaariicda Saamaynta Degdegga ah ee ATMIS caadiyan waa mashruucyo yar-yar kuwaaso ugu horrayn loo qaabeeyey si ay wax uga qabtaan baahiyaha aasaasiga ah ee dadka maxalliga ah ee Soomaaliya. Horay ayuu howlgalka u dhisay Iskuullo, Suuqyo, Ceelal Biyoodyo iyo Waro si ay gacan uga geystaan horumarinta nolosha dadka deegaanka.<\/p>\n<p>Waxa kale oo ka soo qayb galay munaasabadda Taliyaha Qaybta 5aad ee ATMIS, Sarreeye-guuto. Ndizigiye, Madaxa ATMIS ee Arrimaha Rayidka ah iyo Madaxa Xasilinta iyo Soo kabashada deggdegga ah, Dr. Opiyo Ododa, Dib u habeynta Booliska ATMIS, Dib u dhiska iyo Xiriiriyaha Horumarinta (ACP) Maxwell Chikunguru, iyo sidoo kale mas&#8217;uuliyiin kale oo ka tirsan ATMIS iyo Hirshabeelle.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Jowhar, June 23, 2022 &#8211;\u00a0 Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), ayaa Arbacadii shalay wareejiyay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Xarunta&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2400,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107,157],"tags":[],"class_list":["post-2399","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights","category-quick-impact-projects"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"JOWHAR, June 23, 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Wednesday, handed over a newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State, to bolster security at the facility, and improve delivery of service to the community.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"JOWHAR, June 23, 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Wednesday, handed over a newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State, to bolster security at the facility, and improve delivery of service to the community.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-23T09:43:13+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-10T11:52:35+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.\",\"datePublished\":\"2022-06-23T09:43:13+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-10T11:52:35+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/\"},\"wordCount\":2475,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\",\"Quick Impact Projects\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/\",\"name\":\"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-06-23T09:43:13+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-10T11:52:35+00:00\",\"description\":\"JOWHAR, June 23, 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Wednesday, handed over a newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State, to bolster security at the facility, and improve delivery of service to the community.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS hands over newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"JOWHAR, June 23, 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Wednesday, handed over a newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State, to bolster security at the facility, and improve delivery of service to the community.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"JOWHAR, June 23, 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Wednesday, handed over a newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State, to bolster security at the facility, and improve delivery of service to the community.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-06-23T09:43:13+00:00","article_modified_time":"2022-10-10T11:52:35+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle.","datePublished":"2022-06-23T09:43:13+00:00","dateModified":"2022-10-10T11:52:35+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/"},"wordCount":2475,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights","Quick Impact Projects"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/","name":"ATMIS ayaa wareejisay Saldhig Boolis oo dhawaan laga dhisay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Jowhar ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle. - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg","datePublished":"2022-06-23T09:43:13+00:00","dateModified":"2022-10-10T11:52:35+00:00","description":"JOWHAR, June 23, 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS), on Wednesday, handed over a newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State, to bolster security at the facility, and improve delivery of service to the community.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52166047215_4358efe143_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-hands-over-newly-constructed-police-station-at-jowhar-airport-in-hirshabelle-state\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS hands over newly constructed police station at Jowhar Airport in Hirshabelle State"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2399","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2399"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2399\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2621,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2399\/revisions\/2621"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2400"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2399"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2399"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2399"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}