{"id":2387,"date":"2022-06-16T23:30:26","date_gmt":"2022-06-16T20:30:26","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2387"},"modified":"2022-09-01T18:07:53","modified_gmt":"2022-09-01T15:07:53","slug":"atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/","title":{"rendered":"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 16 Juun 2022<\/strong> \u2013 Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Qaramada Midoobey ayaa qabtay tababar tayayn ah oo hal maalin ah oo loo qabtey ciidanka booliska ATMIS oo looga Hadlay doorka ay ku leeyihiin ilaalinta iyo difaaca caruurta waqtiyada ay colaadaha hubeysan ku jiraan.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa ku soo beegmay xuska Maalinta Caalamiga ah ee Caruurta Afrika oo loo dabaal-dego 16-ka Juun ee sanad kasta si kor loogu qaado wacyiga bulshada ee ku aadan dhibaatada haysata carruurta Afrika. Sannadkan, oo maalintan hal-ku-dhegga loogu dhigay &#8220;Ciribtirka Dhaqamada Dhibaateeya Carruurta.&#8221;<\/p>\n<p>Tababarayaasha oo ka socday Kooxda Difaaca iyo Ilaalinta Xuquuqda Aadanaha ee ATMIS iyo Kooxda Xuquuqda Aadanaha iyo Difaaca ee Howgalka Qaramada Midoobey ee Taageerada Soomaaliya (UNSOM), ayaa si wadajir ah u fuliyay tababarka.<\/p>\n<p>Jones Sarfo oo ah Madaxa Unuga Dabagalka iyo Ka Falcelinta Qasaaraha Rayidka (CCTARC) ee ATMIS ayaa sababta booliska u tababarayaan ku sheegay in boolisku si dhow ula falgalo bulshada ay caruurta ka mid yihiin.<\/p>\n<p>&#8220;Shaqaalaha booliisku waxay si dhow ula falgalaan dadweynaha deegaanka ku nool. Waxaan rabnaa in aan sare u qaadno xirfadahooda si ay booliska Soomaaliyeed ugala hadlaan arrimaha ilaalinta carruurta,\u201d ayuu yiri Sarfo.<\/p>\n<p>Mas\u2019uulka Difaaca Caruurta ee UNSOM, Sylvia Ngane, ayaa diiradda saartay saameynta colaadaha hubeysan ay ku leeyihiin caruurta iyo baahida loo qabo in booliska ka falceliyo gabood-falada, dayacaadda, ka faa\u2019iideysiga iyo xad-gudubyada lagula kaco caruurta.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa looga hadlay mowduucyo kale oo ku saabsan qaab-dhismeedka shuruucda dalka iyo kuwa caalamiga ah ee xuquuqul insaanka, oo ay ku jiraan sharciga caalamiga ah ee arrimaha bini&#8217;aadannimada iyo sharciga caalamiga ah ee xuquuqul insaanka, waajibka ka saaran ka hortagga, baaritaanka iyo wacyigelinta ku aadan xadgudubyada ku saleysan jinsiga, iyo xadgudubyada galmada ee xilliga colaadaha.<\/p>\n<p>Sarkaalka Booliska ATMIS u qaabilsan Arrimaha Jinsiga, Tracilla Ngonzi, oo ka mid ahaa dadkii tababarka qaadanayay ayaa sheegay in tababarkan uu booliska ATMIS iyo booliska Soomaaliyeed ka saacidayo la dagaalanka xadgudubyada lagula kaco haweenka iyo caruurta.<\/p>\n<p>\u201cAnnagoo kaashanayna booliska Soomaaliyeed, waa inaan ka wacyigelinnaa dadweynaha xadgudubyada galmada la xiriira ee xilliga colaadaha. Dadweynuhu waxay markaa awoodi doonaan inay la shaqeeyaan Qaramada Midoobay, booliiska iyo qaybaha kale ee bulshada rayidka ah si ay ula dagaallamaan dhaqanada xun-xun,&#8221; ayuu yiri Sarkaalkan Boolis ee lagu magacaabo Ngonzi.<\/p>\n<p>Tababarka ayaa waxaa ka soo qeybgalay 20 xubnood oo ka tirsan cutubyada booliska ATMIS ee ka kala socda wadamada Ghana, Nigeria, Sierra Leone, Uganda, and Zambia oo ka howl-gala saldhigyada kala duwan ee ATMIS ay ku leeyihiin Soomaaliya.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 16 Juun 2022 \u2013 Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Qaramada Midoobey ayaa qabtay tababar tayayn ah oo hal maalin ah oo loo qabtey ciidanka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2388,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2387","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 16 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations have held a one-day awareness training course for ATMIS police personnel on their role in safeguarding and protecting children in armed conflict.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 16 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations have held a one-day awareness training course for ATMIS police personnel on their role in safeguarding and protecting children in armed conflict.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-16T20:30:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T15:07:53+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan\",\"datePublished\":\"2022-06-16T20:30:26+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:07:53+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/\"},\"wordCount\":1268,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/\",\"name\":\"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-06-16T20:30:26+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:07:53+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 16 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations have held a one-day awareness training course for ATMIS police personnel on their role in safeguarding and protecting children in armed conflict.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 16 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations have held a one-day awareness training course for ATMIS police personnel on their role in safeguarding and protecting children in armed conflict.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 16 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations have held a one-day awareness training course for ATMIS police personnel on their role in safeguarding and protecting children in armed conflict.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-06-16T20:30:26+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T15:07:53+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan","datePublished":"2022-06-16T20:30:26+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:07:53+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/"},"wordCount":1268,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/","name":"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg","datePublished":"2022-06-16T20:30:26+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:07:53+00:00","description":"Mogadishu, 16 June 2022 \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the United Nations have held a one-day awareness training course for ATMIS police personnel on their role in safeguarding and protecting children in armed conflict.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151413464_2c01f499f9_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-police-personnel-trained-on-protecting-children-in-armed-conflict\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Booliska ATMIS oo loo tababarey badbaadinta caruurta xilliyada colaadaha hubeysan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2387","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2387"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2387\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2624,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2387\/revisions\/2624"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2388"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2387"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2387"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2387"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}