{"id":2383,"date":"2022-06-16T22:39:14","date_gmt":"2022-06-16T19:39:14","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2383"},"modified":"2022-09-01T18:10:16","modified_gmt":"2022-09-01T15:10:16","slug":"atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/","title":{"rendered":"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, Juun 16, 2022<\/strong> \u2013 Saraakiisha ugu sarraysa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista ee UNMAS, iyo daneeyayaal muhiim ah, ayaa soo gabagabeeyay shir socday muddo saddex maalmood ah, si ay u qiimeeyaan tallaabooyinka hadda la qaadayo ee looga hortagayo Walxaha Qarxa (IED), si loo sameeyo istaraatijiyad yaraynta khatarta IED oo dhamaystiran.<\/p>\n<p>Shirka ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ka qaybgaleen ciidamada ammaanka Soomaaliya, howlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM), Kooxda Taageerada Ingiriiska (UK-MST) oo taageera ATMIS, iyo bah-wadaag kale, ayaa waxaa Khamiistii soo xiray Taliyaha Ciidamada ATMIS. , Gaashaanle Dhexe Diomede Ndegeya.<\/p>\n<p>Khudbaddiisa ayuu Gaashaanle Dhexe. Ndegeya, ku xusay in loo baahan yahay in la qiimeeyo samaynta howlaha iyo dhaqdhqaaqyada howlgalka, iyadoo la eegayo xal u helidda caqabadaha ka dhalan kara qaraxyada.<\/p>\n<p>&#8220;Si loo yareeyo khatarta Walxaha Qarxa waxay u baahan doontaa jilayaasha militariga ee ku lug leh maamulada Soomaaliya iyo la shaqeynta bulshada, si loo xoojiyo dowladnimada, iyo in la taageero dadaallada xasilinta,&#8221; ayuu yiri, Gaashaanle Dhexe Ndegeya.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Xoogga ayaa xusay in khatarta ka imaan karta Walxaha Qarxa ay qasab ku tahay in howlgalka iyo bah-wadaagtiisa ay la yimaadaan tillaabooyin hor leh oo looga hortagayo Walxaha Qarxa.<\/p>\n<p>Shirka, ayaa lagu xusay in inkasta oo ay jiraan dadaallo ay UNMAS ku doonayso in ay kor ugu qaaddo awoodda ka-hortagga Walxaha Qarxa ee howlgalka iyada oo loo marayo tababarro, la-talin, iyo taageero qalab, Aaladaha Qarxa waxa ay sii wadaan in ay keenaan khatar weyn.<\/p>\n<p>&#8220;Awoodeena ah inaan xal la imaano oo aan kor u qaadno tayadeenna ka hortagga Walxaha Qarxa waxay muhiim u tahay horumarinta waajibaadka howlgalka,&#8221; Gaashaanle Dhexe. Ndegeya ayaa Talaadadii ka sheegay furitaanka.<\/p>\n<p>Dhankiisa, Madaxa UNMAS ee qaybta barnaamijka, Simon Porter, ayaa ku baaqay in si degdeg ah loo fuliyo talooyinka iyo qorshayaasha laga soo saaray shirka si loo xoojiyo fulinta waajibaadka howlgalka, iyadoo la eegayo waqtiyada adag ee ku xusan Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee tirsigiisu yahay 2628 marka la eego xilliga kala guurka ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa muhiimka ah toddobaadyada iyo bilaha soo socda,&#8221; ayuu yiri Md. Porter, &#8220;waa inaan horay u qaadno talooyinka iyo qorshayaasha halkan lagu sameeyay oo aan eegno sida loo hawlgelinayo iyo sida horay loogu qaadayo.\u201d<\/p>\n<p>Waxa uu intaas ku daray, &#8220;Runtii ma haysanno wakhti badan oo aan iska fariisanno oo aan aad uga fikirno.&#8221;<\/p>\n<p>Furitaankii shirka ayaa waxaa ka hadlay Madaxa Hay\u2019adda UNMAS ee Barnaamijka, Jean Guy Lavoie, wuxuuna xusay in shirku uu fursad wanaagsan u yahay ka qaybgalayaasha si ay uga soo saaraan xalal cusub oo looga hortagayo khataraha ka iman kara Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa ay ku saabsan tahay samaynta wax badan, wax-ku-oolnimo, wada shaqayn wanaagsan, iyo sidoo kale fulinta waajibaadkeena cusub,&#8221; ayuu sharxay Md. Lavoie.<\/p>\n<p>Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Xasan Siciid Samantar oo furitaankii shirka ka hadlay ayaa xusay in Soomaaliya ay tahay dal ay dhibaatada ugu badan ka geystaan qaraxyada, wuxuuna ammaanay Hay\u2019adda UNMAS\u00a0 ee Miino baarista oo uu sheegay inay gacan ka geysato sidii looga hortagi lahaa walxaha qarxa.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan uga mahadcelineynaa dhammaan shaqada UNMAS ay la kaashaneyso dhammaan hay&#8217;adaha Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri agaasimaha guud.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Juun 16, 2022 \u2013 Saraakiisha ugu sarraysa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista ee UNMAS, iyo daneeyayaal muhiim ah,&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2384,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2383","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, Juun 16, 2022 \u2013 Saraakiisha ugu sarraysa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista ee UNMAS, iyo daneeyayaal muhiim ah,&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-16T19:39:14+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T15:10:16+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs\",\"datePublished\":\"2022-06-16T19:39:14+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:10:16+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/\"},\"wordCount\":1741,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/\",\"name\":\"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-06-16T19:39:14+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:10:16+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, Juun 16, 2022 \u2013 Saraakiisha ugu sarraysa Howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS), Hay\u2019adda Qaramada Midoobay u qaabilsan Miino baarista ee UNMAS, iyo daneeyayaal muhiim ah,&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-06-16T19:39:14+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T15:10:16+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs","datePublished":"2022-06-16T19:39:14+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:10:16+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/"},"wordCount":1741,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/","name":"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg","datePublished":"2022-06-16T19:39:14+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:10:16+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52151568310_66f0c7b37a_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-unmas-and-key-stakeholders-conclude-conference-to-counter-ieds\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS, UNMAS iyo daneeyayaasha muhiimka ah ayaa soo gabagabeeyay shir si looga hortago Aaladaha Qarxa IEDs"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2383","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2383"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2383\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2626,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2383\/revisions\/2626"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2384"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2383"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2383"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2383"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}