{"id":2348,"date":"2022-06-09T17:11:24","date_gmt":"2022-06-09T14:11:24","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2348"},"modified":"2022-09-01T18:15:51","modified_gmt":"2022-09-01T15:15:51","slug":"atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/","title":{"rendered":"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>BELEDWEYNE, 9 Juun 2022 \u2013<\/strong> Cutub ka tirsan ciidamada Itoobiya ee Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) oo soo gabagabeeyay socdaalkoodii shaqo ee Beledweyne ayaa lagu maamuusay howshooda horumarinta nabadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Cutubkan oo fadhigoodu ahaa qeybta 4-aad ee gobolka Hiiraan ee dowlad goboleedka Hirshabeelle, ayaa Talaadada guddoomay shahaado sharafyo uu Midowga Afrika ku siiyay sugidda nabadda iyo in ay si dhow ula shaqeynayeen ciidamada ammaanka Soomaaliya si looga hortago khataraha kaga imaanaya argagixisada Al-Shabaab. Ciidamada ayaa Soomaaliya ku sugnaa in ka badan labo sano.<\/p>\n<p>Taliye ku xigeenka qeybta 4-aad ee hawlgalka ATMIS Gaashaanle Yeshiwas Kerebet ayaa ciidamada ku bogaadiyay dadaalka ay muujiyeen iyo sida ay kaalin muuqata uga qaateen nabadeynta Soomaaliya. Munaasabadda ayaa waxaa sidoo kale ka soo qeyb galay guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Cali Jeyte Cismaan, xubno bulshada rayidka ah iyo sidoo kale mas\u2019uuliyiin kale oo reer Hiiraan ah iyo howlgalka ATMIS.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan qaadnay howlgalkeena ku saleysan waajibaadka ATMIS annagoo taageero ka heleyna daneeyayaasha sida UNMAS, maamulka maxalliga ah ee gobolka Hiiraan, ciidamada amniga iyo CXDS. Intii aan hawshan wadnay, waxa aan ku guuleysanay ilaa iyo hadda, iyadoo aysan wax dhibaato ah na soo gaarin in aan shacabka ka difaacno Al-shabasb, annaga oo adeegsanayna khayraadkeenna aadane iyo agab,\u201d ayuu hadalkiisa ku daray Gaashaanle Kerebet.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha gobolka Hiiraan, Mudane Cali Jayte ayaa sheegay inuu aad ula dhacay xil-gudashada iyo ka go\u2019naanta ciidamada Itoobiya ee ka qeyb qaadanaya nabadeynta Soomaaliya, isagoo sheegay in ciidamadu ku soo shaqeeyeen xaalado adag.<\/p>\n<p>Nadoon, Cabdi Sheekh Faarax oo ka mid ah odayaasha gobolka Hiiraan ayaa ciidamada ku bogaadiyay ugana mahadceliyay hawsha ay ka qabteen Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aan idinkaga mahadcelineynaa naf-hurnimadiinna iyo kaalintiinna aad ka gaysteen badbaadada iyo xasilloonida Soomaaliya, dadaalkiinna aad ayaa looga mahadcelinayaa. Waxa aad door muuqda ka qaadateen gacansiinta geedi socodka nabada ee gobolka. Waxa aan u mahadcelineynaa dhammaan ciidamada ATMIS ee jooga Beledweyne iyo goobaha kale,\u201d ayuu yiri nabadoon Faarax.<\/p>\n<p>Qeybta 4 aad ee ATMIS, oo saldhigoodu yahay Beledweyne, waa waax ciidamo dowlado kala duwan oo ay sidoo kale qeyb ka yihiin Ciidamada Qalabka Sida ee Jabuuti (DJAF).<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>BELEDWEYNE, 9 Juun 2022 \u2013 Cutub ka tirsan ciidamada Itoobiya ee Howlgalka Midowga Afrika ee Ku-meel-gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) oo soo gabagabeeyay socdaalkoodii shaqo ee Beledweyne ayaa lagu maamuusay&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2349,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2348","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"BELETWEYNE, 9 June 2022 \u2013 An African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ethiopian contingent that has completed its tour of duty in Beletweyne has been feted for its service in advancing peace in Somalia.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"BELETWEYNE, 9 June 2022 \u2013 An African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ethiopian contingent that has completed its tour of duty in Beletweyne has been feted for its service in advancing peace in Somalia.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-09T14:11:24+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T15:15:51+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2047\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2022-06-09T14:11:24+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:15:51+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1112,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/\",\"name\":\"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-06-09T14:11:24+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:15:51+00:00\",\"description\":\"BELETWEYNE, 9 June 2022 \u2013 An African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ethiopian contingent that has completed its tour of duty in Beletweyne has been feted for its service in advancing peace in Somalia.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg\",\"width\":2047,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"BELETWEYNE, 9 June 2022 \u2013 An African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ethiopian contingent that has completed its tour of duty in Beletweyne has been feted for its service in advancing peace in Somalia.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"BELETWEYNE, 9 June 2022 \u2013 An African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ethiopian contingent that has completed its tour of duty in Beletweyne has been feted for its service in advancing peace in Somalia.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-06-09T14:11:24+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T15:15:51+00:00","og_image":[{"width":2047,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya","datePublished":"2022-06-09T14:11:24+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:15:51+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/"},"wordCount":1112,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/","name":"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg","datePublished":"2022-06-09T14:11:24+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:15:51+00:00","description":"BELETWEYNE, 9 June 2022 \u2013 An African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Ethiopian contingent that has completed its tour of duty in Beletweyne has been feted for its service in advancing peace in Somalia.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52134082025_9970e1dd6a_k.jpg","width":2047,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-fetes-outgoing-ethiopian-contingent-in-beletweyne-for-advancing-peace-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Howlgalka ATMIS oo maamuusay cutub ciidamada Itoobiya oo ka baxayay Beledweyne oo ay u joogeen horumarinta nabadda Soomaaliya"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2348","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2348"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2348\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2628,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2348\/revisions\/2628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2348"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2348"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2348"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}