{"id":2333,"date":"2022-06-07T09:54:30","date_gmt":"2022-06-07T06:54:30","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2333"},"modified":"2022-09-01T18:20:29","modified_gmt":"2022-09-01T15:20:29","slug":"burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/","title":{"rendered":"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, Juun 6, 2022 \u2013<\/strong> Taliyaha guud ee ciidamada Burundi Sarreeye-guuto. Prime Niyongabo ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah oo qaadanaysa muddo todobaad ah ku jooga Soomaaliya si uu ula kulmo madaxda Soomaaliya iyo taliyeyaasha ciidamada Howlagalka Midowga Afrika ee ku-meel gaarka ah ee Soomaaliya (ATMIS) si uu u arko horumarka ilaa hadda laga gaaray gudashada waajibaadka shaqo ee loo igmaday.<\/p>\n<p>Sarreeye-guuto. Niyongabo ayaa booqday cutubka ciidamada Burundi kuwaasi oo qeyb ka ah ciidamada ATMIS ee fadhigoodu yahay magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabeelle si uu ugu kuur galo xaaladooda iyo isdhexgalka askarta ku sugan jiidaha hore ee dagaalka. Wuxuu booqday Mahadaay, Cadale, Qorilow iyo Maslax saldhigyada jiidda ee howlgalka (FOBs) wuxuuna la kulmay taliyaha qaybta 5-aad ee ATMIS Sareeye-guuto. Elie Ndizigiye.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidamada Burundi (CDF) ayaa yimid 31-kii Maajo waxa uuna la kulmay dhiggiisa Soomaaliya Sarreeye-guuto. Odowaa Yuusuf Raage iyo saraakiil kale oo ka tirsan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed. Sarreeye-guuto. Niyongabo ayaa sidoo kale waxa uu booqasho sharafeed Madaxtooyada ugu tegay Madaxweynaha cusub ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo ugu hambalyeeyay dib-u-doorashadiisa.<\/p>\n<p>Markii uu Axadii dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Taliyaha ciidamada Burundi (CDF), waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay taliyaha ciidamada ATMIS Sarreeye-gaas. Ndegeya ka hor inta uusan u sii gudbin xarunta guud ee ciidamada ATMIS, halkaas oo uu kormeeray ciidamada ATMIS ee qeybta 1-aad ee ka socda Uganda. Kadib wuxuu kulan albaabada u xirnaa la qaatay taliyaha ciidamada ATMIS Sarreeye-gaas. Ndegeya iyo taliyayaasha sare ee ATMIS.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlayay ka dib markii uu hogaamiyay shaqaalaha sare ee ATMIS ee ka howlgala xarumaha ciidamada oo dhir ku beeray barxadda xusuusta AMISOM oo qeyb ka ah xuska maalinta deegaanka adduunka ayaa sheegay in uu ku faraxsan yahay in uu mar kale soo booqdo Soomaaliya, waxaana uu ku boorriyay ciidamada Burundi in ay noqdaan nabadoonno wanaagsan. \u201cKa taliye ahaan waa in aan booqdo ciidamada si aan u eego sida ay xaaladdoodu tahay, sida ay yihiin, sida ay u gadanayaan howlgalka, tanina waxay ahayd ujeeddada socdaalkayga; in aan booqanno ciidamada si aan u eegno sida ay xaaladdoodu tahay iyo in lagu dhiirrigeliyo in ay sii wadaan taageerada ay siinayaan ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo in ay ixtiraamaan dhammaan shuruucda u degsan howlgalka,\u201d ayuu yiri Sarreeye-guuto. Niyongabo.<\/p>\n<p>Waxa uu xusuusiyay ciidamada ATMIS in ay ilaaliyaan hadafyada howlgalka ee ah in dadka Soomaaliyeed ay dib u helaan nabadda.<\/p>\n<p>\u201cCiidanka ATMIS waxaa loo qabtay wakhti ay ku gaaraan hadafyada howlgalka. Waxa aan ku dhiirrigelinayaa inay gutaan waajibaadkooda si ay dadka Soomaaliyeed nabad ugu helaan muddada ay u qabteen Midowga Afrika iyo bahwadaagta,&#8221; ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, Juun 6, 2022 \u2013 Taliyaha guud ee ciidamada Burundi Sarreeye-guuto. Prime Niyongabo ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah oo qaadanaysa muddo todobaad ah ku jooga Soomaaliya si uu ula&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2334,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, Juun 6, 2022 \u2013 Taliyaha guud ee ciidamada Burundi Sarreeye-guuto. Prime Niyongabo ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah oo qaadanaysa muddo todobaad ah ku jooga Soomaaliya si uu ula&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-06-07T06:54:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T15:20:29+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka\",\"datePublished\":\"2022-06-07T06:54:30+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:20:29+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/\"},\"wordCount\":1421,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/\",\"name\":\"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-06-07T06:54:30+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:20:29+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, Juun 6, 2022 \u2013 Taliyaha guud ee ciidamada Burundi Sarreeye-guuto. Prime Niyongabo ayaa booqasho shaqo oo rasmi ah oo qaadanaysa muddo todobaad ah ku jooga Soomaaliya si uu ula&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-06-07T06:54:30+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T15:20:29+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka","datePublished":"2022-06-07T06:54:30+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:20:29+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/"},"wordCount":1421,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/","name":"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg","datePublished":"2022-06-07T06:54:30+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:20:29+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/06\/52126250743_b656a402d7_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/burundi-chief-of-defence-forces-visits-somalia-hails-atmis-forces-for-securing-country\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Taliyaha ciidamada Burundi oo booqday Soomaaliya, ayaa ciidamada ATMIS ku amaanay sugidda amniga dalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2333"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2632,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2333\/revisions\/2632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2334"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}