{"id":2265,"date":"2022-05-31T16:14:08","date_gmt":"2022-05-31T13:14:08","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2265"},"modified":"2022-05-31T17:05:50","modified_gmt":"2022-05-31T14:05:50","slug":"somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/","title":{"rendered":"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 23 Maajo 2022 \u2013 <\/strong>Taageerada ballaaran ee dhanka amniga ah ee uu Hawlgalka Ku Meel Gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) siiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya kahor, intii lagu guda jirey iyo kaddib hannaankii doorashada ee dhowaan la soo gebagebeeyay ayaa waxaa qiray Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Jen. Cabdi Xasan Maxamuud.<\/p>\n<p>Munaasabad Axaddii oo ay Maajo ahayd 22, 2022, Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, Jen. Cabdi Xasan Maxamed, ayaa ATMIS, Hay\u2019adaha Amniga Soomaaliya iyo Beesha Caalamka ku sharfay gacantii ay ka gaysteen hannaankii doorashada ee guul iyo si nabdoon ku qabsoontay.<\/p>\n<p>Geeddi-socodkii doorashada ayaa ku bilowday doorashada 329-xubnood oo ka kala imanaya Aqalka Hoose iyo Aqalka Sare ee Baarlamanka, waxaana la dhaariyey kaddibna la doortay Guddoomiyeyaasha Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose. Waxaa xigey doorashadii Madaxwaynaha ee 15-kii Maajo taasoo ka dhacday Muqdisho. Waxaana ku guuleystey Xasan Sheekh Maxamuud kaddib saddex wareeg oo codbixin ah.<\/p>\n<p>Tixraac xigasho ah oo lagu sharfayo ATMIS ayuu Taliyaha Booliska Soomaaliyeed ku yiri: \u201cWaxaan jeclaan lahaa inaan u hambalyeeyo una mahadceliyo ATMIS taas oo ay saraakiisheeda Booliska, Millateriga iyo Rayidkuba ahaayeen kuwo gacan wayn oo la isku hallayn karo ka gaystey sidii aanu ammaanka dalka u sugi lahayn una qaban lahayn doorasho guuleed.&#8221;<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in intii lagu guda jirey howlaha doorashada in xaaladda amni ee dalku ay inta badan ahayd mid aad u deggan oo ku filan ammaanka madaxda doorashada, musharrixiinta iyo xarumaha cod bixinta. Arrintaas ayuu ku sheegay in ay ku timid wadashaqaynta ATMIS, SPF iyo hay\u2019adaha kale ee amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hoggaankooda, Taliyaha Ciidanka ATMIS Jen. Diomede Ndegeya, Taliyaha Qaybta Koowaad ee ATMIS Jen. Keith Katungi, Taliyaha Ciidanka Booliska ee ATMIS, Rex Dundun, iyo Ku simaha Xiriiriyaha Howlgelinta Booliska &#8211; Kormeeraha Guud ee Booliska\u00a0 ATMIS, Allan Tugiizire, ayaa waxaa shahaadooyin guddoonsiiyey Ciidanka Booliska Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Taliyaha ciidamada ATMIS, Jen. Diomede Ndegeya, ayaa isna hoosta ka xarriiqay in isku xirnaanta iyo wada shaqaynta dhow ee ka dhaxaysa ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya ay muhiim u ahayd ilaalinta nabadda iyo amniga. Waxa uu sheegay in doorashada, tallaabooyin taxaddarka faahfaahsan oo heerkii ugu sarreeyey ah\u00a0 la geliyey.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan si dhow ula shaqeynay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed, mararka qaar waxaan qabanayney saddex ilaa afar shir maalintii. Waxaan ku bilownay sugidda amnigii doorashooyinka Maamul-goboleedyada Dowladda Federaalka, iyo ku guuleysiga dhaarinta xubnaha Baarlamaanka. Sidoo kale waxaa guul ku soo idlaaday doorashadii labada Guddoomiye ee Aqalka Sare iyo Aqalka Hoose, waxaana sidaas lagu doortay Madaxwaynaha. Waxaanu samaynay hawlgelin ku filan oo dhul, bad iyo cirba ah oo aannu ku beegnay xilliyadii ay soo dhowayd doorashadii Madaxtooyada. Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan Ciidamada Amniga Soomaaliya oo gacan ka gaystey intii ay howshu socotey,\u201d ayuu yiri Jen. Ndegeya.<\/p>\n<p>Munaasabadda Axaddii waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha, Farxaan Cali Axmed, oo ku ammaanay Ciidamada Ammaanka Soomaaliya, sida ay u xaqiijiyeen hannaankii nabdoonaa ee doorashada, isagoo ku ammaanay saaxiibada caalamka taageerada ay la garab taagan yihiin.<\/p>\n<p>\u201cSugidda amniga hannaanka doorashadu ma ahayn howl fudud. Ciidanka Booliska Soomaaliyeed waxa ay habeen iyo maalinba si hagar la\u2019aan ah ugu howlanaayeen sidii ay doorashadu ugu dhici lahayd si nabdoon oo xalaal ah,\u201d ayuu yiri Wasiirku.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka Booliska ATMIS &#8211; Kormeere Rex Dundun, ayaa abaal-marinta u hibeeyey isla saraakiisha Booliska ATMIS.<\/p>\n<p>\u201cSaraakiil badan oo booliis ah oo ATMIS ka mid ah ayaa ku lug lahaa howshan, inkastoo qaarkood ay tan iyo markaas la bedeley oo ay shaqada ka baxeen, misna abaal-marintan waxaa la siinayaa dhammaan iyaga oo idil oo uu ku jiro hoggaanka Booliska ATMIS, ayuu yiri.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 23 Maajo 2022 \u2013 Taageerada ballaaran ee dhanka amniga ah ee uu Hawlgalka Ku Meel Gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) siiyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya kahor, intii lagu guda&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2269,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2265","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 23 May 2022 \u2013 The comprehensive security support provided by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the Somalia Security Forces before, during and after the just concluded electoral process has been acknowledged by the Somali Police Commissioner, Maj Gen. Abdi Hassan Mohamed.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 23 May 2022 \u2013 The comprehensive security support provided by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the Somalia Security Forces before, during and after the just concluded electoral process has been acknowledged by the Somali Police Commissioner, Maj Gen. Abdi Hassan Mohamed.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-31T13:14:08+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-31T14:05:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"799\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022\",\"datePublished\":\"2022-05-31T13:14:08+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-31T14:05:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/\"},\"wordCount\":1126,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/\",\"name\":\"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg\",\"datePublished\":\"2022-05-31T13:14:08+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-31T14:05:50+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 23 May 2022 \u2013 The comprehensive security support provided by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the Somalia Security Forces before, during and after the just concluded electoral process has been acknowledged by the Somali Police Commissioner, Maj Gen. Abdi Hassan Mohamed.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg\",\"width\":799,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 23 May 2022 \u2013 The comprehensive security support provided by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the Somalia Security Forces before, during and after the just concluded electoral process has been acknowledged by the Somali Police Commissioner, Maj Gen. Abdi Hassan Mohamed.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 23 May 2022 \u2013 The comprehensive security support provided by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the Somalia Security Forces before, during and after the just concluded electoral process has been acknowledged by the Somali Police Commissioner, Maj Gen. Abdi Hassan Mohamed.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-05-31T13:14:08+00:00","article_modified_time":"2022-05-31T14:05:50+00:00","og_image":[{"width":799,"height":533,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022","datePublished":"2022-05-31T13:14:08+00:00","dateModified":"2022-05-31T14:05:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/"},"wordCount":1126,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/","name":"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022 - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg","datePublished":"2022-05-31T13:14:08+00:00","dateModified":"2022-05-31T14:05:50+00:00","description":"Mogadishu, 23 May 2022 \u2013 The comprehensive security support provided by the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) to the Somalia Security Forces before, during and after the just concluded electoral process has been acknowledged by the Somali Police Commissioner, Maj Gen. Abdi Hassan Mohamed.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52089881062_274256447a_c.jpg","width":799,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/somalia-salutes-atmis-for-its-role-in-providing-security-support-during-the-2021-2022-electoral-process\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Soomaaliya oo ATMIS ku ammaantay doorkeeda ku aaddan bixinta taageerada amniga intii lagu jirey hannaanka doorashada 2021\/2022"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2265","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2265"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2265\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2269"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2265"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2265"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2265"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}