{"id":2254,"date":"2022-05-29T09:41:57","date_gmt":"2022-05-29T06:41:57","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2254"},"modified":"2022-10-10T14:52:55","modified_gmt":"2022-10-10T11:52:55","slug":"atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/","title":{"rendered":"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah"},"content":{"rendered":"<strong>MUQdisho, 28 Maajo 2022<\/strong> \u2013 Ilaa 28 saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada milatariga iyo booliiska ee hawlgalka ku meel gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CXD) ayaa dhameystay tababar ku saabsan sida ugu wanaagsan ee loo wanaajinayo xiriirka ay la leeyihiin bulshada ku sugan goobaha hawlgallada.<\/p>\n<p>Iskaashiga militariga iyo rayidka (CIMIC) ayaa ah hab uu militarigu u unkayo xiriir rasmi ah oo lala yeesho dadka rayidka ah, masuuliyiinta maxalliga ah, ururrada maxalliga ah iyo ururrada aan dawliga ahayn ee ka jira aaggiisa uu mas\u2019uulka yahay si sare loogu qaado iskaashiga.<\/p>\n<p>ATMIS waa hawlgal qaybo badan (militari, booliis iyo rayid) oo uu ogolaansho siiyay Midowga Afrika (AU) misna waajibaad siiyay Golaha Ammaanka QM iyo Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika si ay u horumariyaan awoodda ciidamada amniga Soomaaliya iyo in ay taageeraan dadaallada nabadda iyo dib-u-heshiisiinta. ATMIS waxa uu shaqo billaabay 1 da Abriil 2022 isagoo bedelaya Hawlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM).<\/p>\n<p>Tababbarka CIMIC (Iskaashiga militariga iyo rayidka) waxaa soo abaabulay unugga CIMIC ee ATMIS waxaana fududeeyay kooxda Taageerada ee Boqortooyada Ingiriiska (UKMST).<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan idinka baryayaa in aad sida ugu badan aqoonta aad barateen u meelmarisaan idinkoo xaqiijinaya in lagu dabaqo qabyihiinna kala duwan. Sidoo kale waxaa muhiim ah in la xusuusto in hawlaha CIMIC u xilsaaran tahay ay ka mid yihiin isuku duwidda, iskaashiga iyo wadaagga macluumaadka ka dhexeeya millatariga iyo dadka rayidka ah\u201d ayuu sarkaalka warfaafinta ahna ku simaha taliyaha gaashaanle Hans Nyange u sheegay tababartayaasha.<\/p>\n<p>Mawduucyada ugu muhiimsan ee la xalliyay intii lagu gudajiray jiray shanta maalmood waxa ay ahaayeen wacyigelin bani\u2019aadamnimo iyo mabaadi&#8217;, qorshahan kmg Soomaaliya, ilaalinta shacabka, xuquuqda aadanaha, nidaamyada cadaaladda Soomaaliya, xiriirka warbaahinta iyo cudurrada maxalliga ah iyo ka hortagga.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2257\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"749\" height=\"499\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105108171_adc1706aa7_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 749px) 100vw, 749px\" \/><\/p>\n<p>Sarkaalka CIMIC ee taliyaha ATMIS Gaashaanle Herman Kabwita, ayaa sheegay in tababbarrada CIMIC ay yihiin kuwo lagama maarmaan u ah caawinta saraakiisha ATMIS ee dhawaan la howgeliyey in ay faham wanaagsan u yeeshaan duruufta maxalliga ah iyo in loo diyaariyo ciidamada amniga Soomaaliya si ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadaha amniga marka ay ATMIS ka baxaan Soomaaliya.<\/p>\n<p>&#8220;Ujeeddadu waa in la kobciyo saraakiishan, kuwaas oo ku cusub hawlgalka, si ay awoodaan ugu yeeshaan inay si madaxbanaan ugu shaqeeyaan bulshooyinka maxalliga ah,&#8221; ayuu yiri Gaashaanle, Kabwita.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2258\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"760\" height=\"506\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104083517_c7edf7ed02_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 760px) 100vw, 760px\" \/><\/p>\n<p>L\/xidigle Maxamed Fooley, oo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka (CXD), ayaa sheegay in tababbarka uu muhiim u yahay isaga iyo asxaabtiisa, gaar ahaan sida loo dhiso xiriirro labada dhinacba faa\u2019iido u leh oo lala yeesho xubnaha dadka rayidka ah.<\/p>\n<p>&#8220;Wax badan ayaan ka barannay tababbarkan oo ay ku jiraan kala duwanaanshaha yar ee ka dhexjira bulshada maxalliga ah iyo sida aan qudheenna u wajihi karno deegaannada cusub ee la xoreeyay halkaasoo ay dadku u baahan yihiin mashaariic saameyn degdeg ah si wax looga qabto qaar ka mid ah baahiyahooda degdegga ah,&#8221; ayuu yiri L\/xiddigle. Foley.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2259\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"748\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52105614555_d6e5b960f9_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 748px) 100vw, 748px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQdisho, 28 Maajo 2022 \u2013 Ilaa 28 saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada milatariga iyo booliiska ee hawlgalka ku meel gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidanka Xoogga Dalka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2255,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107,157],"tags":[],"class_list":["post-2254","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights","category-quick-impact-projects"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 28 May 2022 \u2013 About 28 senior officers from the military and police components of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA) have completed training on how best to improve relations with civilian population \u00a0in the theatre of operations.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 28 May 2022 \u2013 About 28 senior officers from the military and police components of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA) have completed training on how best to improve relations with civilian population \u00a0in the theatre of operations.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-29T06:41:57+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-10-10T11:52:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah\",\"datePublished\":\"2022-05-29T06:41:57+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-10T11:52:55+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/\"},\"wordCount\":1445,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\",\"Quick Impact Projects\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/\",\"name\":\"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-05-29T06:41:57+00:00\",\"dateModified\":\"2022-10-10T11:52:55+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 28 May 2022 \u2013 About 28 senior officers from the military and police components of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA) have completed training on how best to improve relations with civilian population \u00a0in the theatre of operations.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"ATMIS and SNA officers trained on improving relations with civilian population\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 28 May 2022 \u2013 About 28 senior officers from the military and police components of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA) have completed training on how best to improve relations with civilian population \u00a0in the theatre of operations.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 28 May 2022 \u2013 About 28 senior officers from the military and police components of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA) have completed training on how best to improve relations with civilian population \u00a0in the theatre of operations.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-05-29T06:41:57+00:00","article_modified_time":"2022-10-10T11:52:55+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah","datePublished":"2022-05-29T06:41:57+00:00","dateModified":"2022-10-10T11:52:55+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/"},"wordCount":1445,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights","Quick Impact Projects"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/","name":"Saraakiil ATMIS iyo CXD ah ayaa loo tababaray wanaajinta xiriirka ay la leeyihiin dadka rayidka ah - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg","datePublished":"2022-05-29T06:41:57+00:00","dateModified":"2022-10-10T11:52:55+00:00","description":"Mogadishu, 28 May 2022 \u2013 About 28 senior officers from the military and police components of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) and the Somali National Army (SNA) have completed training on how best to improve relations with civilian population \u00a0in the theatre of operations.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52104084117_3d960d1676_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-and-sna-officers-trained-on-improving-relations-with-civilian-population\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"ATMIS and SNA officers trained on improving relations with civilian population"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2739,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2254\/revisions\/2739"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2255"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}