{"id":2242,"date":"2022-05-25T16:47:32","date_gmt":"2022-05-25T13:47:32","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2242"},"modified":"2022-09-01T18:27:47","modified_gmt":"2022-09-01T15:27:47","slug":"selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/","title":{"rendered":"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka"},"content":{"rendered":"Muqdisho, 24 Maajo 2022 \u2013 Tababaridda ku-dhawaad 20 sarkaal oo militari oo la siiyay maaraynta dhaawacyada ka soo gaara howlgallada dagaalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo saraakiishaasi ay ka kororsadeen xirfado la xiriira yareynta iyo ka hortagga khasaaraha dagaalka.<\/p>\n<p>Tababbarka Gargaarka Degdegga ah ee Goobta Dagaalka (BEFA) oo socday laba maalmood ayaa waxaa fuliyay Hay\u2019adda Miinada Qaramada Midoobay (UNMAS) iyo qandaraasle gaar ah oo lagu magacaabo Safe Lane Global.<\/p>\n<p>Intii uu socday tababarka, saraakiisha Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) waxay barteen daryeelka aasaasiga ah ee dhaawacyada dagaalka, maareynta gargaarka degdegga ah, maaraynta dhibaatooyinka dhaawacyada, hagaajinta xalalka ku-meel-gaarka ah, soo saarista iyo daad-gureynta dhaawacyada.<\/p>\n<p>Madaxa Warfaafinta Milliteriga ATMIS, Gaashaanle. Hans Nyange, ayaa sheegay in tababarrada noocan oo kale ah ay muhiim u yihiin in la fahmo dhulka, la yareeyo dhaawacyada, lana badbaadiyo nafta inta lagu jiro dagaalka.<\/p>\n<p>&#8220;Marar badan oo lagu noqnoqdo, ku dhaqanka xirfadaha lagu bartay koorsadan waxa ay shaki la&#8217;aan badbaadin doontaa nolosha dadka safka hore ku jira. Waxa aan hubaa inaad leedihiin aqoon, xirfado, farsamo, iyo kalsooni aad ku qaadi kartaan tallaabada saxda ah ee looga hortagayo dhimashada goobaha dagaalka,\u201d ayuu Gaashaanle. Nyange u sheegay saraakiisha, gabagabada tababarka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxa aan jeclaan lahaa inaan idinku boorriyo inaad kor u qaadaan fahamkiinna qeybtan idinka oo u maraya daraasayn dheeraad ah, maadaama tababarku uu yahay geedi socod joogto ah,&#8221; ayuu sii raaciyay.<\/p>\n<p>Gaashaanle. Saheed Sadiiq oo ah Injineerka ciidamada ATMIS oo ka qeyb galay tababarka ayaa sheegay in uu qaatay aqoon qiimo leh oo looga baahan yahay dadka ugu horreeya wax ka qabanaya aagga dagaalka.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan awoodnay inaan aqoonsanno kaalimaha ay tahay in aan ka qaadanno ka jawaabayaasha ugu horreeyo ahaan ka dib weerar ama ficil cadawga ka yimaada,&#8221; ayuu yiri Gaashaanle. Sadiiq. &#8220;Xirfadaha aan ka helnay tababarkan, waxa aan awood u yeelan doonnaa inaan bixinno daaweyn degdeg ah oo loogu talagalay dhiig-baxa daran, marinnada hawo-mareenka oo nadiif ah iyo ku caawinta neefsashada iyo hawo-siinta kuwa dhaawacmay.&#8221;<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 24 Maajo 2022 \u2013 Tababaridda ku-dhawaad 20 sarkaal oo militari oo la siiyay maaraynta dhaawacyada ka soo gaara howlgallada dagaalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo saraakiishaasi ay&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2243,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,107],"tags":[],"class_list":["post-2242","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news","category-highlights"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 24 Maajo 2022 \u2013 Tababaridda ku-dhawaad 20 sarkaal oo militari oo la siiyay maaraynta dhaawacyada ka soo gaara howlgallada dagaalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo saraakiishaasi ay&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-25T13:47:32+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T15:27:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka\",\"datePublished\":\"2022-05-25T13:47:32+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:27:47+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/\"},\"wordCount\":1033,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\",\"Highlights\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/\",\"name\":\"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-05-25T13:47:32+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T15:27:47+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 24 Maajo 2022 \u2013 Tababaridda ku-dhawaad 20 sarkaal oo militari oo la siiyay maaraynta dhaawacyada ka soo gaara howlgallada dagaalka ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, iyadoo saraakiishaasi ay&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-05-25T13:47:32+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T15:27:47+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka","datePublished":"2022-05-25T13:47:32+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:27:47+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/"},"wordCount":1033,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS","Highlights"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/","name":"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg","datePublished":"2022-05-25T13:47:32+00:00","dateModified":"2022-09-01T15:27:47+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52094836977_47f1ff4eee_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/selected-atmis-military-officers-trained-on-managing-medical-emergencies-during-combat\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiil ciidan oo la soo xulay oo ka tirsan ATMIS ayaa loo tababaray maaraynta xaaladaha degdegga ah ee caafimaadka xilliga dagaalka"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2242","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2242"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2242\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2633,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2242\/revisions\/2633"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2243"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2242"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2242"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2242"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}