{"id":2237,"date":"2022-05-20T16:11:15","date_gmt":"2022-05-20T13:11:15","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2237"},"modified":"2022-06-12T21:41:23","modified_gmt":"2022-06-12T18:41:23","slug":"atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/","title":{"rendered":"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare"},"content":{"rendered":"<b>Muqdisho, 19 Maajo 2022 \u2013 <\/b><span style=\"font-weight: 400;\">Soddon iyo laba askari oo ka tirsan ciidamada Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidamada Xoogga Soomaaliya (CXD) ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsan Sirdoonka, Xooraanka iyo Sahanka, (ISR) oo lagu qabtay magaalada Muqdisho ee Soomaaliya, kaasi oo ay fududeysay Kooxda Taageerada Hawlgalka ee boqortooyada Ingiriiska (UKMST) iyo Adeegga Tignoolajiyada Dhulka ee Qaramada Midoobay.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Tababarka socday shan maalmood ayaa sare loogu qaaday xirfadda askarta ee xog ururinta iyo habaynta, xooraanka iyo sahanka. Waxa ay sidoo kale fursad u ahayd in xirfado loo gudbiyo ciidamada ammaanka Soomaaliya, maadaama ay isu diyaarinayaan inay si buuxda u qaataan mas\u2019uuliyadda amniga Soomaaliya.<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">&#8220;Waan ku faraxsanahay in aan koorsadan kula kulannay askar iyo saraakiil badan oo ka tirsan CXD,&#8221; ayuu yiri taliye ku xigeenka ciidamada ATMIS u qaabilsan taageerada iyo saadka, Sarreeye guud. Gerbi Kebede Regassa.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0&#8220;Tani waa hal tallaabo oo yar oo ku dhow ujeedadeenna ugu dambeysa ee ah in aan mas&#8217;uuliyadda ku wareejinno Ciidamada Ammaanka ee Soomaaliya,&#8221; ayuu yiri.<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Sarkaalka xukuma UKMST, Gaashaanle sare Jeremy Sapwell, ayaa sheegay in koorsada ay askarta u faa\u2019iidyesay xirfado la xiriira sirdoonka, xooraanka iyo sahminta, kuwaas oo muhiim u ah ka adkaanshaha al-Shabaab.<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">&#8220;Waxaan rabaa inaan hoosta ka xariiqo in ISR (Sirdoonka, Xooraanka iyo Sahminta) ay tahay awood muhiim u ah hawlgallada milatari ee casriga ah, waxa ayna muhiim u tahay ATMIS. Idinka si waxtar leh u adeegsanaya ISR (Sirdoonka, Xooraanka iyo Sahminta) iyo dhexgelinteeda habka qorshaynta hawlgelinta, waxaad aqoonsan kartaan cadowga oo aad daaha ka qaadi kartaan ujeedadiisa waxaadna gacan ka geysan karaan ilaalinta iyo taageerada ciidamadaada&#8221; Gaashaanle sare, Sapwell ayaa sidaas yiri.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee taatikada iyo ISR (Sirdoonka, Xooraanka iyo Sahminta)\u00a0 ayaa muhiim u ah la socodka iyo xadidaadda dhaqdhaqaaqa cadowga dagaallamayaasha ah, waxaana abaalgud looga hayaa guulo laga gaaray dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab ee Soomaaliya.<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Diyaaradaha aan duuliyaha lahayn oo ay bixisay waaxda arrimaha dibadda ee Mareykanka ayaa taageeray hawlgallada wadajirka ah ee ciidamada XDS. Iyadoo la adeegsanayo diyaaradaha aan duuliyaha lahayn, ATMIS iyo ciidamada XDS waxa ay ka hortageen Al-Shabaab inay aasaan walxaha qarxa (IEDs) oo inta badan dil iyo dhaawac u geysta dadka rayidka ah ee aan waxba galabsan. Sidoo kale diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ayaa ilaaliya dhaqdhaqaaqa kolonyada iyo dadka shacabka ah ee ku socdaalaya waddooyinka waaweyn ee saadka la mariyo, waxaana ay soo banbixiyeen xubno ka tirsan Al-Shabaab oo ku sugnaa goobihii ay ku dhuumaaleysanayeen.<\/span><span style=\"font-weight: 400;\">\u00a0<\/span><\/p>\n<p><span style=\"font-weight: 400;\">Saajin Stanely Muriuki oo ka tirsan ciidamada\u00a0 ATMIS, qaybta Kenya, oo helay shahaado dhamaadka tababarka, ayaa yiri, &#8220;Waxaan helay aqoon qiimo leh oo wax badan ka tari doonta horumarinta yoolalka hawlgalka iyada oo la adeegsanayo xirfadaha duulista iyo sirdoonka oo la kobciyay.&#8221;<\/span><\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 19 Maajo 2022 \u2013 Soddon iyo laba askari oo ka tirsan ciidamada Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidamada Xoogga Soomaaliya (CXD) ayaa&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2238,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Muqdisho, 19 Maajo 2022 \u2013 Soddon iyo laba askari oo ka tirsan ciidamada Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidamada Xoogga Soomaaliya (CXD) ayaa&hellip;\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-20T13:11:15+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-12T18:41:23+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1367\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare\",\"datePublished\":\"2022-05-20T13:11:15+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-12T18:41:23+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/\"},\"wordCount\":1343,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/\",\"name\":\"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-05-20T13:11:15+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-12T18:41:23+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1367},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Des soldats de l\u2019ATMIS et de l\u2019Arm\u00e9e Nationale Somalienne terminent une formation sur les op\u00e9rations militaires renforc\u00e9es\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Muqdisho, 19 Maajo 2022 \u2013 Soddon iyo laba askari oo ka tirsan ciidamada Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya (ATMIS) iyo Ciidamada Xoogga Soomaaliya (CXD) ayaa&hellip;","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-05-20T13:11:15+00:00","article_modified_time":"2022-06-12T18:41:23+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1367,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare","datePublished":"2022-05-20T13:11:15+00:00","dateModified":"2022-06-12T18:41:23+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/"},"wordCount":1343,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/","name":"Ciidamo ka tirsan ATMIS iyo CXD ayaa loo soo gabagabeeyay tababbar ku saabsanaa hawlgallada militari ee heerka sare - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg","datePublished":"2022-05-20T13:11:15+00:00","dateModified":"2022-06-12T18:41:23+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52073065939_73847f16ec_k.jpg","width":2048,"height":1367},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-sna-soldiers-conclude-training-on-enhanced-military-operations\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Des soldats de l\u2019ATMIS et de l\u2019Arm\u00e9e Nationale Somalienne terminent une formation sur les op\u00e9rations militaires renforc\u00e9es"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2237"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2237\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}