{"id":2197,"date":"2022-05-11T20:23:47","date_gmt":"2022-05-11T17:23:47","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2197"},"modified":"2022-09-01T17:46:50","modified_gmt":"2022-09-01T14:46:50","slug":"atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/","title":{"rendered":"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada"},"content":{"rendered":"<strong>Muqdisho, 11 Maajo 2022 \u2013 <\/strong>Hoggaanka sare ee Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa galabnimadii Talaadada waqti la qaatay ciidamada dhaawaca ah iyo kuwo xanuuno la il-daran ee la dhigay cisbitaalka heerka 2-aad ee ay ATMIS ku leedahay magaalada Muqdisho, si ay ugu mahadceliyaan oo ay u bogaadiyaan naf-hurnimadooda ee geeddi-socodka nabadda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Madaxa Howl-galka ATMIS, Marwo Fiona Lortan, ayaa booqashadeeda kusoo gaartay Isbitaalka waxaa ku wehlinaayay Taliyaha Ciiddanka ATMIS, Lt. Gen. Diomede Ndegeya, Taliyaha Boliska ATMIS, Taliye Rex Dundun, iyo Saraakiil kale oo ka tirsan ATMIS. Mas\u2019uuliyiinta ayaa intaa kadib si toos u guda galay booqashadooda, iyaga oo la kulmay askar ka soo kabanaysa dhaawacyadii ka soo gaaray dagaalka iyo kuwo kale oo la ildaran xanuuno kala duwan.<\/p>\n<p>&#8220;Waa mas&#8217;uuliyadeena, shaqadeenna, iyo waajibaadkeenna inaan booqanno dhammaan ciidamada ku jira isbitaalka, oo aan u rajeyno wanaag, una muujinno mahad-naq iyo qaddarin sidii ay naftooda u hureen, oo aan u keenno hadiyado yar-yar oo mahadnaq ah,&#8221; ayey tiri Marwo Lortan.<\/p>\n<p>Ku-xigeenka Madaxa Howl-galka ATMIS ayaa sheegtay in la kulanka askarta dhaawaca ah ay tahay waajibaadka ugu muqadassan ee hogaaminta howlgalka, maadaama ka go\u2019naanshada ciidamada iyo u hurida nabadda Soomaaliya darteed ay tahay mid wax loo dhigo aanay jirin. Waxay sidoo kale bogaadisay dhaqaatiirta isbitaalka sida ay uga dhabeeyeen baaqooda ahaa in la badbaadiyo nolosha askarta ku dhaawacantay dagaalka iyo kuwa aanu caafimaadkooda wanaagsanayn.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan leenahay waad mahadsantihiin, anigoo ku hadlaya magaca ATMIS, Midowga Afrika, iyo magaca Soomaalida, sababtoo ah naf-hurnimada ay askartan samaynayaan waxay u sameynayaa ka guulgaaridda waajibaadka howlgalkeena ka socda Soomaaliya iyo magaca qaaradda. Kuwani waa dhallinyaradan culays weyn ka haya qaaradda, waxaana rabnaa inaan u mahadcelinno oo aan bogaadinno,\u201d ayay tiri Lortan.<\/p>\n<p>Taliyaha Hoggaanka ee Cusbitaalka Heerka 2-aad ee ATMIS, Lt. Col. Dr. Ben Nsajju, ayaa sheegay in booqashada hoggaanka sare ee ATMIS ay tahay mid sare loogu qaadayo niyadda ciidamada, imaanshahoodana ay u sahashay dhaawacyada askarta, isla markaana ay dareemayaan in caafimaadkooda si weyn loo daneynayo.<\/p>\n<p>&#8220;Booqashooyinka noocan oo kale ah waxay dhiirigeliyaan bukaanada waxayna sidoo kale nagu dhiirigelinayaan, haddii aanahay bixiyayaasha adeegga caafimaadka, si aan u gudano waajibaadkeena shaqo ee bixinta adeegga caafimaadka.\u00a0 Waxaan dareensanahay in lanoo mahadceliyay, bukaannadu waxay sidoo kale dareemayaan in hoggaanka uu kula jiro xaaladda ay hadda ku saganyihiin,&#8221; ayuu yiri Lt. Col. Nsajju.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 11 Maajo 2022 \u2013 Hoggaanka sare ee Hawlgalka Ku-meel-gaarka ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa galabnimadii Talaadada waqti la qaatay ciidamada dhaawaca ah iyo kuwo xanuuno la&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2198,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2197","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Mogadishu, 11 May 2022 \u2013 Senior leaders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Tuesday spent an afternoon with wounded and unwell soldiers admitted at the mission\u2019s Level 2 hospital in Mogadishu, to thank and uplift them for their sacrifices to Somalia\u2019s peace process.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Mogadishu, 11 May 2022 \u2013 Senior leaders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Tuesday spent an afternoon with wounded and unwell soldiers admitted at the mission\u2019s Level 2 hospital in Mogadishu, to thank and uplift them for their sacrifices to Somalia\u2019s peace process.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-11T17:23:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-09-01T14:46:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1567\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada\",\"datePublished\":\"2022-05-11T17:23:47+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:46:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/\"},\"wordCount\":1238,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/\",\"name\":\"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-05-11T17:23:47+00:00\",\"dateModified\":\"2022-09-01T14:46:50+00:00\",\"description\":\"Mogadishu, 11 May 2022 \u2013 Senior leaders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Tuesday spent an afternoon with wounded and unwell soldiers admitted at the mission\u2019s Level 2 hospital in Mogadishu, to thank and uplift them for their sacrifices to Somalia\u2019s peace process.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1567},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Mogadishu, 11 May 2022 \u2013 Senior leaders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Tuesday spent an afternoon with wounded and unwell soldiers admitted at the mission\u2019s Level 2 hospital in Mogadishu, to thank and uplift them for their sacrifices to Somalia\u2019s peace process.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Mogadishu, 11 May 2022 \u2013 Senior leaders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Tuesday spent an afternoon with wounded and unwell soldiers admitted at the mission\u2019s Level 2 hospital in Mogadishu, to thank and uplift them for their sacrifices to Somalia\u2019s peace process.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-05-11T17:23:47+00:00","article_modified_time":"2022-09-01T14:46:50+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1567,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada","datePublished":"2022-05-11T17:23:47+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:46:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/"},"wordCount":1238,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/","name":"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg","datePublished":"2022-05-11T17:23:47+00:00","dateModified":"2022-09-01T14:46:50+00:00","description":"Mogadishu, 11 May 2022 \u2013 Senior leaders of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) Tuesday spent an afternoon with wounded and unwell soldiers admitted at the mission\u2019s Level 2 hospital in Mogadishu, to thank and uplift them for their sacrifices to Somalia\u2019s peace process.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/05\/52064528460_6144f78ef9_k.jpg","width":2048,"height":1567},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-senior-officers-cheer-troops-recovering-in-hospital\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Saraakiil sar sare oo ka tirsan ATMIS ayaa farxada la qeybsadey ciidamada dhaawacyada ka soo kabanaya ee ku jira isbitaalada"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2197","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2197"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2197\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2607,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2197\/revisions\/2607"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2198"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2197"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2197"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2197"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}