{"id":2187,"date":"2022-05-06T23:02:42","date_gmt":"2022-05-06T20:02:42","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2187"},"modified":"2022-06-12T21:49:38","modified_gmt":"2022-06-12T18:49:38","slug":"security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/","title":{"rendered":"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<strong>6 MAAJO 2022<\/strong><\/p>\n<p>War-saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa maanta soo saartay Madaxweynaha Golaha Linda Thomas-Greenfield (Mareykanka):<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, saldhigga furunta hore ee Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3 &#8211; dii Maajo. \u00a0Waxa ay ammaan huwiyeen ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee naftooda ku waayay iyagoo gacan ka geysanaya \u00a0nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u direen ehelada dadkii ku dhintay, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Burundi, waxa ayna bogsasho degdeg ah u rajeeyeen dadka dhaawacmay.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ee QM ayaa muujiyay taageeradooda buuxda dadaalka ay DFS iyo ATMIS ku doonayaan inay kula dagaallamaan khatarta ka imaaneysa Alshabaab. Waxay hoosta ka xarriiqeen muhiimadda ay leedahay ilaalinta guulaha ilaa hadda laga diiwaan geliyay Soomaaliya iyo kor u qaadista awoodda taageerada Ciidamada Amniga Soomaaliya iyo ATMIS.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa hoosta ka xarriiqay baahida loo qabo in lala xisaabtamo diyaariyayaasha, abaabulayaasha, maalgeliyayaasha iyo taabbageliyaasha falalkaas argagixisanimada ah ee aan la aqbali karin, lana horkeeno sharciga. Waxay ku boorriyeen dhammaan Dowladaha si waafaqsan waajibaadka ka saaran sharciga caalamiga ah iyo qaraarrada la xiriira ee Golaha Ammaanka, in ay si firfircoon ula shaqeeyaan dawladda federaalka ah ee Soomaaliya iyo dhammaan hay\u2019adaha kale ee ay khusayso arrintan.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa markale dib-u-xaqiijiyay in argagixisanimada nooc kasta oo ay tahay iyo muuqaalkeeda ay ka dhigan tahay khatar weyn oo ku wajahan nabadda iyo ammaanka caalamiga ah. Waxa ay ku celiyeen in dhammaan falalka argagixisanimada ay yihiin dambiyo, isla markaana aan qiil loo heli karin, iyada oo aan loo eegin waxa ku kallifay, meel kasta, goor kasta iyo cid kasta oo gasha. Waxay dib u xaqiijiyeen baahida loo qabo in dhammaan dawladaha ay si kasta ula dagaallamaan, si waafaqsan Axdiga Qaramada Midoobay iyo waajibaadka kale si waafaqsan sharciga caalamiga ah, oo ay ku jiraan sharciga caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha, sharciga caalamiga ah ee qaxootiga iyo sharciga caalamiga ah ee bini&#8217;aadannimada, iyo xeerarka khataraha ku wajahan nabadda iyo ammaanka caalamiga ah ee ay sababeen falal argagixisanimo.<\/p>\n<p>Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa dib u xaqiijiyay \u00a0ixtiraamkooda ay u hayaan Xorriyadda, Madaxbanaanida Siyaasadeed, Midnimada Dhuleed iyo Midnimada Soomaaliya.","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>6 MAAJO 2022 War-saxaafadeedka soo socda ee Golaha Ammaanka waxaa maanta soo saartay Madaxweynaha Golaha Linda Thomas-Greenfield (Mareykanka): Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[101],"tags":[],"class_list":["post-2187","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-press-statements"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, saldhigga furunta hore ee Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3 - dii Maajo. Waxa ay ammaan huwiyeen ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee naftooda ku waayay iyagoo gacan ka geysanaya nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u direen ehelada dadkii ku dhintay, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Burundi, waxa ayna bogsasho degdeg ah u rajeeyeen dadka dhaawacmay.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, saldhigga furunta hore ee Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3 - dii Maajo. Waxa ay ammaan huwiyeen ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee naftooda ku waayay iyagoo gacan ka geysanaya nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u direen ehelada dadkii ku dhintay, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Burundi, waxa ayna bogsasho degdeg ah u rajeeyeen dadka dhaawacmay.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-05-06T20:02:42+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-06-12T18:49:38+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya\",\"datePublished\":\"2022-05-06T20:02:42+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-12T18:49:38+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1170,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"articleSection\":[\"War-Saxaafadeedyada\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/\",\"name\":\"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"datePublished\":\"2022-05-06T20:02:42+00:00\",\"dateModified\":\"2022-06-12T18:49:38+00:00\",\"description\":\"Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, saldhigga furunta hore ee Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3 - dii Maajo. Waxa ay ammaan huwiyeen ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee naftooda ku waayay iyagoo gacan ka geysanaya nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u direen ehelada dadkii ku dhintay, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Burundi, waxa ayna bogsasho degdeg ah u rajeeyeen dadka dhaawacmay.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"width\":1608,\"height\":1080,\"caption\":\"ATMIS PRESS-STATEMENT-1\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Communiqu\u00e9 de Presse du Conseil de S\u00e9curit\u00e9 sur l&rsquo;attaque contre la Mission de Transition de l&rsquo;Union Africaine en Somalie\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, saldhigga furunta hore ee Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3 - dii Maajo. Waxa ay ammaan huwiyeen ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee naftooda ku waayay iyagoo gacan ka geysanaya nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u direen ehelada dadkii ku dhintay, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Burundi, waxa ayna bogsasho degdeg ah u rajeeyeen dadka dhaawacmay.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, saldhigga furunta hore ee Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3 - dii Maajo. Waxa ay ammaan huwiyeen ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee naftooda ku waayay iyagoo gacan ka geysanaya nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u direen ehelada dadkii ku dhintay, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Burundi, waxa ayna bogsasho degdeg ah u rajeeyeen dadka dhaawacmay.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-05-06T20:02:42+00:00","article_modified_time":"2022-06-12T18:49:38+00:00","og_image":[{"width":1608,"height":1080,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya","datePublished":"2022-05-06T20:02:42+00:00","dateModified":"2022-06-12T18:49:38+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/"},"wordCount":1170,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","articleSection":["War-Saxaafadeedyada"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/","name":"War-saxaafadeed Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ee ku saabsan weerar ka dhanka ah howlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee Soomaaliya - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","datePublished":"2022-05-06T20:02:42+00:00","dateModified":"2022-06-12T18:49:38+00:00","description":"Xubnaha Golaha Ammaanka ayaa erayada ugu kulul ee suurtagalka ah ku cambaareeyay weerarkii foosha xumaa ee ay Al-Shabaab ku qaadeen Saldhigga Hawlgalka KMG ah ee Midowga Afrika ee ATMIS, saldhigga furunta hore ee Ceelbaraf, gobolka Shabeellaha Dhexe, 3 - dii Maajo. Waxa ay ammaan huwiyeen ciidamada Difaaca Qaranka Burundi ee naftooda ku waayay iyagoo gacan ka geysanaya nabadeynta iyo xasiloonida Soomaaliya, waxa ayna tacsi tiiraanyo leh u direen ehelada dadkii ku dhintay, dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Burundi, waxa ayna bogsasho degdeg ah u rajeeyeen dadka dhaawacmay.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","width":1608,"height":1080,"caption":"ATMIS PRESS-STATEMENT-1"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/security-council-press-statement-on-attack-against-african-union-transition-mission-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Communiqu\u00e9 de Presse du Conseil de S\u00e9curit\u00e9 sur l&rsquo;attaque contre la Mission de Transition de l&rsquo;Union Africaine en Somalie"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2187","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2187"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2187\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2187"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2187"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2187"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}