{"id":2095,"date":"2022-04-16T13:48:36","date_gmt":"2022-04-16T10:48:36","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=2095"},"modified":"2022-05-12T20:44:22","modified_gmt":"2022-05-12T17:44:22","slug":"ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/","title":{"rendered":"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey"},"content":{"rendered":"<strong>MUQDISHO \u2013<\/strong>\u00a0Howl-galka Kumeelgaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ciidamada Yugaandha guddoonsiiyey biladdo sharaf iyo shahaadooyin lagu muujinaayo kaalinta ay leeyihiin hannaanka socda ee nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya.<\/p>\n<p>Ciidamo ka socdey kooxda 32 ayaa lagu maamuusey xaflad billad guddoonsiin ah oo uu hormuud ka ahaa Taliyaha Ciidanka Howgalka Midowga Afrika, Sarreeye Guud Diomede Ndegeya, iyadoo uu kasoo qeyb galay taliyaha ciidamada Yugaandha ee ku sugan Soomaaliya, Sarreeye Guuto Keith Katungi, iyo sidoo kale sarreeyeyaal ciidan oo ka tirsan howl-galka midowga Afrika ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>Askartan oo howl-galkan lagu soo biiriyey bishii Maarso 2021-kii ayaa lagu wadaa in la bedelo iyagoo dhameystey howl-galkoodii halka sano ku asteysnaa, waxaana bedeli doona kooxda 35 oo uu hoggaamindoono Gaashaale Sare Bernard Kashemeza.<\/p>\n<p>Isagoo ka hadlaayey dhoolatus billad guddoonsiinta ayuu Taliye Ndegeya ku ammaanay askarta sida hufan ee ay ugu adeegeen shacabka Soomaaliyeed dadaallada socda ee lagu soo celinayo nabadda iyo xasilloonida dalka.<\/p>\n<p>\u201cWaxaad guul ka gaarteen howlgalkan, dalkiinana waa uu idinku faanayaa. Waxaad u howl-gasheen si xirfad, anshax ku dheehantahay, iyo inay idin ka go\u2019antahay horumarinta waajibaadka hawlgalkan. Waxayna qayb ka tahay dadaalkiina iyo naf-hurnimadiina in Soomaaliya ay ku naaloonayso nabad,&#8221; ayuu yiri Taliye Ndegeya.<\/p>\n<p>Iyadoo la muujinaayo muhiimadda xafladan sidoo kalena loo hoggaansamaayo Hababka Hawlgelinta Halbeegga ka hortagga COVID-19, munaasabadda waxaa ka soo qayb galay qayb yar oo ka mid ah askarta Kooxda Dagaalka ee baxaysa, oo uu hormuud u yahay Gaashaanle Sare Charles Odong.<\/p>\n<p>Markii la geeyey saldhigyadii kala duwanaa ee howl-galada hore u socodka ahaa ee Baraawe iyo Beldamin, askarta Kooxda 32 waxay fuliyeen oo ay joogteeyeen hawlgallo muhiim ah oo lagu wiiqayo awoodda Al-Shabaab.<\/p>\n<p>Intaa waxaa dheer, ciidamada waxay gacan ka geysteen sugidda waddooyinka muhiimka ah ee saadka iyo deegaanada dadweynaha ee aagga ay mas&#8217;uulka ka yihiin, taasoo dadka deegaanka u sahashay inay si caadi ah noloshooda u wataan.<\/p>\n<p>Taliyaha Ciidanka ayaa ugu baaqay Kooxda imaaneysa in ay si firfircooni iyo karti leh u gutaan waajibaadkooda, isagoo xusay in ATMIS ay ku shaqeyneyso waajibaad cusub.<\/p>\n<p>&#8220;Kooxda 35 ee soo socota, waxaad timid waqti aan hadda u gudubnay hawlgal cusub, ATMIS. Ma jiro waqti iyo meel lagu qanco,\u201d ayuu ku nuuxnuuxsadey Sarreeye Guud Ndegeya.<\/p>\n<p>Waxuu intaa sii raaciyey &#8220;Waa inaad shaqadiina ku bilowdaan si xowli ah oo xamaasadeysan, marka aad fulineysaan waajibaadka ATMIS sida ku qeexan Qaraarka Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay 2628. Tani waxay kuugu baaqaysaa inaad muujiso heerka ugu sarreeya ee xirfadda iyo anshaxa markaad fulinayso waajibaadka hawlgalka.&#8221;<\/p>\n<p>Sarreeye Guuto Katungi, ayaa Kooxda 32 ku ammaanay howlgallada lagu guuleystay ee ka dhanka ah argagixisada Al-Shabaab, oo ay ku jirto xaqiijinta in si guul leh ay u soo dhammaatey doorashadii baarlamaanka ee ka dhacdey magaalada Baraawe.<\/p>\n<p>\u201cAwoodda Al-Shabaab waa la dhimay oo waa loo diiday in ay ka howl-galaan guud ahaan deegaanada Baraawe iyo Beledul-aamiin. Waxa kale oo aan abaalkaan iska oo aan u hambalyeynayaa kooxdan ciidan sida ay ugu guulaysteen fulinta laba hawlgal oo waaweyn \u2013 hawlgalkii Baraawe, iyo sidoo kale sugidda amniga doorashadii ka dhacday Baraawe,\u201d ayuu yiri Taliye Katungi.<\/p>\n<p>Sarreeye Gaas Katungi ayaa kula taliyey taliyaha horboodaya kooxda ciidan ee hadda howl-galka ku soo biiraya inuu digtoonaado iyo adeegsiga xeeladaha dagaal marka lagu guda jiro howl-galada looga guul gaarayo hiigsiga howl-galkan ee aaga uu mas\u2019uulka ka yahay.<\/p>\n<p>\u201cWaxaan talo siinayaa taliyaha kooxda 35aad ee ina bedeli doonta, G\/Sare Kashemeza,\u201d ayuu yiri, \u201cBaraawe waa meel xasaasi ah, waxay leedahay deked iyo garoon. Sidoo kale markaad aqriso taariikh Soomaaliya waa magaalo taariikh leh. Sidaa darteed waa inaad khibradaad gelisaa meesha oo aad kasii wadaa meesha ay ku joojiyeen kooxdii ciidan ee kaa horeysey ee 32aad.\u201d<\/p>\n<p>Taliye Katungi\u00a0 gelinkii dambe ee maalintaa guddoomiyey xaflad xil-wareejin ah oo uu G\/Sare Odong awooddii iyo agabkii ku wareejiyey G\/Sare Kashemeza, halkaas oo ay goob-joog ku ahaayeen saraakiil sar-sare oo ciidanka ka tirsan.<\/p>\n<p>G\/Sare Kashemeza ayaa ballan qaadey inuu sii wadi doono guulahii ay gaareen Kooxda 32aad si loo ballaariyo howl-galka shaqooyinka howl-galka Kumeel-gaarka ee Midowga Afrika.<\/p>\n<p>&#8220;Waxaan rabaa inaan u mahadceliyo kooxda ciidan ee 32aad ee howl-galka ka baxaysa guulaha ay gaareen. Waxaan ballan qaadayaa in aan sii ambaqaado shaqada wanaagsan ee aad qabateen si aad u horumarisaan waajibaadkii loo igmaday,\u201d ayuu yiri Taliye Kashemeza.<\/p>\n<p>Kooxda 32aad waxay mas\u2019uul ka ahayd illaalinta amniga magaaalada Baraawe iyo deegaanka Beledul-aamiin iyagoona haystey xaruma howl-gal ee muhiimka ah sida Ambareeso dalcadda Baraawe, garoonka, wadada Kismaayo aada, Dekedda Baraawe, Golweyn, Buulo Mareer iyo sidoo kale goobo kala duwan ee taabacsan xarunta dhexe ee Howl-galka ATMIS, Xarunta Baarlamaanka Soomaaliya, Madaxtooyada, Dekadda Muqdisho iyo Al-Jazeera.<\/p>\n<p>Marka laga tago howl-gal duullaan oo ka dhanka ah Al-Shabaab, ciidan hadda howl-galka usoo gebagaboobey ayaa sidoo kale fuliyey mashaariicda Saameyta Deg dega leh ee goobaha ay ammaankooda mas\u2019uul ka yihiin.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO \u2013\u00a0Howl-galka Kumeelgaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa ciidamada Yugaandha guddoonsiiyey biladdo sharaf iyo shahaadooyin lagu muujinaayo kaalinta ay leeyihiin hannaanka socda ee nabad ku soo dabaalidda Soomaaliya. Ciidamo ka&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":2096,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-2095","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"MOGADISHU \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has awarded medals and certificates to Ugandan soldiers for their contribution to the ongoing peacebuilding process in Somalia.The soldiers, from Battle Group 32, were honoured at a medal parade ceremony presided over by the ATMIS Force Commander, Lieutenant General Diomede Ndegeya, and attended by the Contingent Commander of Ugandan troops in Somalia, Brigadier General Keith Katungi, and other senior ATMIS military officers.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"MOGADISHU \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has awarded medals and certificates to Ugandan soldiers for their contribution to the ongoing peacebuilding process in Somalia.The soldiers, from Battle Group 32, were honoured at a medal parade ceremony presided over by the ATMIS Force Commander, Lieutenant General Diomede Ndegeya, and attended by the Contingent Commander of Ugandan troops in Somalia, Brigadier General Keith Katungi, and other senior ATMIS military officers.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-16T10:48:36+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-05-12T17:44:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"5 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey\",\"datePublished\":\"2022-04-16T10:48:36+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-12T17:44:22+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/\"},\"wordCount\":2441,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/\",\"name\":\"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-04-16T10:48:36+00:00\",\"dateModified\":\"2022-05-12T17:44:22+00:00\",\"description\":\"MOGADISHU \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has awarded medals and certificates to Ugandan soldiers for their contribution to the ongoing peacebuilding process in Somalia.The soldiers, from Battle Group 32, were honoured at a medal parade ceremony presided over by the ATMIS Force Commander, Lieutenant General Diomede Ndegeya, and attended by the Contingent Commander of Ugandan troops in Somalia, Brigadier General Keith Katungi, and other senior ATMIS military officers.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Des troupes ougandaises r\u00e9compens\u00e9es avec des m\u00e9dailles pour leur contribution au r\u00e9tablissement de la paix en Somalie\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"MOGADISHU \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has awarded medals and certificates to Ugandan soldiers for their contribution to the ongoing peacebuilding process in Somalia.The soldiers, from Battle Group 32, were honoured at a medal parade ceremony presided over by the ATMIS Force Commander, Lieutenant General Diomede Ndegeya, and attended by the Contingent Commander of Ugandan troops in Somalia, Brigadier General Keith Katungi, and other senior ATMIS military officers.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"MOGADISHU \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has awarded medals and certificates to Ugandan soldiers for their contribution to the ongoing peacebuilding process in Somalia.The soldiers, from Battle Group 32, were honoured at a medal parade ceremony presided over by the ATMIS Force Commander, Lieutenant General Diomede Ndegeya, and attended by the Contingent Commander of Ugandan troops in Somalia, Brigadier General Keith Katungi, and other senior ATMIS military officers.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-04-16T10:48:36+00:00","article_modified_time":"2022-05-12T17:44:22+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"5 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey","datePublished":"2022-04-16T10:48:36+00:00","dateModified":"2022-05-12T17:44:22+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/"},"wordCount":2441,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/","name":"Ciidamada Yugaandha oo Billado Sharaf lagu muujinaayo kaalintii ay ku lahaayeen nabad ku soo dabbaalidda Soomaaliya la Guddoonsiiyey - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg","datePublished":"2022-04-16T10:48:36+00:00","dateModified":"2022-05-12T17:44:22+00:00","description":"MOGADISHU \u2013 The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has awarded medals and certificates to Ugandan soldiers for their contribution to the ongoing peacebuilding process in Somalia.The soldiers, from Battle Group 32, were honoured at a medal parade ceremony presided over by the ATMIS Force Commander, Lieutenant General Diomede Ndegeya, and attended by the Contingent Commander of Ugandan troops in Somalia, Brigadier General Keith Katungi, and other senior ATMIS military officers.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/52006254983_59cc0554cc_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/ugandan-troops-awarded-medals-for-their-contribution-to-the-restoration-of-peace-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Des troupes ougandaises r\u00e9compens\u00e9es avec des m\u00e9dailles pour leur contribution au r\u00e9tablissement de la paix en Somalie"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2095","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2095"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2095\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2096"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2095"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2095"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2095"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}