{"id":1984,"date":"2022-04-05T19:51:07","date_gmt":"2022-04-05T16:51:07","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=1984"},"modified":"2022-04-28T09:06:30","modified_gmt":"2022-04-28T06:06:30","slug":"atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/","title":{"rendered":"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)"},"content":{"rendered":"<strong>ADDIS ABABA, Abriil 1, 2022:<\/strong> Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si hufan ula wareegay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), iyadoo la raacayo go&#8217;aankii Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika (PSC) oo kal-fadhigiisa 1068-aad kulan ah qabtay 08-kii Maarso 2022, kaasoo lagu amrayey ATMIS inay ka taageeraan Dowladda Federaalka Soomaaliya hirgelinta Qorshaha kala-guurka ah ee Soomaaliya iyo in mas\u2019uuliyadda amniga lagu wareejiyo ciidamada iyo hay\u2019adaha amniga Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cAMISOM waxay gaartey guulo la taaban karo 15-kii sanadood ee la soo dhaafay iyadoo la taageeranayo soo ifbaxa Ciidan Qaran oo Soomaaliyeed oo tayo leh, Boolis Soomaaliyeed oo xirfad leh iyo hay\u2019ado federaal ah. Howlgalkan cusub ee dhowaan la isla qaatay, waxa uu ka tarjumayaa xaaladda isbedalaysa ee dalka, iyo sida ay Midowga Afrika uga go\u2019an tahay sii wadidda taageerada ay u fidiyaan dalka walaalaha ah ee Soomaaliya, si ay u soo celiyaan nabad waarta, amni iyo xasillooni,\u201d ayuu yiri Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, H.E. Moussa Faki Mahamat.<\/p>\n<p>Laga soo bilaabo markii la bilaabay 2007-dii, ujeeddada AMISOM waxay ahayd inay gacan ka geysato soo celinta amniga iyo xasilloonida, horumarinta wadahadalka, dib-u-heshiisiinta, iyo ka wada qaybgalka, iyo sidoo kale xoojinta horumarka lagu gaarayo Soomaaliya oo ammaan ah, midaysan, nabad ah, dimuqraadi ah, islamarkaana horumarsan.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Midowga Afrika ee Arrimaha Siyaasadda, Nabadda iyo Amniga, H.E. Danjire Bankole Adeoye, ayaa tilmaamay in, \u201cIn iyada oo wax lagu dhisayo khibradaha iyo casharrada AMISOM, ATMIS loogu talagalay inay noqoto mid ka dhaqdhaqaaq badan, ka fudud oo guurguuri karta, ka debecsanaan badan oo loo habeeyey si ay u yeelato awood fal-celineed oo degdeg ah iyo awoodo la gudboon halisaha ammaan ee jira isna gedgedinaya ee soo bixaya.\u201d<\/p>\n<p>Wuxuu intaas ku daray, \u201cin iyadoo loo sii marayo ATMIS, uu Midowga Afrika sidoo kale dib u habeyn doono qaybihiisa howlgal ee ka socda Soomaaliya oo dhan si ay si wanaagsan ugu diyaariyaan Ciidamada Ammaanka Soomaaliya si ay ula wareegaan mas\u2019uuliyadda amniga dalka 31-ka Diseembar 2024-ka, sida uu hagayo Qorshaha Kala-guurka ee Soomaaliya. Tan waxaa lagu samayn doonaa iyadoo mudnaanta la siinayo dhisidda ciidan, abaabulka iyo isku dhafka iyo sidoo kale kor u qaadida aqoonta hawl-fulinta, iyo taageerada saad ee ATMIS iyo Ciidamada Ammaanka Soomaaliya\u201d.<\/p>\n<p>Waxaa xusid mudan in isbedellada iyo caqabadaha ka jira Soomaaliya ay u baahan yihiin in wejiyo badan oo dhinacyo kala geddisan leh loo wajaho amniga iyadoo si dhab ah loo raadinayo in wax laga qabto dhinacyada amniga, siyaasadda iyo dowladnimada ee dhibaatada Soomaaliya.<\/p>\n<p>Marka dhankan la eego, ATMIS &#8211; oo shaqo billowday 1-dii Abriil 2022 &#8211; waxa uu noqon doonaa howlgal dhammaystiran oo dhinacyo badan leh oo awood u leh inuu taageero horumarinta Ciidamada Amniga Soomaaliya iyo hay&#8217;adaha dowladda. Iyadoo kala-guurka uu yahay geeddi-socod adag, Midowga Afrika, Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo saaxiibada Soomaaliya ee caalamiga ah waxaa ka go&#8217;an guusha ATMIS si ay u caawiyaan Soomaaliya si ay u gaarto nabad waarta iyo dib-u-heshiisiin iyo in la xaqiijiyo horumarro la taaban karo oo ku wajahan dhinacyada dhaqaalaha iyo bulshada.","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>ADDIS ABABA, Abriil 1, 2022: Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa si hufan ula wareegay Howgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), iyadoo la raacayo go&#8217;aankii Golaha Nabadda iyo&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1898,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[101],"tags":[],"class_list":["post-1984","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-press-statements"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"ADDIS ABABA, April 1, 2022: The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has effectively taken over from the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in line with the decision of the Peace and Security Council (PSC) during its 1068th\u00a0meeting held on 08 March 2022, mandating the ATMIS to support the Federal Government of Somalia in the implementation of the Somali Transition Plan and to transfer security responsibilities to the Somali security forces and institutions.\u00a0\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"ADDIS ABABA, April 1, 2022: The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has effectively taken over from the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in line with the decision of the Peace and Security Council (PSC) during its 1068th\u00a0meeting held on 08 March 2022, mandating the ATMIS to support the Federal Government of Somalia in the implementation of the Somali Transition Plan and to transfer security responsibilities to the Somali security forces and institutions.\u00a0\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-05T16:51:07+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-28T06:06:30+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1608\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1080\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/png\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"datePublished\":\"2022-04-05T16:51:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-28T06:06:30+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/\"},\"wordCount\":1586,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"articleSection\":[\"War-Saxaafadeedyada\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/\",\"name\":\"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"datePublished\":\"2022-04-05T16:51:07+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-28T06:06:30+00:00\",\"description\":\"ADDIS ABABA, April 1, 2022: The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has effectively taken over from the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in line with the decision of the Peace and Security Council (PSC) during its 1068th\u00a0meeting held on 08 March 2022, mandating the ATMIS to support the Federal Government of Somalia in the implementation of the Somali Transition Plan and to transfer security responsibilities to the Somali security forces and institutions.\u00a0\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png\",\"width\":1608,\"height\":1080,\"caption\":\"ATMIS PRESS-STATEMENT-1\"},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"African Union Mission in Somalia (AMISOM) transitions to African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"ADDIS ABABA, April 1, 2022: The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has effectively taken over from the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in line with the decision of the Peace and Security Council (PSC) during its 1068th\u00a0meeting held on 08 March 2022, mandating the ATMIS to support the Federal Government of Somalia in the implementation of the Somali Transition Plan and to transfer security responsibilities to the Somali security forces and institutions.\u00a0","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"ADDIS ABABA, April 1, 2022: The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has effectively taken over from the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in line with the decision of the Peace and Security Council (PSC) during its 1068th\u00a0meeting held on 08 March 2022, mandating the ATMIS to support the Federal Government of Somalia in the implementation of the Somali Transition Plan and to transfer security responsibilities to the Somali security forces and institutions.\u00a0","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-04-05T16:51:07+00:00","article_modified_time":"2022-04-28T06:06:30+00:00","og_image":[{"width":1608,"height":1080,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","type":"image\/png"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","datePublished":"2022-04-05T16:51:07+00:00","dateModified":"2022-04-28T06:06:30+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/"},"wordCount":1586,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","articleSection":["War-Saxaafadeedyada"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/","name":"Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) oo u wareegaya Howlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","datePublished":"2022-04-05T16:51:07+00:00","dateModified":"2022-04-28T06:06:30+00:00","description":"ADDIS ABABA, April 1, 2022: The African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) has effectively taken over from the African Union Mission in Somalia (AMISOM), in line with the decision of the Peace and Security Council (PSC) during its 1068th\u00a0meeting held on 08 March 2022, mandating the ATMIS to support the Federal Government of Somalia in the implementation of the Somali Transition Plan and to transfer security responsibilities to the Somali security forces and institutions.\u00a0","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/PRESS-STATEMENT-1.png","width":1608,"height":1080,"caption":"ATMIS PRESS-STATEMENT-1"},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/atmis-atmis-mandate-atmis-in-somalia\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"African Union Mission in Somalia (AMISOM) transitions to African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1984","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1984"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1984\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1898"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1984"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1984"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1984"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}