{"id":1975,"date":"2022-04-05T19:27:56","date_gmt":"2022-04-05T16:27:56","guid":{"rendered":"https:\/\/atmis-au.org\/?p=1975"},"modified":"2022-04-28T09:51:41","modified_gmt":"2022-04-28T06:51:41","slug":"on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/","title":{"rendered":"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa"},"content":{"rendered":"<strong>MUQDISHO<\/strong><strong>, 5 Abriil 2022<\/strong> \u2013 Saraakiisha Militari ee Howl-galka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Isniinti Hay\u2019ada Qaramada Midoobey Uqaabilsan Miinooyinka (UNMAS) kala qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah ee ka digista qatarta Miinooyinka iyo Caawinta dadka ku waxyeeloobey Miinooyinka, wuxuuna howl-galka ku baaqay in dadaal dheeri ah lagu bixiyo sidii Soomaaliya looga ciribtiri lahaa qatarta ay keeni karaan walxaha qarxa.<\/p>\n<p>Maalinta Caalamiga ah ee ka digista qatarta Miinooyinka iyo Caawinta dadka ku wax yeeloobey Miinooyinka ee Qaramada Midoobey waxaa la xusaa 4-ta bisha Abriil ee sanad kasta. Maalintan ayaa ujeedadeedu tahay in wacyigelin laga sameeyo miinooyinka dhulka lagu aaso iyo guulaha laga gaaray ciribtirkooda iyo in si wadajir ah looga baaraan dego dhibaatooyinka oo ay ay ka mid yihiin dhimashada iyo dhaawaca ee ay geystaan miinooyinka, haraadiga dagaalada ee qaraxyada iyo walxaha qarxa.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-1978\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"749\" height=\"499\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983684421_d8d2a0dc68_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 749px) 100vw, 749px\" \/><\/p>\n<p>&#8220;Maanta, waxaan dib u xasuusaneynaa khatarta miinooyinka iyo walxaha qarxa ay ku hayaan caalamka guud ahaan, gaar ahaan Afrika. Soomaaliya ma ahan mid ka reeban, maadaama walxaha qarxa ay yihiin hubka ay door bidaan Al-Shabaab, taasoo khatar weyn ku ah ciidamada Midowga Afrika, ciidamada Soomaaliyeed iyo shacabka marrasta ah. Waxaan ka mahadcelineynaa dadaalka UNMAS ee ah in ay si joogto ah wax uga qabato khataraha ka imaanaya miinooyinka iyo walxaha qarxa, dadaaladaas oo ay ku jiraan nadiifinta miinooyinka iyo barnaamijyada waxbarashada ee bulshada looga digaayo khatarta miinooyinka,&#8221; ayuu yiri Lt. Gen. Ndegeya.<\/p>\n<p>Howl-galka Midowga Afrika ayaa wuxuu Magaalada Muqdisho kaga qeyb galay dhoor fal oo lagu xusayay maalintan, waxaana ka mid ahaa bandhig ay sameeyeen Kooxda UNMAS Uqaabilsan ka Hortagga Qaraxyada oo soo bandhigay sida ay u shaqeeyaan walxaha qarxa iyo sida looga hortagi karo. Taliyaha ciidamada ATMIS, Lieutenant General Diomede Ndegeya oo ka hadlay munaasabadda ayaa sheegay in Soomaaliya ay wali wajaheyso khatar weyn ee walxaha qarxa, wuxuuna u mahadceliyay UNMAS oo ka taageertay ATMIS si loo yareeyo khatarahaas.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-1979\" src=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"756\" height=\"504\" srcset=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-300x200.jpg 300w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-768x512.jpg 768w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-1920x1280.jpg 1920w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-1170x780.jpg 1170w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-585x390.jpg 585w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k-263x175.jpg 263w, https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983965714_6f2c48ebfe_k.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 756px) 100vw, 756px\" \/><\/p>\n<p>2020-kii, 501 qof oo rayid ah ayaa lagu dilay ama lagu dhaawacay Soomaaliya ayagoo sababsadey walxaha qarxa iyo haraadiga qarxa ee dagaalada. Sannadkii 2021-kii, tirada dhaawacyadu ayaa korortay iyada oo gaartay 669 qof.<\/p>\n<p>Sanadihii la soo dhaafay, UNMAS waxay tababartay, hagaysay oo ay qalabaysay ciidamada ka tirsan howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya iyadoo ku taageertey qalabka yaraynta khatarta walxaha qarxa, kuwaas oo ka qaadanaya hawlgallada socda iyo kaalmaynta gudashada waajibaadka kala duwan ee hawlgalka.<\/p>\n<p>Jean-Guy Lavoie, Madaxa Hay\u2019ada Qaramada Midoobey ee Miinada ayaa wuxuu khudbadiisa ku sheegay in dadaallada wadajirka ah ee ATMIS iyo UNMAS ee lagu dhisayo barnaamij adag oo looga hortagaayo khatarta walxaha qarxa, barnaamijkaas ayaa gaarey horumar la bogaadiyay, wuxuuna ku baaqay taageero in taageero dheeraad ah la siiyo howshaas si loo yareeyo waxyeelada miinooyinka iyo walxaha qarxa ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>\u201cUNMAS waxay la shaqeysaa hay\u2019adaha caalamiga ah, Hay\u2019adda Maareynta Qaraxyada Soomaaliyeed (SEMA), iyo hay\u2019adaha kale ee ay shaqo wadaaga yihiin ee maxalliga ah si loo hubiyo in sifeynta miinada iyo waxbarashada looga digaayo khatarta miinada ay gaarto dadka marrasta. UNMAS iyo ATMIS waxay iska kaashanayaan sidii ay dadka rayidka ah uga ilaalin lahaayeen waxyeelada halista ah ee walxaha qarxa, gaar ahaan walxaha degdega u qarxa. Maalintan caalamiga ah, waxay nagu dhiiragelineysaa in aan sii wadno horumarkii hore, oo aan Soomaaliya ka saarno aafada khataraha qaraxyada,\u201d ayuu yiri Lavoie.<\/p>\n<p>Hal-ku-dhigga sanadkan ee Maalinta ka Wacyigelinta Bulshada khatarta Miinada iyo Kaalmaynta dadka ku waxyeeloobey waa \u201cDhul ammaan ah, Tallaabooyin nabdoon, Guri badbaado leh\u201d, iyadoo xoogga la saarayo guulihii cajiibka ahaa ee ay qaybta wax ka qabadka miinadu ku tallaabsatay si loo helo adduun ka fiyow khataraha miinooyinka iyo haraadiga qarxa ee dagaalada eek u firirsan garoommada ciyaaraha, waddooyinka, dhul-beereedyada iyo guryaha.<\/p>\n<div class=\"flickr-justified-gallery-error\"><span style=\"color:red\">Flickr API error: <\/span><span class=\"flickr-justified-gallery-error-msg\">Invalid API Key (Key has invalid format)<\/span><\/div>","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>MUQDISHO, 5 Abriil 2022 \u2013 Saraakiisha Militari ee Howl-galka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS) ayaa Isniinti Hay\u2019ada Qaramada Midoobey Uqaabilsan Miinooyinka (UNMAS) kala qeyb galay xuska Maalinta Caalamiga ah&hellip;<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":1976,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-1975","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-atmis-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.9 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"MOGADISHU \u2013 Military officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Monday joined the United Nations Mine Action Service (UNMAS) to commemorate the International Day for Mine Awareness and Assistance in Mine Action, and called for more effort in eliminating the dangers posed by explosives in Somalia.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"so_SO\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"MOGADISHU \u2013 Military officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Monday joined the United Nations Mine Action Service (UNMAS) to commemorate the International Day for Mine Awareness and Assistance in Mine Action, and called for more effort in eliminating the dangers posed by explosives in Somalia.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-05T16:27:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-28T06:51:41+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"1365\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@atmis_somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Alex Kithumbu\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/\"},\"author\":{\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\"},\"headline\":\"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa\",\"datePublished\":\"2022-04-05T16:27:56+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-28T06:51:41+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/\"},\"wordCount\":1801,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg\",\"articleSection\":[\"Wararka ATMIS\"],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/\",\"name\":\"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg\",\"datePublished\":\"2022-04-05T16:27:56+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-28T06:51:41+00:00\",\"description\":\"MOGADISHU \u2013 Military officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Monday joined the United Nations Mine Action Service (UNMAS) to commemorate the International Day for Mine Awareness and Assistance in Mine Action, and called for more effort in eliminating the dangers posed by explosives in Somalia.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"so-SO\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[[\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/\"]]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg\",\"width\":2048,\"height\":1365},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"On International Mine Action Day, ATMIS emphasises elimination of IEDs and explosive devices\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"name\":\"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)\",\"description\":\"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"so-SO\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization\",\"name\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"contentUrl\":\"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png\",\"width\":1562,\"height\":522,\"caption\":\"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia\",\"https:\/\/x.com\/atmis_somalia\",\"https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/\",\"https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4\",\"name\":\"Alex Kithumbu\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"so-SO\",\"@id\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"Alex Kithumbu\"},\"url\":\"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"MOGADISHU \u2013 Military officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Monday joined the United Nations Mine Action Service (UNMAS) to commemorate the International Day for Mine Awareness and Assistance in Mine Action, and called for more effort in eliminating the dangers posed by explosives in Somalia.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/","og_locale":"so_SO","og_type":"article","og_title":"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","og_description":"MOGADISHU \u2013 Military officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Monday joined the United Nations Mine Action Service (UNMAS) to commemorate the International Day for Mine Awareness and Assistance in Mine Action, and called for more effort in eliminating the dangers posed by explosives in Somalia.","og_url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/","og_site_name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","article_publisher":"https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","article_published_time":"2022-04-05T16:27:56+00:00","article_modified_time":"2022-04-28T06:51:41+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":1365,"url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Alex Kithumbu","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@atmis_somalia","twitter_site":"@atmis_somalia","twitter_misc":{"Written by":"Alex Kithumbu","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/"},"author":{"name":"Alex Kithumbu","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4"},"headline":"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa","datePublished":"2022-04-05T16:27:56+00:00","dateModified":"2022-04-28T06:51:41+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/"},"wordCount":1801,"publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg","articleSection":["Wararka ATMIS"],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/","name":"Munaasabaddda Maalinta Caalamiga ee Miinooyinka, ATMIS waxay xooga saareysaa ciribtirka IEDs iyo waxyaabaha qarxa - Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","isPartOf":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg","datePublished":"2022-04-05T16:27:56+00:00","dateModified":"2022-04-28T06:51:41+00:00","description":"MOGADISHU \u2013 Military officials of the African Union Transition Mission in Somalia (ATMIS) on Monday joined the United Nations Mine Action Service (UNMAS) to commemorate the International Day for Mine Awareness and Assistance in Mine Action, and called for more effort in eliminating the dangers posed by explosives in Somalia.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#breadcrumb"},"inLanguage":"so-SO","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":[["https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/"]]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#primaryimage","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/51983966539_d2fc24d90c_k.jpg","width":2048,"height":1365},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/on-international-mine-action-day-atmis-emphasises-elimination-of-ieds-and-explosive-devices\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"On International Mine Action Day, ATMIS emphasises elimination of IEDs and explosive devices"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#website","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","name":"Hawlgalka Ku-meel-gaarka Midowga Afrika ee Soomaaliya (ATMIS)","description":"(EN) Supporting a Somali-led Peace and Security process","publisher":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"so-SO"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#organization","name":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)","url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","contentUrl":"https:\/\/atmis-au.org\/wp-content\/uploads\/2022\/03\/ATMIS-logo.png","width":1562,"height":522,"caption":"African Transition Mission in Somalia (ATMIS)"},"image":{"@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/facebook.com\/atmis.somalia","https:\/\/x.com\/atmis_somalia","https:\/\/www.instagram.com\/atmis_somalia\/","https:\/\/www.youtube.com\/channel\/UCmFjQr9t7YHnCJjZqRflDBw"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/#\/schema\/person\/92ad2b3f8a4f6847716cd12fe5a81ac4","name":"Alex Kithumbu","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"so-SO","@id":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/9fa41ea2d532540637286573acf529ba9f8cf64f831f1ef64478c8239de1e0c4?s=96&d=mm&r=g","caption":"Alex Kithumbu"},"url":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/author\/alex\/"}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1975","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=1975"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/1975\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/1976"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=1975"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=1975"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/atmis-au.org\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=1975"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}